crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 67

Dunida Muslimka

Xoogagga Israa’iil oo masjidka Qudus weeraray

Al-Qudus – Xoogaga Israa’iil ayaa kol hore oo shalay subax ah waxay duqeeyeen Masjidka Al-aqsa iyaga oo adeegsanaya garneyllo iyo suntan dadka ka ilmeysiisa—halkaas oo dhaawac ay kasoo gaareen Muslimiin Filastiin ah oo masjidka ku cibaadeysanayay. “Bileyska ayaa gudaha galay. Inaan galno Masjidkana waa la inoo diiday,” Khadija Khuweis oo xubin ka ah ururrada rayidka ayaa u sheegtay AFP. “Waxay ...

Read More »

Islaam-naceyb lagu beegsado Muslimiinta Yurub

London (Himilonews) – Faafista cabsida ku dhex-jirta Muslimiinta Biritin, bileyska London Met ayaa shaaca ka qaaday in weerarada Islaam-naceybka ah ay kor u kaceen 70% halkaas oo haweenka indha-shareeran ay bar-tilmaameedka koobaad u yihiin weerarada. “Waxaynu ku aragnay wadooyinka ayaa ah in haweenka xijaaban ama qamaaran ay beegsi u yihiin weerarada Islaam-naceybka ah,” Fiyas Mughal oo agaasime ka ah Tell ...

Read More »

Tacsi loo diray musiibadii Xajka

Riyaad (himilonews) – Balan-qaadka ay dowladda Sucuudiga ku furtay sabtidii shalay oo ku saabsan dhimashada 107—ruux oo Xujeyda ka tirsan oo uu kusoo dumay dabaq kamid ah dabaqyada Masjidka weyn ee Xaramka Makka, hoggaamiyaasha dunida ayaa muujiyay tiiraanyada ay ku heyso dhibaatada gaartay xujeyda Muslimiinta ee ku geeriyooday. “Waxaynu ku deeqaynaa murugo iyo tiiraanyo dowladda Sucuudiga,” af-hayeenka waaxda dowladda John ...

Read More »

Xaaji Soomaali ah oo ku geeriyooday Xajka

Makka, Sucuudi Carabiya (Himilonews) – Maxamed Xuseen Cumar, oo Soomaali ah, kana soo xirtay waqooyi Soomaaliya gudashada Xajka ee sanadkan, wuxuu kamid noqday shuhadadii ku geeriyootay wiish kusoo dumay xujeydii sanadka gudaneysay waajibaadka Xajka. Waa Muslimka kaliya ee ilaa hadda laga diiwaan-galiyay qowmiyadeenna Soomaalida ee sanad kasta kamid noqota xujeyda u safarta Sucuudiga. Maxamed wuxuu kamid ahaa meydadkii kol hore ...

Read More »

Muslimiinta Biljam oo helay dugsi sare oo Islaami ah

Brussels (Himilonews) – Ka fal-celinta doonista isa-soo taraysa ee helidda dugsiyo Islaami ah, dugsi sare oo Islaami ah kii ugu horreeyey ayaa furmaya maanta kaas oo qaabili doona dhowr tiro arday ah oo waqti dheer u darbanaa sugitaankiisa. “Waxaa ka jira doonis adag oo ku aadan dugsiyo Islaami ah gudaha bulshada Muslimiinta Biljam hayeeshe, nasiib-darro dugsigeennu mawada qaabili karo dhamaan ...

Read More »

Muslimiinta Jejniya oo ba’ iyo baadi u dhaxeeya

Grozny (Himilonews) – Ugu badnaan 20—sano kadib dagaalkii koobaad ee Jejniya, kumanaan qoysas ah waxay wali baadi-goobayaan dhimaallada xigtadoodii lagu waayay intii lagu jiray labadii burbur dagaaleed ee Ruushka, kolkaas oo kumaakun Muslimiin Jejniyaan ah lagu dilay. “Mararka qaar, waxaan isku qabtaa dhaayaha waxaana arkaa wiilkayga. Waa sida isaga oo iisoo laabtay,” Zura Batayeva oo wiilkeeda la waayay 20—sano kahor ...

Read More »

Muslimad Biljam ah oo daaciyad Islaami ah noqotay

Brussels – Dhalinyar Muslimad Biljam ah ayaa ka caawisay 1000 qofood inay Islaamka aqbalaan kadib kolkii ay gurigeeda uga yeeshay kob-dacweed gaalada loogu yeero Islaamka kuwaas oo doonaya inay wax badan ka bartaan diinta. Saameynta ay ku yeesheen asxaabteeda Muslimiinta ah iyo raad-raacii ay diinta ku baadi goobaysay ayaa Veronique Cools ka dhigtay inay Islaamka qaadato xilli hore oo nolosheeda ...

Read More »

Dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohingya.

Muqdisho (Himilonews) – Ku tilmaamista ay Qaramada Midoobay ku sheegtay mid kamid ah tira-yarta ugu badan ee la dhibaateeyo, Muslimiinta Rohingya waxay ku wajahayaan maalmo ayaan-darraysan oo takooris ah gudaha dhulkooda. Waxaa loo diiday xuquuqda muwaadinimada. Taniyo markii dib-u-habayn lagu sameeyey xeerka muwaadinimo sanadii 1982, Muslimiinta Rohingya waxaa loola dhaqmaa sida soo-galooti sharci darro ku yimid dalkoodii ay ku dhasheen. ...

Read More »

Ruushka oo samata-bax ka doonaya bangiyeyn Islaamiya!!

Muqdisho (Himilonews) – Dadaal ay ku doonayaan inay ku badbaadiyaan dhaqaalaha Ruushka, xubin kamid ah barlamaanka Ruushka ee Duma ayaa u gudbiyay xul-murtiyeed qabyo ah oo lagu taageerayo maaliyadayn Islaami ah si looga gaashaanto cadaadiska cunaqabad ee reer Galbeedka. “Inta lagu gudajiro xiyiraadda dhaqaale ee ay nagu hayaan Galbeedka iyo Maraykanka, bangiyadeennu waa inay helaan waddooyin ay kusoo jiitaan maal-galiyaasha,” ...

Read More »

Noqoshada Muslim Hindiya ku nool waa halis hiirtaanyo leh!!

New Delhi, India (Himilonews) – Kusoo ganbashada maangalka ah ee adeegsiga ereyga argagaxiso, dowladda Hindiya waxaa lagu eedeeyey cunsuriyayn ay ku hayso aqlabiyadda yar ee Muslimiinta Hindiya taas oo ah xirxirista dhalinyaro badan muddo dheer iyaga oo aan xeer-beegtida la marin si loo garsooro. “Waxaa ku jira xabsiyada dad badan oo anigoo kale ah,” Maxamed Amir Khan oo maxkamaddu sii ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!