crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> July | 2021 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: July 2021

12 jir ku nool North Carolina ayaa dusha ka xifdiyay Qur’anka.

MUQDISHO (HN) — Wiil Muslim 12 jir ah oo ku nool Charlotte, North Carolina ayaa dusha ka qeybay Qur’anka oo dhan isaga oo noqday qofkii labaad ee heerkaas gaara. Moshin Siddiqui wuxuu sheegay inuu xifdinta bilaabay isaga oo shan jir ah. Waxaana ay ku qaadatay 4 sano inuu safarkaas kusoo gabagabeeyo. Waxay ahayd kaalmada hooyadiis Rukshana Patel midii u fududeysay safarkiisa. ...

Read More »

Ciidda Carafo oo ku beegan 20 July.

MUQDISHO (HN) — Ciidda Carafada waxaa la filayaa inay dhalato bisha July 20 oo ah maalinta Talaadada ah ee soo aadan, marka loo eego Maxkmadda sare ee Sucuudiga oo war qoraal ah kasoo saartay. Maxkamadda ayaa sheegtay in Sabtidii ay ku ekeyd Bisha Sidataal. Sidaas darteed maalintii Axadda ay ka bilaabatay bisha Carafo. Laakiin waddamada kale ee Hindiya iyo Bangladesh ...

Read More »

Meesha ugu fiican ee Dameerka lagu dhaqdo!

MUQDISHO (HN) — Halkan waxaa la dhihi karaa waa goobta qura ee dunida kamid ah ee aad looga weyneeyo laguna dabaal-dego wax ku oolnimada Gamaanka la rarto. Kusoo dhawow tartanka Dameeraha oo halkan si joogto ah uga qabsoomaba gu’giiba marba. Waxaana sida idin muuqanaysa loogu diyaargaroobaa si weyn dabaal-degga iyo ka qeybgalka tartankan oo si kale marka loo dhigo qaabeeya ...

Read More »

Sheekada Ninkii Saddex Xaas Mar-kaliya wada guursaday!

MUQDISHO (HN) — Mohamed Ssemanda oo u dhashay dalka Uganda wuxuu ahaa 50 jir sannadkii 2018-ka markii uu qabsaday hadalheynta dalkiisa kaddib kolkii uu saddex haween ah ku guursaday madal qura iyo xaflad kaliya. Waayo ma uusan awoodin inuu midba gaarkeeda u arooso. Degaanka Katabi ayuu Ssemanda ka ahaa qudaar iibiye markii uu dunida kaga yaabsaday guursiga saddex haween ah ...

Read More »

Haweeney 13 sano Been Qof u sheega Ayeeyadeed u kiraysatay!

MUQDISHO (HN) — Haweeney Shiinees ah ayaa lagu qasbay inay been ku maaweeliso ayeeyadeed oo xattaa ay qof shaqadaas u qabta u kiraysatay muddo 13 sano si aysan qalbigeeda u dhaawicin. Runtu waa lama huraane. Haweeney ayaa dhawaan qiratay inay been u sheegi jirtay ayeeyadeed madaama ay ogeyd inay runta oo ay u sheegtaa ka dhalan karo xaalad qalbi jab ...

Read More »

Laamiyada la-dayacay!

MUQDISHO (HN) — Yaa la yaabi kara muuqaalkan iyo kuwa lamidka ah ee ka jira jidadka iyo laamiyada caasimadda Muqdisho?! Marwalba oo roobabku ka da’aan waa iska caadi inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada. Kanina waa muuqaal dhawaanahan aad u qabsaday baraha bulshada kaas oo qeyb ahaan muujinaya xil-iska saarid la’aan iyo mas’uuliyad xumo maamulo. Wuxuuna ...

Read More »

Habka Ganacsiga Online-ka ahi uga jiro Muqdisho.

MUQDISHO (HN) — Hal maalin iyada oo gacanta ku haysa funaanad looga dhiibay dibadda ayay Faadumo  Abdishakur dareentay sida asxaabteedu ay u daneynayaan helidda mid lamid inay helaan funaanadeeda. Waana halka uu kasoo bilowday safarkeeda ganacsi. “Madaama inta aan laga heli Karin dadkuna ay baahi ka muujiyeen inay helaan, waxaan go’aansaday inaan anigu soo-dejiye ka noqo kana ganacsado,” ayay tiri. ...

Read More »

Xanuun la-yaab leh ayaa sanka ka hayay muddo 37 sano ah.

MUQDISHO (HN) — Kadib xanuunka dhinaca midig ama duleelka midi gee sank aka hayay muddo dheer, haweney u dhalatay dalka New Zealand ayaa la yaab ku noqotay in sankeedu uu ku dhex jiray cad yar oo furka gajaclaha ah muddo 37 sano ah. Mary McCharthy oo ku nool Christchurch waxaa marwalba xanuun ka heyn jiray duleelka midig midi gee sanka ...

Read More »

Deegaan carruurta ku dhalata ay ku dhashaan xaalad timo la’aan ah.

MUQDISHO (HN) — Xaalad dhif iyo naadir ah ayay la dhiban yihiin dadka deggan tuulada “Al-Keif” ee ka tirsan gobolka Kirkuk ee dhacda waqooyiga dalka Ciraaq. Inta badan carruurta deegaankan ayaa ku dhasha timo la’aan muddo sannado ah, iyadoo aan la ogeyn sababta. Waxay ka soo muuqataa carruurta bidaarta laga soo bilaabo dhalashadooda, Tani waa midda ku kaliftay dhallinyaro badan ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka.

MUQDISHO (HN) — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ay isku qabaan – muddada lagu jiro xayiraadda xanuunka faafaya ee Covid-19. Isku duubnimada iyo dhabar-adeyga ay ka muujiyaan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!