Yearly Archives: 2025

Daawo – Tartanka Bajaajleyda

MUQDISHO (HN) - Bajaajta waxaa aalaaba loo arkaa gaadiidka rayidka iyo fududeeyaha isku socodka dadweynaha marka la joogo nolosha magaalada. Waxay sidoo kale noqon...

Tartanka Bajaajleyda!

MUQDISHO (HN) - Marka laga hadlayo fududeynta adeegga isku socodka dadweynha, Bajaajta ama Tuktukta waxay soo galaysaa kaalinta koowaad. Waayo waa gaari yar qiimo...

“Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS.

MUQDISHO (HN) - Hoggaamiyaha Ururka RSS, Dattatreya Hosabale ayaa sheegay in diinta Hinduuska ay tahay mid sarreysa: Muslimiintana looga baahan yahay inay dhinacooda ka...

“Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda.

MUQDISHO (HN) - Is-mari waa ayaa ka taagan Shimla kaddib markii Xisbiga Hindu Raksha Manch uu sheegay in saddex masaajid oo ku yaalla magaalada...

“Gabar Muslimad Muxajabad Hindi ah keligeed ma socon karto cabsi darteed.” –

MUQDISHO (HN) - Gabar Muslimad Muxajabad ah ayaa sharafkeedii lagu jiid-jiiday waddada waxaana dhacdadan soo qabatay kaamirada dadweynaha. Wuxuu ahaa fal cabsi iyo dareen...

“Intaan Muslim ahayn, Hindiya way usoo qixi karaan.” – Sharci Diimaha kale siinaya mudnaanta Hindiya oo soo baxay!

MUQDISHO (HN) - Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in dadka heysta diimaha kala ah; Kiristanka, Buudiska, Hinduuska, Barisis-ka iyo Siikha kuwaas oo Hindiya ugu kala...

Wiil Muslim ah oo nafta loo dhaafiyay ‘lacag’ uu dhulka ka qaaday!

MUQDISHO (HN) - Waxay ahayd dhacdo murugo badan u horseeday qoyskan Muslimka ah. Saahil, oo ah wiil 14 jir ah waxaa madaxa looga toogtay...

Wasiir Hindi ah oo Gabar Muslimad ah ku xadgudbay iyo Dunida Muslimka oo ka aamusan!

MUQIDSHO (HN) - Muuqaal laga soo duubay barnaamij ay dowladdu ka sameynaysay Patna ayaa dhaliyay caro ba'an kaddib markii hoggaanka gobalka Bihar, Nitish Kumar la...

Halyay Muslim ah oo badbaadiyay Nolosha Dad Yuhuud ah!

MUQDISHO (HN) - Goobjooge ay muuqaallada duubeen isaga oo garba-duubaya kaddibna qoriga ka fara-maroojinaya dilaa nolosha dhaafiyay 11 qof oo Yuhuud ah xilli ay...

Ciqaabtii Daatil-Wuquud oo kale oo lagu hayo Muslimiinta Hindiya!

MUQDISHO (HN) - Dhacdo kale oo xanuun badan oo iftiiminaysa halista ku fooggan nolosha qofka Muslimka ah iyo amniga oo faraha kasii baxaya...

Most Read