Yearly Archives: 2025

Ninka iska diiday in laga iibsado gurigiisa oo korkiisa laga duldhisayo dhabbe tareen!

MUQDISHO (HN) - Nin u dhashay Shiinaha ayaa lagu tilmaamay hunguri-weyne dhuuni ah kaddib markii uu is hortaagay mashruuc lagu dhisi lahaa dhabbe tareen...

“Kelmadda Tawxiidka kaddib Noloshu way ii sii macaanaysaa mar kasta.” – Brittany Renner.

MUQDISHO (HN) - Brittany Renner, oo caan ka ah baraha bulshada ayaa markii ugu horreysay si furan uga warbixisay waxa ay ka dhigan tahay...

Halyayga Araga la’ ee Xifdisan Qur’aanka kariimka oo dhan!

MUQDISHO (HN) - Inamul Ali, oo kasoo jeeda xaafadda Tulamati village, gobalka Assam ayaa noqday xaafidul-Qur'an isaga oo weliba kamid ah dadka aan helin nimcada...

La kulan: Halyaygii iska diiday $200,000 in lagu laaluusho.

MUQDISHO (HN) - Sarkaal ciidan oo Nigeria u dhashay - kaas oo daacadnimadiisa xeesha dheer awgeed - dunida ku yeeshay magac fiican ayaa lasoo...

17 Qofood oo mar qura ‘Shahaadada’ loogu qabtay Dalka Kuuriya.

MUQDISHO (HN) - Ramadaantii lasoo dhaafay waxay xusuus lama ilaawaan ah u ahayd Masjidka Seol ee dalka Koofur Kuuriya. Waayo maalintii koowaad ee bisha...

Sida Imam Dhalinyar uu 90 Qofood uga caawiyay inay qaataan Islaamka!

MUQDISHO (HN) - Afartii sannadood ee lasoo dhaafay, Emre Şahin, oo 33 jir Imam ah, wuxuu goobjoog u ahaa 90 qofood oo qaadanaya diinta Islaamka...

Ballaarintii ‘abid ugu weyneed’ oo lagu sameynayo Masjidka Xaramka.

MUQDISHO (HN) - Baahida sida xowliga ah isu soo taraysa ee loo qabo ballaarinta dhulka uu ku fadhiyo Masjidka Xaramka ee Makka awgeed, dowladda...

Hyderabad: Safarkaygii Hindiya iyo Horumarkeeda!

MUQDISHO (HN) - In kasta oo aysan filashooyinkayga nololeed marnaba kamid noqon booqashada iyo aadida dalka Hindiya, haddana, 19 September sannadkii 2025 ayaan ka...

Muslimiin u ordaysa si ay deeq ugu ururiyaan walaalahooda Gaza!

MUQDISHO (HN) -- Si ay garab istaag ugu muujiyaan walaalaha Falastiin ee Gaza ku dhibaatoonaya, labo orodyahan oo kasoo jeeda Oldham oo la kala yiraahdo...

Masjid Firinjiyeer u sameeyey Dadka gaajoon!

MUQDISHO (HN) -- Firinjiyeer cusub oo dadka baahan loogu diyaariyo cunnooyin bisil oo ay cunaan ayay jamaacada Masjidka Southfield Square ka daahfureen magaalada Bradford...

Most Read