Monthly Archives: November, 2025

Daawo Ninka Gacmo-socod ku fuula buuraha!

MUQDISHO (HN) - Ninka gacmo-socodka ku kora buuraha oo u dhashay Shiinaha ayaa dunida ka yaabsaday. Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaalkiisa.

La kulan – Ninka Gacmo-socodka ku fuula Buuraha!

MUQDISHO (HN) - Dad badan waxaa ku adag inay socod ku fuulaan meelaha sare ama buuraha, laakiin nin Shiinees ah ayaa dunida ka yaabsaday...

Bohoshii isku beddeshay Beerta Mooska ee ka qodontay Laamiga!

MUQDISHO (HN) - Wax ku bilowday bohol ka qodantay jidka laamiga ah ee dhex mara mid kamid ah waddooyinka caasimadda Havana ee dalka Kuuba...

Daawo – Buurta Qashin-qubka Delhi.

DELHI (HN) - Buurta oogada ka qurxoon hoostana ka qurxoon waxay ku taallaa magaalada New Delhi ee Hindiya. Waana goob qashinka lagu qubo oo...

Qashin-qubka Delhi – Buurta Oogada ka qurxoon Hoostana ka qurmoon!

MUQDISHO (HN) - Degmada Ghazipur waxaa ku taal goob lagu magacaabo Buurta Qashinka Delhi oo ku fadhisa bed gaaraya konton garoomo kubadda cagta lagu...

La kulan: Ninka 7$ oo uu xaday ku waayay $84,000 oo la siin lahaa!

MUQDISHO (HN) - Wade bas oo Jabaan u dhashay kaas oo waaya'aragnimo 30 sannadood gaaraysa ka heysta baabuur wadida ayaa lacag uu aayamaal u...

Sheekada Gabadha – si ay lacagta u keydsato darteed – Musqul u kiraysatay!

MUQDISHO (HN) - Gabar Shiinees ayaa qabsatay hadalheynta bulshada kaddib markii ay soo bandhigtay gurigeeda aan guryaha lamidka ahayn oo ay ku hoyato kaas...

Daawo – Shimbiro u le’anaya Bacda Balaastikada awgeed!

MUQDISHO (HN) - Caalamka waxaa dhibaato weyn ku haya bacda balaastikada ah oo sannad kasta ay u dhintaan noole kala duwan iyo bad iyo...

Shimbiro Halis ugu jira inay u dabargo’aan Bacda Balaastikada awgeed!

MUQDISHO (HN) - Jaziiradda Lord Howe waa mid aad ku arkayso shimbiro calooshoodu ay ka shanqarayso dhawaqa bacda balaastikada sababta oo ah waxay aad...

Gudaha Garoon diyaaradeedka aysan weligiis alaab ku lumin!

MUQDISHO (HN) - Garoonka diyaaraha Kansai ee dalka Japan waa mid sannad kasta ay kasoo degaan kana duulaan tobanaan malyan oo dad ah -...

Most Read