MUQDISHO (HN) – Jimcihii ina dhaaftay, Masjidka Ahmed Zarrouq wuxuu marti-geliyay walaal cusub oo kusoo biiray bulshada Muslimiinta oo kasoo jeeda dalka Ivory Coast. Waana cayaaryahanka lagu magacaabo Jacob oo u dheela kooxda Al-Ahli Al-Musrati. Waxaana masjidka joogay boqollaal qofood oo farxad iyo amaanba la dhinac joogay Jacob oo markii shahaadada loo qabtay kaddib qaatay magaca dunida ugu qaalisan ee ...
Read More »Author Archives: Himilo
Fannaanad fanka isaga baxday bilowdayna inay xijaabka xirato!
MUQDISHO (HN) — Fanaanadda reer Kashmiir, Reshi Sakeena ayaa soo afmeertay maalmaheeda fanka – iyada oo sheegtay inay hadda kaddib u jeesatay ku dhaqmidda diinteeda Islaamka iyo ka reebtoonida wixii ay xaraantimeysay! Gabadhan 25 jirta ah ayaa dood kulul ka dhex abuurtay dadkii taageersanaan jiray – iyada oo baraha bulshada la isku dhaafsaday sawirradeedii hore iyo kuwa hadda laga qaaday ...
Read More »9 jir Muslimad ah oo ‘gargaar degdeg’ ah u sameysay ayeeyadeed!
MUQDISHO (HN) — 9 jir lagu magacaabo Safa Hussain ayaa ammaan iyo qaddarin ku mudatay fal badbaadineed oo ay u sameysay ayeeyadeed oo marqura uu kusoo booday xanuunka qalalka. Waxay dhigataa iskuulka Low Ash. Sida ilmaha kale, Safa uma argagaxin markii ay aragtay ayeeyadeed oo xaalad adag ku sugan. Taas beddelkeeda waxay sameysay wixii ay ka baratay gargaarka degdegga ah – ...
Read More »Nin qaba Macaanka oo u geeriyooday xagtinta bisad uu korsan jiray!
MUQDISHO (HN) — Nin da’da dhexe ku jira oo la xanuunsanaa xanuunka Macaanka ama Sonkorta ayaa u geeriyooday, sida la sheegay, xagtin ay u geysatay bisad ama yaanyuur hebed u ahayd oo uu xanaaneyn jiray! Bishan November 22, Dmitry Ukhin, oo 55 jir ah, oo ku nool gobalka Leningrad ee dalka Ruushka, wuxuu u baxay inuu raadiyo bisadiisa la yiraahdo Styopka oo jecel ...
Read More »Islaamka oo ‘boos ku yeelanaya’ Dalka Ireland!
MUQDISHO (HN) — Soo if-baxa Muslimiin asalkoodu yahay Celtic waxay qaabaynaysaa muuqaalka diimaha laga heysto dalka Ireland, waxaana caddaan badan oo badan ay hadda kusoo biirayaan bulshada Islaamka. Badigood waxay soo noqoshadooda – islaamidooda – ku sababeynayaan dhowr arrimood oo isbiirsaday kuwaas oo ku baraarujiyay macaanka Islaamka iyo sida ay uga qatan yihiin sida; la’aanta xiriir joogto ah oo qofku la ...
Read More »8 jir 8 bilood Qur’anka oo dhan ku xifdiyay!
MUQDISHO (HN) — Guul la taaban oo taariikhii ah ayuu soo hooyay Mohammad Omar Faruk oo ah 8 jir u dhashay dalka Bangladesh kaddib markii uu 8 bilood gudahood ku dhammeeyey Qur’anka kariimka ah. Waana safar sida caadada ah carruur badan ku qaata saddex sannadood inay ku bartaan Qur’anka. “Waan ku faraxsanahay inaan Qur’anka dhameeyo, waxaana rabaa inaan caalim Muslim ...
Read More »Battling Climate Change in Beledweyne, Somalia: A Community on the Edge
NAIROBI, KENYA (HN) — Beledweyne, a city on the Shabelle River in the Hiran Region of Somalia, has come to represent the climatic disaster sweeping the Horn of Africa. For the residents of Beledweyne, increasing temperatures, unpredictable rainfall, prolonged droughts, and destructive floods are all signs of climate change, not just a theoretical idea. These extreme weather events have become ...
Read More »Gudaha Masjidka wacyi-gelinta Maandooriyaha lagu siiyo Dhalinyarada Muslimiinta!
MUQDISHO (HN) – Dadaal la rabo in gunta hoose looga jaro aafada maandooriyaha oo ku dhex faafaya bulshada Muslimiinta ah ayaa ka socda meelo badan oo dunida kamid ah! Masjidka Faizan-E-Madina ee ku yaalla Peterborough wuxuu dhawaan marti-geliyay barnaamij wacyi-gelin ah oo la xiriira maandooriyaha iyo saameyntiisa taban. Waxaana kasoo qeybgalay dad dhalinyaro u badan. Dr. Azhar Chaudhry, oo asoo agaasimay ...
Read More »Daawo – Xabsigii laga dhex dhisay guriga!
MUQDISHO (HN) – Aalaaba guryaha waxaa lagu jooga xurnimo iyo madax bannaani. Waana meesha kaliya ee qofku ku dareemo xasilooni iyo deganaan marka uu dhex joogo. Laakiin guri ku yaalla Thailand, waxaa qeyb kamid ah xabsi looga sameeyey wiil qatamiyay maandooriyaha. Muuqaalka sheekadan nala daawo.
Read More »Hooyo Xabsi ka dhisatay Gurigeeda si ay ugu ilaaliso wiilkeeda maandooriyaha qabatimay!
MUQDISHO (HN) – Hooyo Thailand kasoo jeeda oo qadyaan ka joogtay sidii ay wiilkeeda uga goyn kari lahayd maadooriyaha uu qabatimay ayaa la timid xal dunida oo dhan ka yaabiyay! In ka badan 20 sano ayuu wiilkeeda oo 42 jir ah isticmaalayaa maandooriyaha, laakiin hadda haweeneydan 64 jirka ah oo ku nool Buriram waxay la timid arrin ay sharihiisa ay uga ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed