crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> GORGOR Weeraray Musharaxa DONALD TRUMP | HimiloNetwork

GORGOR Weeraray Musharaxa DONALD TRUMP

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo ku sugan xarun wargeys, Donald Trump ayaa waxaa si celcelis ah kaamiradu qabaneysay isaga oo ka gaashaamanaya Gorgor joogay xarunta wargeyska. 
Trump oo dhowr jeer qabatay kaamirada ayaa muujinayey inuu la bardaday falka Gorgorka, Balse isaga oo muudsoonaya ayuu tilmaamay wax uu ku sheegay in Gorgorku kala yaabay timihiisa oo aan si fiican u shalleysneyn. 
Tani ayaa ka yaabisay dad badan. Halka kuwa badan oo Muslimiinta kamid ah ay ku sheegeen in xittaa falkii uu ku yiri Muslimiinta–ay kasoo horjeedaan noolaha kale sida Gorgorka. 

gor gor1

Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!