crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 9

Yearly Archives: 2017

Shinbiro halistii ugu weyneyd ku haya bulshada ku nool gobal Maraykanka katirsan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Kadib markii laga soo taxaabay dhulka New England qarnigii 1800, shinbiraha loogu yeero Diik-roomi ama ‘Turkey’ luqadda Ingiriiska, waxay guulguul ku hayaan dadka magaalada Boston iyo guud ahaan gobalka Massachusetts ee dalka Maraykanka. Shinbirahan oo mar kasoo if baxay keymaha waqooyiga bari ayaa hadda u muuqda kuwa isku soo baahinaya magaalooyinka Massachusetts halkaas oo sida caleemaha ay ugu bateen. Laga ...

Read More »

Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Islaamku maanta wuxuu noqday diinta ugu weyn adduunka, marka la eego xaqiiqooyinka dhabta ah – lagana soo tago sheegashada Galbeedka ay ku tilmaameen inaan wali ka hooseyno Kiristianitiga. Si kastaba, umad leh taariikh fac weyn iyo raadad sooyaaleed ay ku hirato ayaa dunida maanta dib u hoggaamin karta. Waana Muslimiinta kuwa kaalintaas buuxin kara. Haddaba Sh Abdurahman ...

Read More »

Lammaane la argagaxay soo-galooti kusoo dhex dhuuntay gaarigooda.

England (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka UK ayaa sheegay inuusan hadda kahor waligiis arkin afadiisa oo la yaab awgiis suniyaha la taagtaagaysa markii ay ogaadeen in nin soo-galooti ah uu kusoo dhex dhuuntay gaarigooda. Lammaanaha Wales ayaa dalxiis afar maalmood ah kaga yimid dalka Faransiiska markii falkani uu dhacay. 59-jirka lagu magacaabo Paul Edmunds wuxuu sheegay  inuu gaarigiisa kasoo bixinayay ...

Read More »

Hooyo faqri awgiis carruurteeda u dilaysa.

New Delhi (Himilonewtwork) – Booliska ayaa bilaabay baaritaan kadib markii hooyo da’yar ay dishay labadeeda carruur waayo waxay ku daashay ku noolaanshaha nolosha saboolnimada, marka loo eego booliska Hindia. Booliska Mumbai ayaa sheegay inay haweeneyda ku oogeen fal-danbiyeed ah inay galabsatay geerida labadeeda carruur. Kadib dhaafinta nafta labada carruur, Anita Ajay Kumar Kanojiya, oo 29-jir ah waxay isku shubtay bansiin. Kadibna ...

Read More »

Aabe gabadhiisa ku dilay nadaafad-xumi iyo dhega-adeyg.

New York (Himilonetwork) – Aabe lix carruur ah heysta ayaa loo xiray dilka mid kamid ah gabdhihiisa oo uu ku dhaliilay inay areebo ahayd. Aabahan ku nool gobalka Ohio dalka Maraykanka ayaa qirtay inuu dilay gabadhiisa waayo waxay diiday fulinta amaradiisa iyo inaysan qolkeeda nadiifsan. 64-jirkan lagu magacaabo Jamal Mansour ayaa aad uga caraysnaa sida gabadhiisa ay ugu dhex nooshahay ...

Read More »

Maxaa helay Kaskii Hooyo-nimo ee kartida lahaa?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida maanta aanu guudkeeda dul maashoonayno waxa ay tahay mid wajiyo badan, waxa wiiqmay wax walba oo lagu farmuuqi jiray in ay yihiin wax tayaysan, toosan, tiigsimaad leh  oo lagu tashan karo. Balse tan maanta la arko ma aha mid ku taagan lugo toosan, Waxaa humaag  galay dhan walba oo nolosha ay ku tiirsan tahay, tusaalaha ugu ...

Read More »

Saakay iyo Zoobe – Ka duwan Sidii hore.

Muqdisho (Himilonetwork) – Meel dheer ayaan ka arkay socodka gaadiid kusii jeeda dhankaa iyo jidka Zoobe. Waxaan ogaaday in ugu danbeyn saakay dib loo furay. Qorshahaygu horraan wuxuu ahaa inaan docda kale kasoo galo xaruntayda shaqada. Qalbigayguna ima siinayn inaan kusoo socdaalo walow aan ka warqabay in xalay dib loo furay. Hayeeshe waxaan qaatay midda adag. Waxaan kusoo dhiirraday inaan ...

Read More »

Sawirro Cajiib ah – Nin laf-dhabartu wiiqmatay oo lagu guuleystay in dib loogu toosiyo.

Muqdisho – Kadib kasoo saarista xidid geed, Mun wuxuu muddo saddex bilood ah ku jiray xanuun laxawsiigu daran yahay. Waxaa qalooc ku yimid laf-dhabarta: caguhuna way itaal-gabeen. Dhaqtarka ayaa sheegay in kala goosyada xubnaha laf-dhabarta soo gala aysan sidii loo baahnaa u shaqaynin.  Mun wuxuu usoo socdaalay Australia isaga oo la nool rajo kama danbeys ah. Maalintii koobaad oo halkan ...

Read More »

Nin booliska ku amray inay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa si uu isugu dhiibo.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin reer  Michigan ah ayaa isku dayay inuu booliska ku cadaadiyo fulinta dalab uu doonayo si ay iyaguna ugu fududaato qabashadiisa isaga iyo kuwa lamidka ah haddii ay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa. Baaqan aan caadiga ahayn wuxuu ku fulay layaab isaga oo ku baahay baraha bulshada, ninkanina wuxuu fuliyay balankiisa ahaa inuu booliska isku soo dhiibo. 21-jirka ...

Read More »

17 October – Maalinta Caalamiga Cirib-tirka Faqriga.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ku dhawaad 100,000 oo qof ay isugu yimaadeen daarta xarunta Human Rights si ay u sharfaan dhibanayaasha saboolnimada, gaajada, ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!