Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2025
Yearly Archives: 2025
Hindiya: “Saddexda Dalqadood oo lagu dhawaaqo waa Dambi hadda kadib.”
Himilo
-
December 3, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Haweenka Hindiya, Vijaya Rahatkar ayaa muujisay qanaaco badan oo ay ka qaadeen meelmarinta xeerka mamnuucaya furriinka saddexda dalqadood...
“Xaas labaad ma guursan kartid ilaa..” – Sharci la isku maandhaafay oo Kerala kasoo baxay!
Himilo
-
December 2, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Maxkamadda sare ee Kerala ayaa soo saartay sharci dhigaya in ninka Muslimka ah uusan xaas labaad guursan karin ilaa uu ogeysiiyo...
Muslimiin loo diiday inay ku dukadaan Masjidkooda!
Himilo
-
December 1, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Jimcihii na dhaafay, tiro Muslimiin ah ayaa laga horjoogsaday inay ku dukadaan Masjid saddex dabaq ah - sababta oo ah wuxuu...
Muslimiintii loo xiray Jaceylka Suubanaha NNKH oo dib u helay xorriyadooda.
Himilo
-
December 1, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Maxkamadda sare ee Delhi ayaa iska diiday - meeshana ka saartay - in dambi laga dhigo jaceylka Suubanaha NNKH kaddib markii...
“Madrasooyinku waa ilaha argagaxisadu kasoo farcamaan” – Wasiir Hindi ah.
Himilo
-
December 1, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Wasiir kamid ah gobalka Utter Pradesh ayaa - isaga oo aan caddaymo u heysan sheegadiisa - wuxuu Muslimiinta ku tilmaamay argagaxiso...
Hindiya oo si xeeladaysan Muslimiinta uga horjoogsanaysa Guursiga Dumarka badan!
Himilo
-
December 1, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Golaha Shacabka Gobalka Assam ayaa soo saaray sharci reebaya guursiga wax ka badan hal dumar ah. Wuxuuna hadda kaddib godedle-nimada ka...
Arday Muslimiin ah oo lagu qasbay inay ‘u hagoogtaan’ Sanamyo!
Himilo
-
December 1, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Saddex arday Muslimiin ah ayaa loo ciqaabay - si xunna loo bahdilay - sababta oo ah waxay ku tukadeen fasal kamid...
Daawo Ninka Gacmo-socod ku fuula buuraha!
Himilo
-
November 16, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Ninka gacmo-socodka ku kora buuraha oo u dhashay Shiinaha ayaa dunida ka yaabsaday. Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaalkiisa.
La kulan – Ninka Gacmo-socodka ku fuula Buuraha!
Himilo
-
November 16, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Dad badan waxaa ku adag inay socod ku fuulaan meelaha sare ama buuraha, laakiin nin Shiinees ah ayaa dunida ka yaabsaday...
Bohoshii isku beddeshay Beerta Mooska ee ka qodontay Laamiga!
Himilo
-
November 16, 2025
0
MUQDISHO (HN) - Wax ku bilowday bohol ka qodantay jidka laamiga ah ee dhex mara mid kamid ah waddooyinka caasimadda Havana ee dalka Kuuba...
1
2
3
4
...
6
Page 3 of 6
Most Read
“U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka.
September 21, 2026
Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah!
September 21, 2026
Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’
September 21, 2026
Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada!
September 21, 2026