Qudus, Falastiin (Himilonews) – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka hadlay xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneed magaalada Qudus gaar ahaan Masjidka Barakeysan ee al-Aqsaa oo bannaankiisa ka dhaceen rabshado dad lagu dilay. Erdogan ayaa ku eedeeyay maamulka Isra’il in ay xadgudbeen sidoo kale adeegsadeen awood xad dhaaf ah, kadib isku dhicii banaanka Masjidka ku dhax maray Dad Falastiiniyiin ah ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Lakulan – Ninka maalin kasta beera geed 48-kii sano ee lasoo dhaafay!
MUQDISHO – Waxay yiraahdeen hal qof masameyn karo is-baddal, hayeeshe Abdulsamad Sheikh oo 60-jir tuktukle reer Bangladesh ah, wuxuu caddayn nool u yahay in dadaallada yaryar ee soo jiitama in muddo ah ay macno weyn leedahay. Wuxuu beeray hal geed ugu yaraan maalin kasta taniyo markii uu 12 sano jirsaday taas oo ka dhigan inuu abuuray keyn yar oo ka ...
Read More »Eeyo mashruuc dhir-beeris ah ka bilaabaya Keyn gubatay!
Santiago (Himilonews) – Bishii January 2017, dab xooggan ayaa qabsaday gobalka dhaca bartamaha Chile ee La Maue kaas oo danbas ka dhigay dhul cabbir dhan 457,000 hectare oo keyn ah – hadda saddex Ey ayaa isku dayaysa inay inta karaankooda ah dib ku dhireeyaan iyaga oo orodka ay jecel yihiin adeegsanaya. Das, Olivia, iyo Summer oo ah saddex dhedig ayaa ...
Read More »Shiinaha – Qoyska Shinnada la nool
Beijing (Himilonews) – Aragga kolonyo Shinni ah oo hareerahaada ka gunuunacaysa waxay ku filan tahay inay kugu rido argagax, hayeeshe hal qoys oo Shiinees ah ayaa gurigooda kula noolaa muddo 12 sano ah. Waxay xattaa ka guran jireen malabka iyaga oo lacag ka sameynaya. Dad badan laga yaabee inaysan suuraysan karin. Balse inaad qolkaada qeyb ka siiso Shinnida iyada oo ...
Read More »18 July – Maalinta Caalamiga ee Nelson Mandela.
Muqdisho (Himilonews) – Taariikhaha laga diiwaan-geliyay Afrika xilligii isticmaarka ama gumeysiga ninka cad waxay leeyihiin sheekooyin galay sooyaalka qaaradda oo ilaa iyo maanta lagu qoro buugaagta. Balse dhamaan sheekooyinkani malahan dhadhan isku mid ah. Halka laga yaabo inay dhamaantood ka midaysnaayeen hadafka guud ee gumeysi diidka iyo isku talis madax bannaani leh, hadana mar kasta halgankoodu ma yeelan hal midab ama ...
Read More »Musuqmuusuq – Dhaxalka Faqriga!
Muqdisho (Himilonews) – Faqrigu wuxuu noqday sumadda heyb ahaan lagu baadi-sooco qaaradda Afrika marka laga hadlayo heerka nolosha oo ay kaga jirto qaaradaha kale ee dunida. 70% faqriga dunida wuxuu ka jiraa dalalka Afrika – halkaas oo kuwo badan sida Zimbabwe ay halis ugu jiraan xaalado la xiriira cunno la’aan ugu danbeyntii ku keenta inay u geeriyoodaan. 30-kii sano ee ...
Read More »Warbixin – Sida loo arko wax-qabadka Qurba-joogta Soomaaliyeed.
Muqdisho (Himilonews) – Taniyo markii uu soo gurya-noqday, Abdirizak Xasan Maxamed wuxuu ku shaqo bilaabay aqoontii uu kasoo bartay dibadda. Waana mid uu ku doonayo inuu ku badalo ku tiirsanaanta dadkeennu ku tiirsanaaday aqoonta shisheeyaha. “Waxaan soo bartay cilmiga badaha, waxaana hadda aan ku shaqeeyaa sida loo hago soo xirashada iyo hannaanka loo dejiyo loona hubsado badqabka badeecada iyo alaabadaha ...
Read More »15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.
Muqdisho (Himilonews) – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda dhalinyarada kaga aadan horumarinta dalalkooda loo kor yeeli lahaa. Duntuna maalintan ayaana sidoo kale ah in lagu baraarugsanaado tayada ...
Read More »11 July – Maalinta Dadyowga Caalamka.
Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ee Dadyowga taas oo raadisa inay diiradda saarto dardar-gelinta ah iyo muhiimadda xaaladaha dadyowga waxaa markii ugu horreysay dhistay Guddi QM u qaabilsanaa horumarinta barnaamijyada sanadkii 1989. Taniyo markaasna, Maalintan waxaa loo asteeyey 11 July sanad kasta in looga dabaal-dego in ka badan 90 dal. Qiyaasta hadda jirta ayaa qeexda in 83 malyuun oo dad ...
Read More »Xaflad Xiritaan oo loo qabtay Ardaydii ka qeyb-gashay Tartankii Qur’an Aqris.
Muqdisho (Himilonews) – Markii ugu horraysay taniyo markii la aas’aasay idaacadda Himilo ee magaalada Muqdisho, waxaa maanta ay qabatay xaflad tartan xiritaan oo loo qabtay arday gaaraysa 30 kuwaas oo ku tartamay 114 Qur’anka. Tanina waa natiijada ka dhalatay dhowr 10 cisho oo ardaydani xarunta Idaacadda ku galayeen tartanka kaas oo kusoo af-meermay jawi dagan. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb-galay marti ...
Read More »