Fariiimo Jaceyl;
Waxaan dareemaa raxmad iyo raaxo ay naftaydu ku sugan tahay marka aad dhinaceyga joogto. Qofna ima dareensiin karo kalsami iyo jaceyl sida aad adigu ii dareensiisay.
Quruxdaada, qofnimadaada iyo qaab-samidaaada ayaa igu qumisay noqoshada qof qiima leh. Haa aniga iyo adiga. Waa taas waxa aan doonayo. Aniga iyo adiga. Waa waxa aan ku riyoonayo.Â
Waano Jaceyl:
Ha sugin qof aad la noolaan karto. Sug qof aadan la’aantiis noolaan karin.Â
Isha: Himilonews.com.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com.Â