crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2015 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: November 2015

Daawo sawirada: Arday Soomaaliyeed oo ka qalin-jabisay Uganda

Kampala, Uganda (Himilonews) – Tira arday Soomaaliyeed ah ayaa shalay ka qalin-jabisay jaamacadda Cavendish ee dalka Ugandha—kuwaas oo isugu jira kulliyadaha kala duwan ee laga barto jaamacadda. Kadib sanado xiriir ah oo ay marqaatiyada Degree-ga iyo Magistrate-ka ka diyaarinayeen jaamacadda, arday badan sida Abdullahi Omar Cazaam, waxay albaab cusub u fureen mustaqbalka noloshooda. Waxayna qaadanayaan waqti reynreyn badan. “Farxadayda lama ...

Read More »

Nin isku dhex-daldalay guriga Sodohdiisa!

Nairobi, Kenya – Nin 28-jir ah ayaa shalay isku daldalay deegaanka Siaya ee Kenya kadib muran ka dhashay xeer-hoosaadka qoyska. Moses Otieno ayaa meydkiisa lagu arkay isaga oo kasoo laalaada geed ku dhex-yaala guriga sodohdiisa. Marka loo fiiro daganayaasha Siaya, Otieno iyo ooridiisa ayaa dhawaanahan is-maandhaaf ku dhex qaadanayey guurkooda cusub. “Tani ma ahan markii ugu horreysay ee haweeney kasoo ...

Read More »

Haween kufsi ka cabanaya oo qaawanaan ku ban-baxay

Brazil, Brazil – Boqollaal haween is-qaawiyay oo kasoo horjeeda kufsiga iyo fad-qalalada ka dhanka dumarka ayaa socod ku maray waddooyinka Rio de Janeiro ee dalka Brazil. Haweenkan banneeyey qeybaha kore ee jirkooda ayaa hal-ku-dhigyo ka dhan ah kufsiga ku qoray xubanaha il-qabadka ah ee oogada. Dhacdadan oo fariin xooggan siday waxaa taageeray ururada rayidka ah ee Brazil. Dibad-baxayaasha ayaa hadafkooda koobaad ka ...

Read More »

Sahankii xaqiiqo-raadiska Xildhibaanada u rumoobay

Muqdisho – Guddi xaqiiqa raadis ah oo ka tirsan Golaha Shacbiga Qaranka oo ay dowladdu u dirtay xadka dalku la wadaago Kenya ayaa indhahooda kusoo arkay–wax ay ku tilmaameen caadyaal aan cidi sacabada ku dadi karin. Mudane Maxamed Cumar Dalxa, oo kamid ah madaxda guddigii u kacay soohdinta dalku la wadaago Kenya oo war-fidiyeenka la hadlay ayaa caddeeyey in Kenya ...

Read More »

Mahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho

Muqdisho – Waxaa soo sawiray sawir-qaade Ibraahim Cumar Bishaar oo Himilonews.com u qaabilsan muuqaallada.         Halkan waa waddo kamid ah waddooyin xaafadeedka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Sida aad arki kartaan, biyo ayaa sida balli dhex waran. Waxaana mahuraanka jira awgeed ay marin u tahay gaadiidka oo dhan. Qaar ayaa ku dhex-dama biyaha gudahooda: qaarna waxay ku maraan ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Canbaha

Muqdisho – Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo waxay la dagaalamaan Kansarka; dhimaan culeyska: dheellitraan Kaadi-macaanka. Waxay fududeeyaan howsha dheef-shiidka: nadiifiyaan jirka: jeermi dilaan ilma-aragtida. Hadaba, Himilonews.com, halkan waxay idin kugu soo gudbinaysaa sababaha kugu kallifi kara inaad maalin kasta canbe cunto. Waxaa ku cabbaysan nafaqo sida Vitamin A iyo C. Gaashaan-dhigga Kansarada ku dhaca qeybaha ...

Read More »

Xuska Toddobaadka Macalinka iyo doorka Bulshada

Muqdisho (Himilonews)  – Bilowga Toddobaadka soo socda oo ku beegan 21th November oo ah maalinta Macalinka Soomaaliyeed, waa maalin la xuso wax-qabadka macalinku ugu fadhiyo bulshada Soomaaliyeed–la iskuna baraarujiyo doorka dhumucda leh ee uu ku leeyahay horumarka iyo baraaraha umadda. Hadaba, Himilonews.com, waxay ugu baaqaysaa qeybaha bulshada inay isku baraarujiyaan kaalinta macalinku ku leeyahay bulshada–taas oo sidii looga baahnaa inaan ...

Read More »

Kulanka Taariikhiga ah ee Erdogan iyo Boqor Salmaan

Istanbul, Turkey (Himilonews) – Intii lagu guda-jiray shirka G20 Summit, kulan gaar ah oo waqti fiican qaatay ayaa waxaa isku dhinac arkay madax-weynaha Turkiga Rayib Dayib Erdogan iyo hoggaanka Sucuudiga Boqor Salmaan. Kulanka laba ma’suul ayaa waji cusub oo xiriir wanaag iyo diblomaasi ah u furay labada dal kuwaas oo muddo ku dhow 40-sano uusan dhex-marin xiriir sal adag. Madaxweyne ...

Read More »

IS oo u goodisay Washington

Muqdisho – Khilaafada Islaamka ayaa daboolka kaga rogtay muuqaal ay soo saartay maanta in dalalka hor-boodaya duqeynta Siiriya ay u bartilmaameedsan doonaan sida Paris–iyaga oo goodis u diray maamulka Washington. “Waxaan ku dhaaraneynaa Eebe weyne, dal kasta oo weerarada Siiriya ka qeyb qaata wuxuu mari doonaa ciribta ku dhacday Faransiiska. Inta duullaanka Saliibiga ah uu socdo, waxaad ku bishaareysataan inaadan ...

Read More »

Biya-dageenka Xareed: gargaar gurmad u baahday!

Xareed, Howl-wadaag, Muqdisho – Waxa daadka u eg ee halkan kasoo muuqda, dhiiqada iyo uskagga hor-yaalla kobtan ah haro kamid ah harooyin wasaqeedka loosoo dalxiis tago oo ku taalla magaalo—dunidu kaga jirta kaalinta koobaad ee nadaafad-darrida: waa Biyada-dageenka Xareed oo dhabarka ku haya dugsigii Xamar-Jadiid ee degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho—kaas oo maanta si deeq-la’aan ah ay u dagan yihiin ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!