Kanada oo qaabilaysa tira badan oo qaxooti Siiriyaan ah
Posted by: Zakariya
in Wararka
December 6, 2015
376 Views
Muqdisho (Himilonews) – Xukuumadda cusub ee Kanada ayaa fileysa inay sanadka cusub qaabisho tiro qaxooti Siiriyaan ah oo ku dhow 50,000 o barakacayaal ah, sida laga soo xigtay wasiirka socdaalka John McCallum.
John McCallum wuxuu sheegay inay tiradani ka dhigan tahay tii ugu badneyd ee ay abid qaabilaan taniyo 1979–markaas oo tira qaxooti indha-yar ah oo gaaraya 60,000 ay magan-galyo siiyeen.
Wuxuu tilmaamay inuu la walaacsan yahay aragtida ay Kanadian-ku ka qabi doonaan tirada intaan la eg ee qaxootiga Siiriya.
Si kastaba, qaxootiga Siiriyaanka ayaa dhawaanahan waxaa magal-galyo siinayey dalal badan oo reer Yurub. Halka bulsha weynta Yurub qaarkood ay walaac ka muujinayaan sida ay noqon doonaan qaxootiga u badan Muslimiin Carbeed.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
Related
2015-12-06
You must log in to post a comment.