BEIJING (HN) — Waalidiin Shiinees ah ayaa dacwad ku oogaya wiilkooda kaddib markii uu siin waayay nafaqo iyo taageero maaliyadeed oo ay ku noolaadaan. Waxaa jira dhaqan la yiraahdo Filial piety oo diimaha Buudiska iyo Taoist-ga ay ku booriyaan ilmuhu inay xushmad, iyo ramasho u muujiyaan labada waalid ee dhalay. Laakiin dhaqankaasu, marka la fiiriyo Galbeedka, muhiimad weyn kuma lahan. ...
Read More »Wararka
Sawiro — Sababta Guri Dabaq loogu daahay Dhir faalalaysa!
HANOI (HN) — Degmada Dong Da ee caasimadda Fiitnam waxaa ku yaal guri isa-saar ah oo caleemaha dhirta faalasha ay guudkiisa gebi ahaanba qariyeen. Waxaa loo yaqaan Dhismaha Nool. Waxaana maskaxda lagu hindisay ka danbeeyey Prof. Dr. Hoang Nhu Tang oo Jaamacadda Hanoi ka dhiga cilmiga farsamada iyo injineeriyadda. 30 sanno kahor markii dhismahani uu ahaa kan ugu dheer degmada, ...
Read More »Sheekada Wiilkii Qudaarta loo diray ee Qof nool la yimid!
NEW DELHI (HN) — Hooyo Hindi ah ayaa amakaaggii ugu darnaa nolosheeda kala kulantay wiilkeeda kaddib markii ay suuqa uga dirsatay adeeg – in yarna dabadeedna uu la yimid gabar uu sheeganayo inay tahay xaaskiisa. Waxaana hooyadan ku adkaaday inay midowga labadooda si fudud ku aqbasho. “Diyaar uma ihi inaan aqbalo guurkooda,” ayay u sheegtay Hindustan Times. Lammaanaha ayaa ku ...
Read More »Gabadha labada midab ku leh labada wiil ee indhaha!
GROZNY (HN) — Internet-ka waxaa ku jira sawiro qurux badan oo soo jiidan kara dareenkaada, balse 11 jir lagu magacaabo Amina Ependieva, sawirkeedu waa mid gooni ah. Waa gabar u dhalatay dalka Jejniya ee hoos-taga Dhulweynaha Ruushka, waxaana ay labadeeda indhood kala leeyihiin laba midab oo soo jiidasho leh. Waxaana markii ugu horreysay sheekada daah-rogay sawir-qaade Jejniya u dhashay. Wuxuuna ...
Read More »Haweeney – qaliin is-qurxis ay gashay awgeed – aan indhaheeda isku qaban karin xilliga hurdada!
MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha ayaa sheegtay in – si ay habeen walba u seexato ay mid kamid ah indhaheeda ku xirto faashad – kaddib markii qaliin is-qurxis ah oo ay gashay ay sababtay inaysan indhaha mar qura isku wada qaban karin marka ay seexanayso. Haweeneydan oo magaceeda lagu soo gaabiyay Ms Ma, waxay bixisay adduun dhan ...
Read More »Sheekada Haweeneyda 51 jirta ah oo Quruxdeeda lagu hal-qabsado!
SEOUL (HN) — Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa – muuqaal-yarideeda awgeed – waxay soo jiidanaysa indhaha dad badan. Muggii ugu horreysay oo ay wararka ugu xiisaha badan kamid noqotay sheekadeedu waxay ahayd sannadkii 2016-ka markii sawirkeeda uu ku baahay baraha bulshada qaaradda Asiya. Waxaana ay jirtay 48 sanno. Baaritaankii lagu ogaaday ...
Read More »Halista cudurka Karoona(COV-19), baahiyaha muhiimka ah iyo wacyiga bulshada Soomaaliyeed+Talo: (Xog Muhiim ah)
Cudurka Karoona waa cudur halis ah, waxa uuna dhibaato wayn ku hayaa caalamka oo idil, haba ku kala duwanaadeen’e. Dhakhaatiirtu waxa ay sheegeen in cudurkani uusan ahayn mid cusub, se hadda halistiisu sii badatay. Sida aad og tihiin wasaaradda caafimaadku waxa ay xaqiijisay in hal qof oo Soomaali ah oo dalka soo galay laga helay. Inkasta oo dhakhaatiirta qaar qabaan ...
Read More »26 Janaayo – Maalintii Qaranjabka Soomaaliya.
MUQDISHO (HN) — Subax jawigeedu cakiran yahay oo saadaasha laga bixiyaana ay u badan tahay in Jaalle Siyaad uu isaga baxo aqalka Villa Somalia – kaddib laba toddobaad oo dagaallo joogto ahi ka dhex socdeen gudaha caasimadda Muqdisho ayaa xukunkii 21 jirsaday hoggaamiyaheedii ku qasbay inuu cagta saaro waddada xiriirisa Xamar iyo Afgooye. Gu’yaal is cirbinaya ayaa kasoo wareegtay dhacdadaas ...
Read More »Qisada ka danbeysa Qalin-jebintayda Jaamacadda.
MUQDISHO (HN) — Toddobaad kaddib oo laga joogo markii aan difaacday Buugaygii Jaamacadda, waxaan wali il gacaltooyo leh kusii eegayaa sannadihii wacnaa oo joogitaanka Jaamacaddu iiga dhignaa wax walba taa oo si aan gunteeda u xaqiijiyo darteed wax kasta ugu bareeray. Waayo qalin-jabintayda laf ahaanteeda ayaa sharixi karta wax walba oo ku saabsan wax-barashadayda Jaamacadda. Sannadkii 2011 markii ugu horreysay ...
Read More »Xusuus Togan – 11 sano kaddib Geeridii Hooyaday.
MUQDISHO (HN) — Maanta oo kale 14 Janaayo 2009, waxaa subax iigu waabariistay farxad iyo maalin caadi ah uu gabbalkeedu iigu dumay murugo iyo uur-ku-taalo. Goor duhur ah ayaa la iisoo sheegay Dhimashada Hooyaday oo aan muddo sannad ku dhow arag. Waxaan ahaa arday ku jira sannadkii ugu danbeeyey dugsiga dhexe oo walaalkiis – dhawaantaa guursaday – kula nool magaalada ...
Read More »