BEIJING (HN) — Haweenka Muslimiinta Wiigar ee Shiinaha ayaa lagu soo warramayaa in gogol-dhaaf qasab ah lagula dhex sameeyo gudaha gobalka Shinjiang – xilli raggii qabay ay dowladdu ku gurtay xabsiyada. Taniyo 2017-ka, qoysaska Muslimiinta waxaa la amray inay xubnaha dowladda ka socda u oggolaadaan inay guryahooda baaritaan ku sameyn karaan si loola socdo dhaqdhaqaaqooda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah ...
Read More »Dunida Muslimka
La kulan – Ninka 25-kii sanno ee lasoo dhaafay sannad walba soo Xejiyay!
DELHI (HN) — 62 jir dalka Hindiya u dhashay ayaa Xajkii ina dhaafay wuxuu u ahaa midkiisii 25aad oo uu soo xejiyo taniyo sannadkii 1994-kii. Isaga oo la hadlaya Khaleej Times, Taqiullah Khan wuxuu yiri; “Tani waa nimco xagga Ilaahay igaga timid oo aan jecleyn inay sahal igu dhaafto.” Dad badan waxay nasiib u arkaan mar qura inay siyaartaan Xajka, ...
Read More »Masjid – Cunugii salaadda Subax kusoo dukada – Abaal-gud la siinayo!
MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Bangalore ayaa carruurta Muslimiinta ah ee salaadda Jamaacada kula tukada wuxuu guddoonsiinayaa abaal-marin baaskiilo ah. 99 kamid ah carruurtan ayaa helay baaskiilo kaddib markii ay salaadda Subax Jamaacada kula tukadeen Masjidka muddo 40 maalin ku siman. Mashruuca waxaa iska kaashaday Jamaacada Masjidka markii ay arkeen natiijooyin hordhaca oo tallaabadani ay ka sameeyeen masaajidda kale. ...
Read More »Masaajidda Dewsbury oo u midoobaya inay caawiyaan Keydka Cunnooyinka.
LONDON (HN) — In ka badan 300 oo Masaajid oo ku yaalla Dewsbury, Galbeedka Yorkshire, ayaa iskaga imaanaya si ay deeq cunto ah ugu ururiyaan bangiga keydka cuntada ee magaalada. Isku xiraha Bangiga Keydka Cunnada, Nicola Watson ayaa tiri: “Waxay aheyd wax qurux badan inaan masaajidda la kaashano ka qeyb-qaadashada mashruuca oo aan filayo in doorka ay ka leeyihiin uu ...
Read More »Imam Deriska Masjidkiisa bara Diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Kaddib xasuuqii Christchurch, Imam kamid ah Muslimiinta New Zealand, ayaa dadka aan Muslimiinta ahayn siinaya fahamka ballaaran oo la xiriira diinta Islaamka. Dr. Reza-Abdul Jabbar ayaa yiri: “Waa waajib ay nagu leeyihiin inaan u sheegno micnaha xeesha dheer iyo fahamka saxda ah ee diinteennu u taagan tahay.” Jabbar wuxuu sheegay in taniyo markii uu xasuuqu dhacay ay ...
Read More »Muslim toddobaadle kabo cusub ugu qeybiya Darbi-jiifta.
LONDON (HN) — Moosa Nsubuga, oo ah dhawaan Muslime ku nool Koofurta London, wuxuu beddelayaa dhaqanka ku dhisan ku deeqista alaabaha duuga ah, wuxuuna hadda darbi-jiifta ugu deeqaa kobo cusub oo ay xirtaan. ”Caqiidadayda Islaamku waa tan iga dhigtay inaan noqdo deeqsi dar Ilaahay wax u baxsada,” ayuu yiri Moosa. ”Waxaan sidoo kale ku dadaalay inay wadajir igala qeyb qaataan ...
Read More »Tababbaraha Elman oo qaatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Tababbaraha Kooxda Elman, Mayanja Roberio wuxuu ugu danbeyntii qaatay Diinta Islaamka kahor intaan la gelin salaadda Jimcaha ee Masjidka Saxaaba ee Muqdisho. Mayanja oo ah hadda kaddib doortay in loogu yeero Ciise ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Uganda. Shiikh Cabdilxayi Shiikh Adan oo ah Imamka Masjidka Saxaaba ayaa u qabtay Shahaadada. Boqollaal jamaacada Masjidka kamid ah ...
Read More »Muslim – si uu bulshada u fahamsiiyo Islaamka – Shaqadiisa uga go’ay!
NEW YORK (HN) — Muhammad al-Ninowy wuxuu – in yar kahor inta uusan dhicin Weerarkii 11 September – dhigayay koleejka Goergia Gwinnet kahor inta uusan kasoo qalin-jebin Jaamacadda Illinois. Dhacdadaas waxay beddeshay noloshiisa inta ka dhinneyd. Halkii uu kasii wadi lahaa wax-barista, wuxuu galay safar dheer oo uu bulshada la nool ku fahamsiinayo micnaha xeesha dheer ee diinta Islaamka iyo ...
Read More »Masjidka Amestardam oo Aadaanka u adeegsanaya Astaan NABADEED!
HOLLAND (HN) — Masjid ku yaalla Amesterdam ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee fasax in aadaanka laga yeeriyo codbaahiyaha ku xiran minaaradaha, sida laga soo xigtay DutchNews. ‘Waxaan rabnaa inaan caadi ka dhigno dhaqanka Islaamka iyo nolosha Muslimiinta,” ayuu yiri Imam Yasir al-Forkani. “Dadku markay maqlaan ‘Allahu Akbar’ waxay la xiriiriyaan argagaxiso iyo ficil cabsi leh, laakiin dad badan oo ...
Read More »Taageere Liverpool: “Saleh ayaa sabab u noqday inan Islaamo.”
LONDON (HN) — Markii taageerayaasha Liverpool ay ku heesayeen “haddii uu goolal sii dhaliyo, waxaan noqonayaa Muslim”, Ben Bird waxay taabanaysay qalbigiisa. “Waxaan aalaaba rumeysnaa in Muslimiintu yihiin ummad dib-u-dhac, dagaal iyo bulsho xiran yihiin,” ayuu yiri Bird. “Ma filayo inaan muuqaalkaygu is beddelay, laakiin qalbigaygu wuu xasilay.”Ka British ku nool degaan aalaaba laga baahiyo naceybka iyo dhinaca madow oo ...
Read More »