crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 2

La-yaabka

Qashinqaade xabad uga timid Qashin gudihiisa u dhintay!

MUQDISHO (HN) — 40 jir kamid ah shaqaalaha nadaafadda ee magaalada San Luis Potosi, dalka Mexico ayaa dhintay xilli uu qashin saarayay gaariga kaddib markii ay ku fakatay xabad kasoo baxday afka qori ku dhex jiray qashinka oo aan la ogeyn. Qoriga ayaa lagu soo dhex riday bacaha waaweyn ee qashinka; waxaana qashin-qaadaha uu damacsanaa inuu saaro gaariga si looga ...

Read More »

Iskuul caro-geliyay gabdho arday ah iyo waalidiintooda kaddib markii ay musqulaha……

MUQDISHO (HN) — Iskuul ku yaalla gobalka Bolshoy Kamen ee dalka Ruushka ayaa dhaleeceymo xooggan kala kulmaya ardayda, waalidiinta iyo bulshada kaddib markii la ogaaday in kaamirooyinka CCTV-ga ay ku xireen suuliga ama musqulaha ay adeegsadaan gabdhaha dhigta dusgiga. Dad badan waxay suuliyada u arkaan halkii ugu dambeeyey ee qofku ku dhowrsan yahay oo uusan ka filan karin fara-gelin. Qof walba ...

Read More »

Aabbe si fudud ku guursaday gabar uu soddog u noqon rabay!

MUQDISHO (HN) — Caruuskii gabadha loo guurin lahaa ayaan imaan xafladda. Sidaas darteed, waxaa booskiisa buuxiyay aabbihiis oo beddelkii uu gabadha aroosadda u noqon lahaa soddog hadda noqday seygeeda. Sababta sidaas loo sameeyey waxaa lagu sheegay si looga hortago in qarashkii badnaa ee arooska lagu dhigay uu meel cidlo ah isaga baxay! Laakiin waxay niyadjab iyo ceeb ku noqotay gabadha ...

Read More »

“Looskiina ceshta – lacagtayda isiiya” – haweeney dalab la-yaab leh ku celinaysa shirkad…

MUQDISHO (HN) — Haweeney allerjik ku ah looska ayaa sheegtay inay weysay doorasho aan ka ahayn inay wada iibsato dhammaanba baakadaha looska ee loogu tala-galay in la siiyo rakaabka saaran diyaarad ka duushay London kuna sii jeeday Jarmalka – sababtuna waxay ku sheegtay inay haddii la siin lahaa ay nafteedu halis geli lahayd. Lacag dhan £144 ($184) oo ah laballaabka lacagta ...

Read More »

Lammaane inankooda ‘ku iibsaday’ ama ‘dhaafsaday’ iPhone.

MUQDISHO (HN) — Lammaane lagu sheegay kuwo aan naxariis dhan lahayn ayaa cunug ay dhaleen dhaafsaday ‘ama ku iibsaday’ telefoonka iPhone-ka. Sheekadan oo ka dhacday gobalka West Bengal ee dalka Hindiya ayaa la sheegay inay aad ugu waasheen helidda telefoon iPhone ah. Waxayna si ay u helaan jaadkii ugu dambeeyey awgeed dhaafsadeen cunugooda. Jaydev iyo Sathi Ghosh waxay soo jiiteen ...

Read More »

Gabar korontada xaafadda demin jirtay si ay qarsoodi ula kulanto jaceylkeeda.

MUQDISHO (HN) — Gabar yar oo ku nool gobalka Bihar ee dalka Hindiya ayaa la ogaaday inay si joogto ah u damiso korontada xaafadda si ay ula kulanto jaceylka qaab qarsoodi ah. Marwalba oo ay doonayaan inay wada kulmaan ayay damisaa korontada xaafadda. Dadka xaafadda Bettiah waxay dhawaanahan la derseen xaalad aan horay uga dhici jirin xaafaddooda oo ah in korontadu ...

Read More »

Baqaar khudaar oo lacag ka dhigaya in la galo gudihiisa si loo soo arko waxa dhex yaalla.

MUQDISHO (HN) — Baqaar lagu iibiyo miro-magaalka ama khudaarta oo ku yaalla magaalada Barcelona ee dalka Spain ayaa milkiilaheeda wuxuu sameeyey fal aan loola yaabay kaddib markii uu lacag ka dhigay marka macmiishu ay gudaha usoo galayaan si ay u arkaan waxa meesha lagu iibinayo. Iridda hore ee baqaarka ayaa la dhigay boor lagu qoray lacag dhan 5 euro fee ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!