crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 5

Monthly Archives: December 2015

Haweenka Sucuudiga oo codkooda dhiibanaya

Muqdisho (Himilonews) – Haweenka ku nool dalka hodanka ku ah shidaalka ee boqortooyada Sucuudiga ayaa markii ugu horreysay si mid ah codkooda u dhiibanaya–iyaga oo isu-taagaya xilalka qaar ee doorashada.  Ku dhawaad 900 oo haween ah ayaa kamid noqon doona 7,000 ee musharax ee ku fariisan doona kursiyada gole deegaan ee gaaraya 284-ka.  Haweenka ku nool Sucuudiga ayaa loo oggolaan ...

Read More »

GORGOR Weeraray Musharaxa DONALD TRUMP

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo ku sugan xarun wargeys, Donald Trump ayaa waxaa si celcelis ah kaamiradu qabaneysay isaga oo ka gaashaamanaya Gorgor joogay xarunta wargeyska.  Trump oo dhowr jeer qabatay kaamirada ayaa muujinayey inuu la bardaday falka Gorgorka, Balse isaga oo muudsoonaya ayuu tilmaamay wax uu ku sheegay in Gorgorku kala yaabay timihiisa oo aan si fiican u shalleysneyn.  ...

Read More »

Askari Britain: “Dusha uma saari karo dad dhan qof qaladkiisa”

Muqdisho (Himilonews) – Askari kamid ah ciidanka Biritain—kaas oo lugtiisa kuwaayay dagaalkii Ingiriisku kula qaadeen Maraykanka dalka Ciraaq, ayaa sheegay inuu la yaabay sida dad badan ay uga filayaan inuu Muslimiinta ku cunsureeyo sababta waaya’aragnimadiisa. Chris Herbert ayaa tilmaamay qof inuu isku dayay inuu ku tirtirsiiyo Muslim-dacaayadeys—isaga oo ugu yeeray dadka joojinta ummad dhan in lagu dhaleeceeyo falka ay dhigaan ...

Read More »

Muslimiinta UK oo gargaaray Caddaan Biritish ah

Muqdisho (Himilonews) – Kumaakun oo daganayaal ah ayaa indhahooda ku arkay hantidoodii ku burburtay daadad kusoo rogmaday. Hayeeshe, inta lagu jiray samata-bixinta, daganayaashu waxay sheegeen falal isku dhaf ah oo naxariis iyo niyad-wanaag ah oo uga yimid dad la qaayibo—Muslimiinta UK. Sama-doonayaasha Ururka Al-Imdaad, oo ah Urur Sama-fal Islaami ah oo ka dhisan Blackburn ayaa u ban-baxay dhibanayaasha iyaga oo ...

Read More »

Ra’isul wasaaraha Kanada oo soo dhaweeyey qaxooti Siiriyaan ah

Muqdisho (Himilonews) – Ra’iisul wasaaraha cusub ee Kanada Justin Trudeau ayaa maanta ku soo dhaweeyey tiro gaaraya 163-qaxooti oo hor dhac ka ah 25,000 qaxooti Siiriyaan ah oo lagu keenay diyaarad militari magaalada Toronto. Tiradan qaxooti ayaa barakac ku ahaa gudaha dalka Lubnaan kahor intaan la keenin Kanada.  Dowladda cusub ee Trudeau ayaa horay u qaadaysa balan-qaad ay dib u dejin ...

Read More »

Markay madaxdu Nadaafadeynta Muqdisho u istaagaan

Muqdisho (Himilonews) – Gudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale iyo Dhamaan Salaadiinta Soomaliyeed ayaa Maanta Gacmahooda ku Nadafiiyey Qeybo Badan oo kamid ah degmada shangaani ee Gobolka Banaadir. Salaadiinta Soomaliyeed ayaa Wacad Ku Maray in ay duqa Magaalada fikirkiisa ahaay in magaaladan ay Noqoto Mid nadiif ah ay ku Garab taagan yihiin “Anaga Hadaan nahay salaadiiinta iyo ...

Read More »

Qeybtii 2aad: Wax Ka Baro Dhurwaaga “Waraabaha”

Muqdisho (Himilonews) – Dhurwaagu, siiba kan dhibcoolaha, wuxuu caan ku yahay cunista in kabadan 95% neefka ay dishaan iyo dhiirrinimada ay uga bursan karaan Haramcadka iyo Goosha dilanka ay cunayaan waloow lagu sunto inay yihiin gaatanto si fuleynimo ah ku ugaarata. Dhurwaagu habeenkii ayuu gabraartaa. Taas oo ka dhigan inuu guureeyo. Kolkolna subaxdii ayuu jabaqda ku hororaa. Marka inyar laga reebo ...

Read More »

Qeybtii 2aad: Wax Ka Baro Shabeelka -The Tiger

Muqdisho (Himilonews) – Kolka ay dilanayaan xoolaha waaweyn, waxay doorbidaan inay rubadda ku dhagaan neefka oo ay miciyahooda xooga leh ku dhex-dusiyaan iyaga oo dhulka kusii gujinaya—jeer neefku uu qabsin-ood u dhinto. Habkan, wuxuu badi ku dilaa xoolo uu kamid yahay Lo’-duureedka—oo lix jeer ka culeys badan Shabeelka. Inkasta oo ay horor-dilan karaan noolaha waaweyn, hadana dhashooda ay doorbidaan inay dishaan. ...

Read More »

Farrimaha Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) – Mir kaliya noloshaada dhexdeeda, waxaan si dhab ah u rumaysanahay inaad helayso qof dunidaada si guud is-badal ugu sameeya. Waxaad u sheegtaa walxo aadan naf kale waligaa la wadaagin. Way dhuuxaan wax waloo tiraahdo iyagoo dhabtii raba inay wax badan kaa maqlaan. Waxaad wadaagtaan yididiilooyin aayatiin leh; dhadhabyo aan waligood dhab noqoneyn—yool aan waligiis laga lib keenin. ...

Read More »

Qeybtii 1aad; Dhurwaaga ama Waraabaha

Muqdisho (Himilonews) – Bahal Yeeyda xoogaa ka weyn oo hilibka cuna; mid uu disho iyo mid baqti ahba. Wuxuu leeyahay guud iyo ilko xoog badan oo laf kasta burburin Kara iyo laba lugood oo jeenyaha ka gaaggaaban—cagtiisuna afar suul bay leedahay. Wuxuu caan ku yahay ci’ sillan oo wiririxa iyo qosol dadka waalan u eg. ~ Waraabe. Labkiisa waxaa la ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!