crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 23

Dunida Muslimka

Muxajabaddii koowaad ee Cayaarta Kiriketka ku metesha Britain.

MUQDISHO (HN) — Abtaha Maqsood oo 22 jir Glasgow ku nool waxay iyada oo aad u yar ardaaga gurigooda kula dheeli jirtay cayaarta kiriket-ka walaalkeed iyo aabaheed. Waxayna maalin kamid ah maalmahaas go’aansatay inay noqoto gabadhii ugu horreysay oo – iyada oo muxajabad ah – dalkeeda Britain ku metesha tartanka caalamiga ah ee kiriket-ka. Waxay kasoo jeeda dalka Pakistan. Qoyskeeda ...

Read More »

79 jir Muslim ah oo kubadda cagta dheela.

MUQDISHO (HN) — Yakub Bhola waa 79 jir kubadda cagta dheela. Subax kasta marka uu salaadda Subax ka baxo wuxuu dhowr mile maalin walba kahor inta uusan la kulmin asxaabtiisa degaanka si ay galab kasta oo Arbaco ah u dheelaan banooniga. Kooxda socodka kubadda cagta waxaa sameysay Blackburn Rovers Community waxaana aad usoo kordhay tirada xubnaha kamid noqonaya oo hadda ...

Read More »

Masjid goob qashin ka dhiganaya garoon carruurtu ugu cayaaraan!

MUQDISHO (HN) — Xubno katirsan Jamaacada Masjidka Birmingham ayaa ku guuleystay inay goob qashinka la isaga tuuro ay ka dhigaan garoon kubadda cagta ay ku cayaaraan da’yarta Muslimiinta. Shahid Tameez, oo ah Imaamka Zia Ul Ummah Center ayaa sheegay in masjidka gadaashiisa ay ku arkeen qashin badan – iyaga oo sidoo kale isla markaana dareensanaa in carruurta yaryari u baahan ...

Read More »

Kacbada oo lagu deday Kiswa cusub.

MUQDISHO (HN) — Marada madow ee Kacbada oo la yiraahdo Kiswa ayaa la beddelay waxaana la saaray mid kale oo cusub maalintii Carafada ay ku beegneyd ee 9-ka bisha, waxaana tolmadeeda iska kaashaday 200 oo khubaro ah oo ka howlgala xarunta Dar-ul-Kiswa. Adduun dhan 20 milyan oo Saudi riyal ah ayaa ku baxay sameynteeda, marka loo eego dhambaal-sidaha Khaleej Times. ...

Read More »

App lagu dalban karo adeegga Udxiyadda oo lasoo saaray

MUQDISHO (HN) — Sannad kasta, Muslimiin badan ayaa safka dheer u gala goobaha lagu qalo xoolaha si ay Ilaahay ugu hibeeyaan qurbaankooda inta lagu jiro saddexda maalmood ee Ciiddul Adxa. Laakiin sannadahan Muslimiintu waxay baadigoobayaan hab sahlan kana fudud sidii hore oo ay adeegaas ku qabsan karaan si loo xakameeyo faafitaanka xanuunka Covid-19. Gudaha magaalada Dubai si kastaba, waxaa ka ...

Read More »

La kulan: Hooyada 73 jirta ee baranaysa sida loo wado Baaskiilka.

MUQDISHO (HN) — Hooyo 73 jir ah ayaa ku biirtay koox haween ah oo ku jiray barashada sida loo wado baaskiilka oo ay ku doonayaan inay ku dhisaan kalsoonida iyo helidda jir caafimaad leh oo iska difaaca xanuunka faafaya ee Covid-19. “Aniga oo yar ayaan ku dheeli jiray baaskiilka walaalkey gudaha dalka Pakistan, waxaana dareemay inaan dhammeystiro riyadaydaas ahayd inaan ...

Read More »

Feeryahan Khabib: “Ilmahayga inay Muslim noqdaan ayaan jeclahay.”

MUQDISHO (HN) — Feeryahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa sheegay inuu doonayo carruurtiisa inay noqdaan Muslimiin diintooda si fiican ugu dhaqma. Isaga oo ka hadlaya madal la iskugu yimid ayuu yiri; “Waxaan doonayaa ilmahayga inay noqdaan Muslim diintiisa ku dhagan.” “Mana ahan inay kasoo jeedaan qowmiyad Muslim ah ama waalidkooda ay yihiin, balse inay noqdaan Mu’miniin Ilaahay caabuda. Waa ...

Read More »

Mane oo isbitaal u dhisaya Dadkiisa.

MUQDISHO (HN) — Laacibka Muslimka ah ee kooxda Liverpool, Sadio Mané ayaa ku yaboohay adduun dhan $693,000 (£500,000) dhismaha Isbitaal laga dhisayo magaaladii uu kusoo koray ee Bambali, oo 400 km u jirta caasimadda Dakar ee dalka Senegal. Horay uma lahayn isbitaal degmadiisu, sida ay laga soo xigtay CNN. Mane ayaana la kulmay madaxweynaha waddanka, Macky Sall si uu kala hadlo xaaladda ...

Read More »

12 jir ku nool North Carolina ayaa dusha ka xifdiyay Qur’anka.

MUQDISHO (HN) — Wiil Muslim 12 jir ah oo ku nool Charlotte, North Carolina ayaa dusha ka qeybay Qur’anka oo dhan isaga oo noqday qofkii labaad ee heerkaas gaara. Moshin Siddiqui wuxuu sheegay inuu xifdinta bilaabay isaga oo shan jir ah. Waxaana ay ku qaadatay 4 sano inuu safarkaas kusoo gabagabeeyo. Waxay ahayd kaalmada hooyadiis Rukshana Patel midii u fududeysay safarkiisa. ...

Read More »

Ciidda Carafo oo ku beegan 20 July.

MUQDISHO (HN) — Ciidda Carafada waxaa la filayaa inay dhalato bisha July 20 oo ah maalinta Talaadada ah ee soo aadan, marka loo eego Maxkmadda sare ee Sucuudiga oo war qoraal ah kasoo saartay. Maxkamadda ayaa sheegtay in Sabtidii ay ku ekeyd Bisha Sidataal. Sidaas darteed maalintii Axadda ay ka bilaabatay bisha Carafo. Laakiin waddamada kale ee Hindiya iyo Bangladesh ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!