crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Labada MASJIDKA – Makka iyo Madina – oo soo celinaya Afurkii Wadajirka ahaa. | HimiloNetwork

Labada MASJIDKA – Makka iyo Madina – oo soo celinaya Afurkii Wadajirka ahaa.

MUQDISHO (HN) — Masjidka weyn ee Xaramka ayaa laba sano kaddib dib u anba-qaadaya barnaamijkii wada-afurka bisha Ramadaan oo faafitaanka xanuunka Covid-19 awgiis loo baajiyay.

Dowladda Sucuudiga ayaa fasax siisay Samafalayaasha u xilsaaran diyaarinta barnaamijka wada-jir u wada afurka ah ee bisha Ramadaan. Waxaana ay ku jiraan tallaabooyinkii ugu dambeeyey oo ay ugu diyaargaroobeen soo dhaweynta bisha fadliga iyo kheyrka badan.

Masaajidda labada magaalo ee Makka iyo Madina ayaa wadajir u fulin doona mashruuca oo markii horaba ay ku caan ahaayeen.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!