crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 98

Wararka

Gabdho 11-Jirro ah oo laga dhillaysan jiray oo lasoo sama-bixiyey

Muqdisho (Himilonews) – Bileyska ayaa loogu yeeray kadib ogaanshaha gabdho lagu sandulleysto dhillaysiga inay soo badbaadiyaan.  Gabdhahan ayaa lagu shaqaaleysiiyaa inay web-cam-ka hor yimaadaan iyaga oo qaawan kadibna rag qadka ugu jira muddo dheer haasaawiya.  Bileyska Filibin ayaa sheegay in gabdhaha lagu safo edeg-kaamireed lagu qaawiyo halkaas oo raggu kala xushaan midda ay la haasaawe tumanayaan.  Inkasta oo tani tahay ...

Read More »

Somaliland executes three people in less than a week

Muqdisho (Himilonews) – Once again in less a week, mother and her son allegedly accused of killing a women and burying the deceased in a dug in their home was reported to have been capital-punished by the Somaliland authority.  The execution took place in the outskirt of Mandera in Somaliland, according to Abdirizack Sa’id Ayanle, the secretary of the representative council ...

Read More »

Duqa Muqdisho: “Afafka ku qoran boorarka ku badala afkeenna”

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo kahor hadlayey kumaankun dadweyne reer Muqdisho ah, guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa caasimadda, Yuusuf Abdi Hussein, wuxuu wax laqaayibo ku sheegay boorarka ku dhigan af-Ingiriiska ee suran waddooyinka magaalada kuwaas oo shaki ah inay joogaan Ingiriiska ku abuuray bulshada caasimadda–isaga oo faray milkiilayaasha goobahaas ganacsi inay boorarkaas wax ka badalaan.  Kahadalka fagaaraha Daljirka Dahsoon, Yuusuf ...

Read More »

Heerka Jahliga ee haweenka Sucuudiga oo hoos usii dhacaysa

Muqdisho (Himilonews) – Heerka jahliga ee haweenka ku nool dalka Sucuudiga ayaa hoos ahaan ugu sii dhacday 8.27%, sida laga soo xigtay wasaaradda waxbarashada ee Sucuudiga. Ilo kamid ah wasaaradda ayaa sheegay in 45-sano kahor kaliya shan dugsi oo dadka waaweyn ah ay hadda kor u dhaafeen wax ka badan 1,400 oo dugsiyo lagu barto culuumta kala duwan ee aasaasiga ...

Read More »

Karla Jacinto: Gabadhii la kufsaday 43,200 oo jeer

Muqdisho (Himilonews) – Karla Jacinto waxay dhex-fadhisaa beer shinbiruhu bulxamayaan. Waxay ku dhaayatiirsaneysaa udugga ubaxyada iyada oo maqli karta dadka gadaal kaga socda gidaarka beerta; kuna arah-saneysa hadallo dabacsan gudaha caasimadda Mexico City. Waxay toos uga dhex muuqataa indhahayga, codkeeduna wuxuu la daadegayaa fiicnimo iyada oo dooneysa inay ii sheegto tirada ay rabto inay gocato –43,200. Ka qiyaas-qaadashadeeda gaarka ah, ...

Read More »

Guuleed: Hal-abuur kasoo baxay Arligeenna, Afrika iyo Adduunka

Muqdisho (Himilonews) – Guuleed Adan Abdi, oo 13-jir ah, wuxuu ku dhashay degmada Buuhoodle ee waqooyiga Soomaaliya. Wuxuu kasoo jeedaa qoys nolol ahaan meel dhexaad ah. Guuleed aabihiis wuxuu dhintay xilli uu dharab ku jir ahaa. Hadda waa heerka saddexaad ee dugsiga. Tiiyoo Guuleed iyo qoyskiisu ay ku foolan yihiin waayaha adag ee nolosha, hadana wuxuu kulmiyaa agabyo farsameysan oo ...

Read More »

La kulan: Ninka ugu cimriga dheer dunida

  Brazil (Himilonews) – Marka loo eego faallooyin saxaafadeed dhowr ah oo ay kamid tahay muddaalaha The Express, wiil addoomeed kaas oo wali socda bakoorad la’aan: cunana maalin kasta afar jeer ayaa loo tiirinayaa inuu yahay qofkii ugu cimri dheeraa ee dunida lagu arko—kadib helista marqaatigiisa dhalasho oo ka timid sanadkii 1880-kii. Jose Aguinelo dos Santos, kaas oo ku nool ...

Read More »

Muxuu salka ku hayaa xiriirka xumaaday ee Soomaliya iyo Iran

Muqdisho (Himilonews) – Dowladda Soomaaliya ayaa shalay kamid noqotay dhowr dal oo xiriirkii diblomaasinimo ee dalka Iran soo gunaanaday kadib ku dhawaaqista Sucuudiga ee ahaa inay Tehran u jartay xiriirkii booca ku tukubsanaa. Garab istaagista tallaabo ee Soomaaliya ku dhinac joogsatay Sucuudiga ayaa ka dhigan jid loo helay madmadowgii baryahan ku dhex-jiray Tehran iyo Muqdisho inuu soo af-meermay. Golaha wasiiradda ...

Read More »

Ganacsiga wareega ee: ‘Waa Caano Geel oo Saafi ah’

Muqdisho (Himilonews) – Fogaan boqol mitir kuu jirta, waxaad ka maqli kartaa dhawaqa cod-baahiye si celcelis ah loogu tiraabayo oraahda “Waana Caano Geel oo Saafi ah.” Wax yar kadibna waxaa ku hor yimaada baabuur yar oo laba qofood: darawal iyo kaaliyihiisa shirka hore saaran—gadaalna ku xanbaarsan dhoomo yar yar oo caano, sida laguu sheegayba geel ah—dusha sare ee dhigahana surtay ...

Read More »

Samburu: Gudniinka Fircooniga iyo Guursiga Gabdha aan dhab u korin

Muqdisho (Himilonews) – Heesidda iyo qoob ciyaarista iyada oo taagan kulan maalmeedka dugsiga, Younis waxay ku il-doorsataa jeclaanshaha dunida da’yar Kenyaati ah uu xaq u leeyahay—iyada oo xirashada uniforms dugsiga ku dhoolla-caddeysaneysa. Tani waa kasoo bax caqabadeed oo ay soo martay gudaha nolosheeda 13-jirnimada. Kolkii ay 9-jir aheyd, waalidka Younis waxay u agaasimeen inuu guursado nin iyada ku dhawaad awoowgeed ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!