crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> IS oo u goodisay Washington | HimiloNetwork

IS oo u goodisay Washington

Muqdisho – Khilaafada Islaamka ayaa daboolka kaga rogtay muuqaal ay soo saartay maanta in dalalka hor-boodaya duqeynta Siiriya ay u bartilmaameedsan doonaan sida Paris–iyaga oo goodis u diray maamulka Washington.
“Waxaan ku dhaaraneynaa Eebe weyne, dal kasta oo weerarada Siiriya ka qeyb qaata wuxuu mari doonaa ciribta ku dhacday Faransiiska. Inta duullaanka Saliibiga ah uu socdo, waxaad ku bishaareysataan inaadan caano ku cabi doonin aqalladiina,” ayuu yiri ruux kasoo muuqday Fiidiyowga.
Waxaase adag durba sida loo hubsan karo xaqiiqda muuqaalkan.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!