Singapore (Himilonews) – Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay lahayd guri kiro ahaan bishiiba looga qaado 1,000$. Haweeneyda oo codsatay inaan la heyb-sheegin ayaa u sheegtay warsidaha Singapore Lianhe Wanbao in sanadkii 2008 ay iyada oo ka cararaysa dhibaato maaliyadeed soo wajahday ay halhaleel ku ...
Read More »La-yaabka
Nin lagu xukumay inuu sabaayad u iibiyo boolis oo uu aflagaadeeyey
Australia (Himilonews) – Nin aflagaaddo kula kacay saraakiil boolis ah xilli uu cabsanaa ayay maxkamad ku taalla Australia ku xukuntay inuu sabaayad, cabitaan iyo cunno kale u iibiyo. 48-jir ku nool magaalada Melbourne ee Australia oo magaciisa la sheegin ayaa meel-ka-dhac iyo aflagaado kula kacay laba sarkaal oo booliska katirsanaa mar uu ka yimid baar qamri lagu cabo. Mar lagu ...
Read More »Nin calooshii laga helay Maqas ku jirtay 18 sanadood.
Muqdisho (Himilonews) – Nin ayay la yaab ku noqotay inuu ogaado sida calooshiisa looga helay Maqas ku dhex jirtay muddo ku dhow 20 sanadood. 54-jir lagu magacaabo Ma Van Nhat oo kasoo jeeda gobalka Thai Nguyen ee dalka Vietnam ayaa aaminsan inuu muddo 18 sanadood ah uu la noolaa Maqas ku jirta calooshiisa oo kasoo gaaray qaliin lagu sameeyey kadib markii ...
Read More »Haweeney wacday nambarka degdegga ah ee 999 kadib markay ka cabsatay Bisad
Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska oo aad uga naxsaneyd Bisad in cabbaar ah iska bada-socta yaa baqdin ay ka muujisay awgeed waxay u wacday booliska leh nambarka degdegga ah ee 999 si ay u xiraan. Booliska magaalada London ee Metropolitan Police Service ayaa sii daayay wicitaannadii ugu yaabka badnaa toddobaadkan ay heleen oo ay kamid tahay haweeneydan ka cabanaysa ...
Read More »Jaakad casri ah oo dadka dawarsada u sahlaysa tuugsigooda
Muqdisho (Himilonews) – Shirkad ku taalla magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa soo saartay jaakad cusub taas oo dadka dawarsada ama tuugsada u fududeyneysa in lacag loogu deeqi karo qaab ATM ama iyaga oo kaarka bangiyada lamarinayo dalool yar oo jaakadda ku sameysan. Sanadihii dhawaa, dawarsadayaasha ayaan helin kaalmo iyo siismo dheeraad ah maadaama ay badi dadku lacagaha ku qaataan kaarar-ka ...
Read More »Ninka leh Gar Shinni
Muqdisho (Himilonews) – Nin ku nool dalka Masar kaas oo si joogto garkiisa ay iskugu soo ururaan boqollaal Shinni ah ayaa sheegay inuu doonayo bilaabists wacyi-gelin ah in Shinnidu aysan halis ahayn. 31-jirka lagu magacaabo Mohamed Hagras oo kasoo jeeda gobalka Menoufia, ahna injineer, ayaa go’aansaday inuu noqdo ilaaliye Shinni kadib markii uu dhiiri-gelin ka helay muuqaal haweeeney si geesinimo ...
Read More »Dalxiisayaal lagu qabsay inay qaadaan boor lagu qoray: ‘Waxaan nahay tuugo’ kadib..
Jakarta (Himilonews) – Laba dalxiisayaal oo ku sugan dalka Induniisiya kuwaas oo lagu qabtay xatooyada laba bushkuleeti ayaa lagu qasbay inay waddooyinka la maraan boorar lagu bahdilayo, marka loo eego muuqaallo lasoo dhigay baraha bulshada. Guddoonka degmada Gili ayaa xaqiijiyay in labadan dalxiisayaal oo jira da’da 20 kana yimid dalka Australia, kuwaas oo la heyb sheegin magacyadooda, in kaamirada qarsoon ...
Read More »Diyaarad 172 rakaab ay saarnaayeen oo arrin la yaab leh si degdeg ah dib ugu caga-dhigatay
Muqdisho (Himilonews) – Diyaarad qaadkeedu dhan yahay 200 oo rakaab ah oo siday 172 rakaab kana timid New York kuna sii jeeday Fransiiska ayaa sameysay degis degdeg ah kadib markii musqusheeda la furi waayay. U hadle u hadlay Open Skies, oo leh diyaaradda British Airways ayaa sheegay in duulimaadka diyaaradan loo weeciyay Ireland kadib markii la ogaaday in rakaabku ay dooni ...
Read More »Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah
Muqdisho (Himilonews) – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la heyb-sheegin magaceeda kadib markii cunugteeda 3 bilood jirta ahayd ay nolosha ku cuneen raxan Jiir ama Doolli ah. Haweeneyda ...
Read More »Rikoorka Shukaansiga: Lamaane 41 sanadood is shukaansan jiray oo ugu danbeyn is guursaday
Texas, USA (Himilonews) – Lamaane ku sugan gobalka Texas ee Maraykanka ayaa ugu danbeyn guri u wada hoyday kadib markay wada sheekeysanayeen muddo 41 sanadood ah. Bill iyo Linda Bownds ayaa is bartay sanadkii 1975-kii markii ay kala jireen 31 jir iyo 30 jir. Waxay si jaceyl ku dheehan yahay iskula joog jireen taniyo markaas. Hadda wada qaadashada muddo 41 sanadood ...
Read More »