crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 7

Monthly Archives: December 2015

Marka lixdan jirku uu guursado gabar 9-jir ah

Muqdisho (Himilonews) – “Ma gacalisadaada? Hanbalyo!” Tani waa mid kamid ah faallooyinka ay ka bixinayeen dad badan oo isha saaray lamaane kala fog da’ ahaan. Sheekadoodu waxay noqotay la yaab dadku sunniyaha u kala qaadaan! Xittaa iyaga laftigooda ayaa dareemaya inay wax ugub ah ku dareen ugubnimada caadiga ah ee dadab-galka laba-caruus. Caruuskan, oo 60-jir ku dhow, ayaa guursaday gabar ...

Read More »

Gabdhaha Muslimiinta Kashmiir oo dirqi jirkooda looga ganacsanayo

Muqdisho (Himilonews) – Madax sare oo kamid ah kuwo ku nool gobolka Jammu ee Kashmiirta Hindiya gumeysato ayaa lagu helay inay gacan ku leeyihiin ka-ganacsiga gabdho yar-yar.  Mida taas kamid ah waa gabar 15-jir ah oo bileysku ay ku xabiseen gaal-shiraha kahor intaan lagu sii deynin damaanad. Gabadha ayaa sheegtay inay shirqooleen ku dhawaad 30–qofood oo xilal kala duwan kaga ...

Read More »

Aqalka Cad: Islaamku waa qeyb kamid ah Maraykanka

Muqdisho (Himilonews) – Iyada oo doraad musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee Maraykanka Donald Trump ee xisbiga Republican-ka ah uu sheegay in laga mancuuno Muslimiin kale inay soo galaan Maraykanka, Aqalka Cad ee White house-ka ayaa oraahdiisa ku tilmaamay mid qaaya-dilaysa noqoshadiisa madaxweynanimo ee USA–iyaga oo ugu yeeray xisbiga Republican-ka inay diidaan musharaxnimadiisa.  Af-hayeenka Aqalka Cad Josh Earnest ayaa ku tilmaamay Ol’olaha ...

Read More »

Cunug Lix lugood ku dhashay!

Muqdisho (Himilonews) – Dhaqaatiir ku sugan Pakistan ayaa ku guuleystay inay ka reebaan afar lugood oo dheeri ku ahaa cunug yar oo ku dhashay lix lugood.  Kooox dhaqaatiir ah ayaa ku sugan xarunta isbitaalka si ay u badbaadiyaan nolosha cunugan yar.  Madaxa NICH, Jamal Raza, wuxuu sheegay in dhashan la yaabka leh ay tahay natiijo ka dhalata cudur hida-sidaha ku dhaca–kaas ...

Read More »

Markay Gabadhu Cuntada cuni weydo!!

Muqdisho (Himilonews) – Gabar 25-jir Hindiyan ah–oo aan awoodin cunista cunto adag ayaa ku nooleyd dareere cabitaan ah taniyo dhalashadeeda.  Manju Dharra, oo ku nool Sonipat oo ku taalla duleedka Delhi, waxay maalin kasta cabtaa afar ilaa shan litir oo caano ah–iyo sidoo kale iyada oo cabta shaah iyo biyo.  Waxay ku sugan tahay xaalad lagu magacaabo achalasia–taas oo ah inay ku ...

Read More »

Sahan: Dadka gurran oo si fariid u ah

Muqdisho (Himilonews) – Sida aalaba raad-galku ku arooro, wuxuu ku raarmaa ugu yaraan run ahaantiisa.  Balse waxaa jira siyaalo dhowr ah oo dadka gacanta bidix wax ku qora oo Soomaalidu u taqaan Gureey loogu tilmaami karo dad fariid ah. Mid kamid ah siyaalahan waa hal-fikirka ama kartida ay kusoo karaariyaan aragti cusub oo ku saleysan xog dhabta. Taas waa marka ...

Read More »

Exclusive documentary report of El-Bur-Sepiolite

Muqdisho (Himilonews) – Tani waa barbixin ka hadlaysa baxaaalliga deegaan iyo isku xirka hab nololeed ee  degmada Ceelbuur, Galgaduud. Waxaa ku deeqay documentary-file-kan: Abdulkadir Moallim Abdi Gure, Sunlight Water and Environmental Consultancy Services, E-mail: youngmoallim@yahoo.com, engshaakir@hotmail.com Halkan ka degso warbixin PDF-ahaan. El-Bur-Sepiolite-Working-Paper

Read More »

Kanada oo qaabilaysa tira badan oo qaxooti Siiriyaan ah

Muqdisho (Himilonews) – Xukuumadda cusub ee Kanada ayaa fileysa inay sanadka cusub qaabisho tiro qaxooti Siiriyaan ah oo ku dhow 50,000 o barakacayaal ah, sida laga soo xigtay wasiirka socdaalka John McCallum. John McCallum wuxuu sheegay inay tiradani ka dhigan tahay tii ugu badneyd ee ay abid qaabilaan taniyo 1979–markaas oo tira qaxooti indha-yar ah oo gaaraya 60,000 ay magan-galyo siiyeen. ...

Read More »

Shan gefaf oo waalidku ku il-duufo carruurtiisa!

Muqdisho (Himilonews) – Waxaynu dib u sheegi karna gafaf muuqda oo badan oo aan waalidkeen ka galnay kolkii aynu caruurta aheyn. Siyaalaha qaar, gafafka way kaaga xusuus badan yihiin wax-qabadka dhowrsiga ah ee waalidku aanu noo qaban. In-kasta oo, ka waalid ahaan, qalad ay ku dhacaan, hadana waa muhiim inaynu ku foojiganahay il-duufyada aan ku xaqiijinayno soo saarista jiil cusub ...

Read More »

Sahan: Facebook oo shacbiyadda dhalinta koobaad ka galay

Muqdisho (Himilonews) – Dhalintan idin muuqata waxay si haqabeel ah ugu rogteen moobilladooda arjiga kuu suura-galiya inaad facebook-ga isticmaasho. Da’yarta waxaa dhacda inay moodaan in facebook-gu uu ka sara-tagay taladii waalidka, hadana waxay wali u adeegsanayaan si ka badan abid. Cimil-gal cusub oo ay sameysay firm Forrester, ayaa muujisay in–65% da’da u dhaxeysa 12–17-jir ay aaladaha xiriirka bulshada u arkaan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!