LONDON (HN) — Kaddib weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu laayay Muslimiin gaaraysa 50 qofood kuwaas oo ku dhex cibaadaysanayay Masjidka al-Noor ee Christchurch, dunida waxaa kasoo wada yeeray dhawaaq canbaareyn iyo garab istaag ah. Haweeney British ah oo Nottinghamshire oo soo booqatay Masjidka Ibrahim ee magaalada Beeston si ay muragada ula qeybsato Muslimiinta ayaa – Subxanallah – waxay ka noqotay ...
Read More »Dunida Muslimka
Qaswadayaasha Mootaleyda NZ oo sheegay inay ilaalin doonaan Masaajidda Maalmaha Jimcaha!
MUQDISHO (HN) — Qaswadayaasha Mootoleyda New Zealand ayaa balan-qaaday inay ilaalin doonaan Muslimiinta maalmaha Jimcaha marka ay iskugu imaanayaan salaadda duhur kaddib weerarkii Jimcihii dhawaa lagu laayay Muslimiinta. “Waxaan caawin iyo gargaarba siin doonnaa walaalaheenna Muslimiinta ah inta ay garab nooga baahan yihiin,” Sonny Fatu, oo hoggaan u ah kooxdan sharciga ku tumata ee kasoo jeeda qabiilka Maori ayaa u ...
Read More »Xiddiga Sonny Bill oo dadka NZ ugu yeeray inay bartaan Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Sonny Bill William, oo ah xiddig Muslim ah oo ciyaarta rugby-ga u ciyaara dalka New Zealand, ayaa isaga oo ka qeyb-galayay duugtii iyo tacsidii maanta oo Jimco loo sameeyey Muslimiintii toddobaad kahor lagu xasuuqay gudaha Masjidka al-Noor ee magaalada Christchurch, wuxuu ugu yeeray shacabka NZ inay bartaan Islaamka. “Farriintaydu waa jaceyl, waa nabad iyo waa is-dhexgal si ...
Read More »Muslimiin araga la’ oo sameeyey tarjumada Qur’anka oo ku qoran farta Indhoolayaasha.
Texas, USA (HN) — Qaadashada Islaamka muddo laga joogo 13 sanno kahor, uma suura-gelin Yadira Thabatah, oo kamid ah dadka la’ nimcada araga, inay hesho kitaab afkeeda ku qoran oo ay ka aqrisato Qur’anka. Taasna waa markii ay go’aansadeen inay wax ka qabtaan. Waxayna abuureen Mashruuc aan-faa’iido raadis aheyn oo lagu magacaabo Islam By Touch, waxayna soo saareen ku dhawaad ...
Read More »Waardiye Masjid oo – si uu u caawiyo dalxiisayaasha – iskiis isku baray 7 luqadood.
PUTRAJAYA (HN) — Muslim u dhashay dalka Malaysia oo waardiye ka ah Masjidka Putra oo ku yaalla caasimadda labaad ee Putrajaya, dalka Malaysia ayaa iskiis isku baray toddobo luqadood oo aas-aasi ah u ah dadka soo booqda Masjidka. Mohamad Khairul Azhar Mohd Razali oo la hadlayay warbaahinta ayaa yiri; ‘Bilowga hore way igu adkaan jirtay fahamka ereyada iyo dhawaaqooda intabada, ...
Read More »Dunida oo wali u baroordiiqaysa Gumaadkii Muslimiinta New Zealand.
MUQDISHO (HN) — Dunida ayaa wali sii wada inay u adeegsato ereyada ugu adag canbaareynta falkii bahalnimada ahaa oo lagu toogtay Muslimiin ku sugneyd laba Masaajid oo ku yaalla dalka New Zealand Jimcihii lasoo dhaafay. Madaxda caalamka ayaa si midaysan uga fal-celiyay iyaga oo falkan wuxuushnimada ah ku tilmaamay mid argagaxiso ah. Booliska dalka New Zealand ayaa sheegay in 49 ...
Read More »Erdogan oo haween mudaharaadayay ku eedeeyey inaysan qadarrin Islaamka.
Istanbul (HN) — Madaxweyne Erdogan ayaa haween iskugu soo baxay bartamaha Istanbul ku eedeeyey inay xushmad-darro ku sameeyeen Aadaanka salaadda markii ay qeylada iska sii wateen xilli mu’adinku uu waday aadaanka salaadda duhur. Haween badan ayaa iskugu soo baxay gudaha caasimadda maalintii Jimcaha iyaga oo xusaya Maalinta Caalamiga ee Haweenka, hayeeshe booliska ayaa ku kala eryay sunta dadka ka ilmeysiisa. ...
Read More »Haweeney dhameystiraysa farshaxan uu seygeedu ka waday Masjidka.
MUQDISHO (HN) — Haweeney Muslimad Turki ah ayaa dhameystiraysa shaqadii farshaxanka oo uu seygeeda ka waday Masjidka degmada Sogutlu kaddib markii uu xanuun kusoo booday uu la geeriyooday. “Dhabtii aad baan u jeclaa shaqada seygayga, waxaana ogaaday inaan leeyahay hibada hal-jecleysi ee farshaxanka xilli uu shaqadiisa ka waday Masjidkan,” ayay tiri Cigdem Ak. Haweeneydan 53-jirta ah ayaa dowladda hoose u ...
Read More »Masjid Bangi Cunno u furaya Danyarta.
BANBURY (HN) – Qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Banbury ee dalka UK ayaa hadda kadib helaya ilo sugan oo ay isku haleyn karaan marka ay baahdaan – waayo Masjidka magaalada ayaa sameynaya Bangi lagu keydiyo cunnada. “Waxaan rabnaa inaan in badan danyarta caawino, Masjidkuna wuxuu sameynayaa wax walba oo karaankiisa ah si uu hadafkaas u gaaro,” ayay tiri ...
Read More »Masjid London oo Qeyb ka ah Ol’olaha Nadaafadda.
LONDON – Qeyb kamid ah Mashruuca Soo Booqo Masjidkayga’ oo ay hoggaaminayaan Muslim Council of Britain (MCB), samafalayaal ka socda England, Wales, Scotland, iyo Northern Ireland ayaa taageeraya ol’ole lagu nadiifinayo waddooyinka caasimadda. Ol’olaha waxaa iska kaashanaya Keep Britain Tidy. “Meel walba oo aad kasoo jeedo iyo wax walba oo aad aaminsan tahayba, muhiimaddu waa degaanka lagu ilaaliyo nadiifsanaan,” ayuu ...
Read More »