Muqdisho (Himilonews) – Waxa lagu yaqaan xukuumadaha is-baddal doonka ah ee hadda un kasoo kabsanaya nidaamyadii dib u dhaca ku keenay ayaa ah gaabis kaga jira hir-gelinta himilada cusub iyo helid la’aanta halbeeg sugan oo lagu jaado dejinta shuruucyada ay doonayso inay ku meel-mariso ahdaafteeda. Taas waxay kuusoo baxaysaa marka aad dib u eegto halka xukuumadda Mudane Kheyre ay wax ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Kenya oo laga mamnuucayo isticmaalka Bacda ‘Plastic Bag’
Muqdisho (Himilonews) – Dowladda Kenya ayaa ku celcelisay in mamnuucista bacaha balaastiga uu meel-maray, marka la gaaro 28-ka bisha August-na uu dhaqan-gal noqon doono. Xog-hayaha Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Ilaha Dabiiciga ah, prof. Judy Wakhungu ayaa sheegay in isticmaalka, sancada iyo soo dhoofsiga bacaha balaastiga ay noqon doonto danbi iyo sharci-darro kadib taariikhda dhaqan-galka. Marka loo eego Wakhungu, qof kasta ...
Read More »Caddayn: Darbi-jiifta qaar ayaa ka xarrago iyo labis jecel Maal-qabeennada.
Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad caalami ah iyo dhibaatooyin bani’aadnimo oo qeyb ka ah caqabadaha nololeed ee Insaanka ku gadaaman. Noqoshada qof dib-jir ah oo jiifsada gidaaradda waa waaya’aragnimo xanuun badan. Qof kasta oo ina Aadan wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xaqa aas’aasiga u ah nolosha sida hoy, hunguri iyo hu’. Saddexdaas midkood marka uu qofku waayo, wuxuu ugu ...
Read More »Eeyo leh midab buluug ah oo lagu arkay dalka Hindiya.
New Delhi (Himilonews) – Tiro eeyo buluug ah ayaa lagu arkay duleedka aagga warshadaha ee Navi Mumbai, dalka Hindiya taas oo warbixinnadu tilmaamayaan inay sababteeda leedahay wasaqda iyo haraadiga lagu qubo webiga Kasadi. Muuqaalka iyo sawirrada dhowr eeyood oo yeeshay midab buluug ah ayaa ku baahay baraha bulshada maalmo kahor, taas oo su’aalo gelisay maskaxda dadka – haddii la daweyn ...
Read More »Muslim faqiir ah oo si yaab leh kaga mid noqday Xujeyda sanadkan.
Ankara (Himilonews) – Oday ku nool tuulo kamid ah dalka Ghana kaas oo mid kamid ah shaqaalaha fogaan-aragga Turkish TV su’aalay ‘haddii diyaarad-yar uu ku geyn karo magaalada Makkah’ ayaa riyadiisa rumowday kadib markii sheekadiisu ku baahday baraha bulshada. “Waxaa ku mahadsan Alle, waana u duceynayaa qof walba oo arrintan qeyb ku lahaa suura-galinteeda,” al-Hassan Abdullahi ayaa u sheegay Anadolu ...
Read More »Lakulan – Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan
New York (Himilonews) – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 oo kabo ah wax ka yar saddex sano. Fikradda Andre waa mid iska fudud: wuxuu ururiyaa kabaha cusub iyo ...
Read More »Lakulan – Bisadda ugu xanaaqa badan internet-ka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Inteenna badan waxaa dhacda inaynan jecleysan rabaayaysiga iyo xannaanada mukulaalaha. Qaarkeen waxayba nacaan inay kasoo ag dhawaato. Warkan wuxuu dhiillo kusii abuuri karaa inta aan ka ahayn daryeelayaasha bisadaha. Waayo waxay ku qaadanaysaa muddo kale inay ka fikiraan suura-galnimada ah inay habboon tahay rabaayaysigeeda iyo kale. Hayeeshe kuwa qaaday tabtii abuu Hurayra RC, falkani kuma qaadi karo in ...
Read More »Geedka ugu dheer adduunka
California (Himilonews) – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox uu hoggaamiyay Steve Sillett oo marr kusoo laabtay geedkan si uu u hubsado dherernimadiisa. Dadaal dheer kadib, waxay rasmi ...
Read More »Waxay u bixisay kellideeda – wayna guursatay!
Muqdisho (Himilonews) – Waxa aan ku tilmaami karaa ficilkii ugu deeqsinimada iyo naxariista badnaa damiirka bani’aadamka oo ay adag tahay in badan oo naga mid ah in ay sameeyaan xattaa haddii aan leenahay damiir naxariiseed oo lamid ah kan Sagal, waxa ayna dheer tahay geesinimada iyo dhiiranaanta oo ah wax loo dhasho. Sagal Cabdi Xasan oo Soomaali arday jaamacadeed ah ...
Read More »Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000
Tokyo (Himilonews) – Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo eego booliska Japan. Booliska Daishoji ayaa sheegay in haweeneyda jirta 75 sano ay gacantooda kusoo wareejisay lacag dhan 20 milyan oo yen – una dhiganta $180,000 oo ah lacag ay ka heshay iyada oo ku jirta boorso ...
Read More »