Kuwait (Himilonews) – Gudaha wareysi dhawaan lala yeeshay, daaciga Muslimka ah ee Dr Zakir Naik wuxuu ka hadlay doodaha hareeyey laftiisa iyo sida dowladda Hindiya oo kaashanaysa warbaahinta dalkaas ay iskugu dayayso inay ku sumadayso dagaal-huriye. Waraysiga oo uu siiyay KTV Al Majlis – oo hoos yimaada fogaan-aragga dowliga ah ee Kuwait Television KTV, Naik wuxuu sheegay sida ay dowladda Hindiya iskugu ...
Read More »Dunida Muslimka
Argagax – Muslimad si sanduleysan looga xayuubiyay xijaabka!
Washington (Himilonews) – Gabar da’yar Muslimad ah ayaa laga bannaan bixiyay bangi ku yaalla magaalada Washington ee dalka Maraykanka, halkaas oo lagu soo warramay inay u aaday bixinta ceymista gaariga. Jamela Mohamed ayaa sheegtay in la baadi-soocday laguna qasbay inay dibadda uga baxdo bangiga Sound Credit Union – waayo waxay xirneyd xijaab. In kasta oo astaamo muujinaya in madax-gashiyada oo dhan ...
Read More »Hindiya – Maxkamad ku baaqday in Lo’da laga dhigo Xoolo Qaran – Xabsi nololeedna lagu rido Muslimiinta cuna!
New Delhi (Himilonews) – Maxkamadda sare ee Rajasthan ayaa weydiisatay xukuumadda ra’iisul-wasaare Modi in Lo’da laga dhigo Xoolo Qaran. Waxay sidoo kale weydiisatay in sare loo qaado muddo-xilliyeedka ciqaabta lagu rido dadka cuna hilibka Lo’da – ama xitaa laga dhigo xabsi daa’in. Maxkamaddu waxay xog-hayaha iyo qaadi guud ee gobalka ugu yeertay inuu arrinta u qaado golaha dhexe ee dalka Hindiya. ...
Read More »Dr. Zaki oo helay sharciga dhalasho ee dalka Sucuudiga.
New York (Himilonews) – Daaciga Muslimka ah ee u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa in la guddoonsiiyay dhalashada dalka Sucuudiga. Sharciga dhalasho ee dalka Boqortooyada Sucuudiga waxaa wadaadkan guddoonsiiyay Boqor Salman waqti uu ku sugnaa xaalad aan sugneyn oo cabsi ku aheyd dhaq-dhaqaaqiisa – taniyo markii dowladda Hindiya ay kusoo eedeysay inuu maleego falal argagaxisanimo. Dr. Zakir kaas ...
Read More »Dunida oo Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Afrikada Dhexe ka aamusan!
Muqdisho (Himilonews) – Waxa laga yaabo inaysan dunida Galbeedka siinin ahmiyadii loo baahnaa waxaa kamid ah rayid badan oo Muslimiin ah ay isku dayayaan inay ka baxsadaan weerarrada ku socda oo ay ku hayaan maleeshiyada Kirishtanka ah taas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof toddobaadkii lasoo dhaafay, marka loo eego saraakiisha QM iyo shaqaalaha gargaarka. Marka loo eego ...
Read More »Marka aan Sabirka kaashanno!
Muqdisho (Himilonews) – Tiirarka ugu weyn ee qofka u horseeda liibaan waarta iyo danbi dhaaf uu ka kasbado xagga Alle, waxaa kamid ah sabirka. Qof kasta wuxuu la miisaan yahay heerka uu ku eg yahay dulqaadkiisu. Si kooban marka loo yiraahdana, sabirku waa tallaabta kala reebta guulaha ay gaaraan dadka. Haddaanu jirin sabir la isku imtixaano, lama maqleen guuleystayaal iyo ...
Read More »Muslimad Singapore ah oo degree-ga 1aad ee Jaamacadda ku heshay da’da 67-jirka
Singapore (Himilonews) – Haweeney Muslimad ah oo u dhalatay dalka Singapore ayaa da’da 67-jirnimo ku hanatay marqaatigeeda koobaad ee jaamacadda – iyada oo rumeysay riyo-carruureedkeedii una noqotay tusaale jiilka Muslimiinta ah ee la nool. “Marna marabin in da’du caqabad ku noqoto wax-barashadayda,” ayay Rokiah Omar u sheegtay Singapore’s Sunday Times, maanta oo Axad ah 16 April. Ku xirnaanshada hal-aqriska, Omar waxay sheegtay ...
Read More »Tuniisiya oo xirtay Baar Muusik iyo Aadaan isku daray
Tunis (Himilonews) – Baar ku yaalla Tuniisiya ayaa albaabada loo laabay kadib markii la arkay muuqaal muujinaya Aadaan loo daaray dad qoob-ka-ciyaar dheelaya, sida ay saraakiishu sheegeen. Muuqaalkan oo laga duubay magaalada Nabeul ee ku taalla waqooyi bari ee dalka Tunisa ayaa lasoo ban-dhigay Axaddii, dad badan oo ka carooday arrintaas ayaana dareenkooda kusoo gudbiyay baraha bulshada. Duqa magaalada Nabeul, ...
Read More »Muslimkii diidanaa Midab-takoorka Koofur Afrika oo geeriyooday
Cape Town (Himilonews) – Ahmed Kathrada, oo geyfane Muslim ah kana soo horjeeday midab-takoorkii ka jiray dalkiisa Koofur Afrika ayaa Arbacadii ku geeriyooday da’da 87 jirka isaga oo ku jira isbitaalka Johannesburg. “Ahmed Kathrada wuxuu ahaa mid kamid hoggaamiyada; nin lahaa garasho xusid mudan, dhowrsani iyo horusocod,” ayuu yiri Archbishop Desmond Tutu, sida ay soo xigatay BBC-da. “Wuxuu mar u qoray madaxweynaha inuusan ...
Read More »USA – Xarun caafimaad oo Islaami ah oo lacag la’aan ku dabiibta bukaannada dan-yarta ah
Washington (Himilonews) – Laga dhisay gudaha New Jersey sanadkii 2014, Xarunta Caafimaadka ee Madina Community Clinic hadafkeedu waa ugu yaboohista adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah xubnaha katirsan bulshada Maraykanka. “Waxaynu diiradda saarnaa bulshada halkaas oo qof kasta uu heli karo adeeg caafimaad oo bilaash ah – u eegis la’aan heerka dhaqaalihiisa,” ayaa lagu qoray barta website-ka Madina Clinic. Sanadihii tagay, xaruntu ...
Read More »