crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Gabdho 11-Jirro ah oo laga dhillaysan jiray oo lasoo sama-bixiyey | HimiloNetwork

Gabdho 11-Jirro ah oo laga dhillaysan jiray oo lasoo sama-bixiyey

Muqdisho (Himilonews) – Bileyska ayaa loogu yeeray kadib ogaanshaha gabdho lagu sandulleysto dhillaysiga inay soo badbaadiyaan. 
Gabdhahan ayaa lagu shaqaaleysiiyaa inay web-cam-ka hor yimaadaan iyaga oo qaawan kadibna rag qadka ugu jira muddo dheer haasaawiya. 
Bileyska Filibin ayaa sheegay in gabdhaha lagu safo edeg-kaamireed lagu qaawiyo halkaas oo raggu kala xushaan midda ay la haasaawe tumanayaan. 
Inkasta oo tani tahay dhacdo fool xun, hadana ka ganacsiga gabdhaha jirkooda waa dhib caalami ah kaas oo halis ku ah nolosha gabdho badan oo Aasiyaan ah. 
Indha-yarta qaar sida Japan iyo Hindiya ayaa leh tiro gabdho ah kuwaas oo nolosha qof muwaadin ah ku leeyahay wadankiisa ay ku tahay caqabad. 
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!