crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: December 2015

Wax Ka Baro Yeeyga ama Uubatada

Muqdisho (Himilonews) – Bahal dugaagga kamid ah oo Eyga u eg: arigana aad u laaya. Wuxuu waxoogaa ka yar yahay Dhurwaaga~ Uubato ama Uuleey.  Yeygu baqtiga macuno. Dugaagta kale, sida Libaaxana, kuma dhaco inuu la dhiraandhirsado–gaar ahaan kolkay wadarta yihiin. Wuu aragti dheer yahay.  Sida la tilmaamo, baxaallo aan fiicneyn ayuu neefka ku dishaa. Isaga oo sara-jooga ayuu leefsadaa deedna ...

Read More »

Wax Ka Baro DAWACADA

Muqdisho (Himilonews) – Bahal jaadad badan oo dugaagga dibad-joogta ah kamid ah; waxay u egtahay Eyga. Waxay cuntaa hilibka. Dhogor badan iyo dabo hunbulan ayay leedahay. Waxaa loo heystaa ama la sheegaa inay dhagar badan tahay.  Labka waxaa lagu magacaabaa Dawac; halka tan dhedigta ahna la yiraahdo Dacawo ama Dayo. Golli iyo Gollacas waa jaadyo kamid ah Dawacada.  Sidka Dawacada ...

Read More »

Wax Ka Baro Weerka/Dhidarka

Muqdisho (Himilonews) – Bahal dugaagga kamid ah oo dhurwaaga u eg~ Dhidar. Kasokow inuu yahay laayaan xoolaha dila, hadana baxaalli aan fiicnayn oo dhanka gabraarsiga ah ayuu ku sifoobay. Tiro ari oo kob ku sugan hadduu kusoo baxo, midna nolol kuma daayo. Intuu luqunta iyo araxda jebiyo kulligood; waa inta uu orod ku gaaro une, ayuu kii ugu horreeyey ee uu ...

Read More »

FARRIIMAHA JACEYLKA

Muqdisho (Himilonews) – Waad ogtahay inuu jaceyl yahay kolka dhamaan waxaad rabto ay tahay raadinta qof farxadiis, xittaa hadii aadan ahayn sababta ka danbeysa farxadiisa. Waxaa tahay sida kaaha cadceedda; aad iigu diirran. Waxaa tahay sida Sokorta; aad u miid badan. Waxaa tahay adiga oo kale. Waana taaas sababta aan kuu jeclahay. Mid kamida mahadhada ugu xanuunka badan nolosha waa inaad jeclaato ...

Read More »

Madaxweynaha Tanzania oo arin la yaab leh markale soo rogay

Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynaha Tanzania John Magufuli ayaa diiday in kal-fadhiyada Golayaasha Tanzania dhexdooda lagu qaato cunto–isaga oo taas badalkeeda ku baaqay in shacabka loo muujiyo sinnaanta u dhaxeysa madaxda iyo iyaga.  Magafuli wuxuu hoosta ka xariiqay in qarash badan uu ku baxo qoondada loo sameeyo kal-fadhiyada fudud ee golayaasha dowladda–loona baanan yahay in cabitaan iyo sharaab kaliya lagu qaato shirarka ...

Read More »

Q2aad: Wax Ka Baro Haramacadka

Muqdisho (Himilonews) – Haramcadku wuu wada cunaa gedi neefka ay hargaantaan ama ay qabsadaan. Wuxuu u kala tallaabaa keyma-roobaadka iyo bananka gabaahiirta ah. Si iskumid ahna wuu ugu gabraartaa. Wuxuu ku daran yahay dabaasha waloow sida Shabeelka uusan ahayn. Waa soohdinle. Wuxuu labku seereystaa inta u dhaxeysa 30—78km oo wareeg ah. Halka dhedigtana ay soohdin dhigato 15—16km oo wareeg ah. Waa ...

Read More »

Muslimiin ku dhex tukaday Kaniisad

Muqdisho (Himilonews) – Sawirka idin muuqda waa walaalo Muslimiin ah oo ku dhex tukanaya qolka kamid ah Kaniisad ku taalla Brisbane, Australia.  Tani ayaa timid kadib markii kulan-caqiidadeed lagu qabtay Kaniisadda ay sababtay inay Muslimiintu ku gaareen xilliga salaadda–kolkaas kadibna madaxa Kaniisadda uu u oggolaaday inay ku dhex tukadaan qol kamid ah Kaniisadda.  Waxase yaabka badan ayaase ah in markii ay ...

Read More »

Wax ka baro Dalalka ugu badan ee doonaya ku dhaqanka Shareecada Islaamka

Muqdisho (Himilonews) – Waxaa lasoo saaray natiijada sahan lagu sameeyey dadyowga Muslimiinta ee ku nool dunida dacalladeeda sida ay u arkaan inay shareecada Islaamka isku maamulaan.  Ku dhaqanka Shareecada Islaamku waa waajib laga rabo inay dowladaha Islaamka hir-galiyaan. Hayeeshe, casriga maanta oo dulli uu hareeyey umadda Muslimiinta ah, ku dhaqanka Shareecadu waa howl adag dhaqan-galinteeda maadaama Khilaafo Islaami oo xeerkaas ...

Read More »

Daawo sawiradda; Jidka dheer ee gala Madaxtooyada Dalka

Muqdisho (Himilonews) – Wadada dheer ee ka baxda is-goyska Florenca ee tagta jidka dheer ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa dhawaan la dhisay. Wadadan oo kamid aheyd kuwii uu gaaray burburka dalka, waxaa suura-gashay in dib loo dhiso. Mahad ka gaarto kuwii dib u habeeyey. Hadda waxaa fudud in qof iyo gaari kasta uu dhib yaraan ku dul maro.  Wadadan ayaa ...

Read More »

Facebook-ga dhacdo fudud ka dhigay kiis adag

Muqdisho (Himilonews) – Gabar ayaa dhaawac wajiga iyo oogada sare kala kulantay saaxiibkeeda–taas oo ku saabsan dhacdo xiriir hoosaad. Dhibanadda ayaa sheegtay inuu wajiga ka nabareeyey saaxibkeeda. Is-maandhaaf ayaa la rumeysan yahay inuu soo kala dhex-galay kahor intaanay isku dayin xalinteeda. Saaxiibkeed ayaa kadib shilka wuxuu sawiradeeda ku baahiyay facebook-ga isaga oo la wadaagay asxaabtiisa. Bileyska oo dhacdada kala kulmay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!