crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> April | 2021 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: April 2021

La kulan: Ninka neefta isku celin kara muddo 25 daqiiqo ah.

MUQDISHO (HN) — Budimir Buda Šobat, oo ah 54 jir kasoo jeeda dalka Croatia ayaa sameeyey rikoor cusub kaddib markii uu awooday inuu isku celiyo neefta muddo 24 daqiiqo iyo 33 ilbiriqsi dhan biyaha hoostooda isaga oo aan marna usoo kicin banaanka si uu hawo u helo. Barkad lagu dabaasho oo ku taalla  Sisak ayuu ku sameeyey tijaabadiisa isaga oo ...

Read More »

La kulan: Ninka keligiis dib usoo nooleeyey Keyn gubatay!

MUQDISHO (HN) — Waxaa loogu yeeri jiray ‘Ninka Waalan’ hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka dhigay duni cagaaran oo dhirtu ay isku ciriiriso. Sheekada Sadiman oo isaga oo kaligiis ah ku guuleystay inuu keyn sii dhimanaysa kusoo celiyo nolosha waxay kasoo bilaabanaysaa sannadkii 1990 hayeeshe, dhibaatada uu xalkeeda helay waxay kasoo ...

Read More »

La kulan: Askariga ugu Da’da weyn Maraykanka.

MUQDISHO (HN) — Sida horayba loo yiri Da’da waa un tiro waxaa jira tusaalayaal nool oo ifin kara sugnaanteeda. Helen Hayes oo ahayd jilaa Maraykan ah ayaa tiri; haddii aad howlgab noqoto, waad daxalaysan doontaa, waa sababta dad badan ay u doortaan inaysan ka noqon howlgab shaqada ay hayaan gaar ahaan marba haddii waxa ay qabanayaan ay tahay howl ay ...

Read More »

Doorka Masaajidda ay ku leeyihiin Horumarka Bulshada.

MUQDISHO (HN) — Masaajidda diin ahaan aad bay uga guda ballaaran yihiin in lagu gaar yeelo kaliya cibaado iyo alla-bari taas oo ah sida qura oo Somaalidu badi ay ka heystaan xaggiisa. Amminta shanta gooreed oo 24-kii saacba ay tahay in la ajiibo baaqa ah in loo kaalayo salaadda iyo liibaanta, si wadajir loogu oogo salaadaha ayaa ah howsha ugu ...

Read More »

Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka helaya ‘cunnooyin xalaal ah’.

MUQDISHO (HN) — Helidda dhuuni xalaal inay ka cunaan goobaha la iskugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan. Balse hadda ardayda Muslimiinta Atlantic City walwalkaas wuu kasii dhamaanaya madaama dugsiyada wax-barashada ay cunnooyinkooda kusoo kordhin doonaan dhuuni xalaal ah shanta maalmood ee toddobaadka. Waana natiijada dadaal qaatay saddex sannadood oo uu horboodayay Farook Hossain; tallaab ...

Read More »

‘Ictikaaf iyo Afur’ lagama oggolaan doono gudaha laba Xarameyn.

MUQDISHO (HN) — Xilli dunida Muslimka looga diyaargaroobayo dhalashada Bisha Ramadaan oo ku timid waqtiga dunida uu mar kale fara ba’an ku hayo xanuunka Covid-19, dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inaysan jiri doonin isku imaantin nuuc walba ah inuu ka hirgalo labada Masjidka ee Makka iyo Madiina sida Taraawiixda, Ictikaafka, iyo xattaa wadajir in ‘lagu wada afuro.’ Sheikh Abdul Rahman ...

Read More »

Barack Obama ‘ayeeyadiis’ oo geeriyootay.

MUQDISHO (HN) — Gudaha Kenya waxaa looga yiqiin Mama Sarah waxayna ahayd ayeeyada Barack Obama, Muslimiinta ayaa ka tacsiyeeyey geerideeda. Waxay ku dhimatay isbitaalka ku yaalla Nairobi – iyada oo jirta da’da 99. “Waxaad u taagnaan doontaa astaanta hal-adeyga, naxariista iyo is-duldhigga,” ayuu yiri Hassan Roho oo ah gafanarka Mombassa, mar uu ka hadlayay geerideeda. Mama Sarah waxay ahayd xaaskii saddexaad ...

Read More »

Gudaha Iskuulka wax loogu dhigo Carruurta ‘hadalku kasoo daaho’.

MUQDISHO (HN) — Ma joogaan goob dalxiis ama fasal kamid ah fasaladda xanaananooyinka caadiga ah ee  carruurta ah. Kuwani waa carruur hadalku kasoo daahay oo qaba xanuunka autism-ka kuwaas oo halkan ka helaya fursaddii ugu muhiimsaneyd noloshooda oo ah in loo diyaariyo la fal-gelidda walxaha iyo tan ugu muhiimsan iyada oo dhan oo ah inay ugu dambeyntii hadli karaan. Waana ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!