Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaSiyaasiga Xisbiga Midigta Fog ee Jarmalka oo diinta Islaamka qaatay. Dunida Muslimka Siyaasiga Xisbiga Midigta Fog ee Jarmalka oo diinta Islaamka qaatay. By Zakariya January 24, 2018 0 58 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – Xubin kamid ah Xisbiga Bidixda Fog ee Jarmalka ayaa diiinta Islaamka qaatay – isaga oo shaqadii uu ka hayay Xisbigiisana isaga tagay, sida ay soo xigatay Deutsche Welle. “Waa wax aniga ii gaar ah,” ayuu yiri  Arthur Wagner markii la weydiiyay sababta uu ku islaamay. Warar ayaa isasoo tarayay taniyo markii uu Xisbiga shaqadii uu ka hayay iska casilay 11 bishan January. In kasta oo Wager uusan si qoto dheer u faahfaahin go’aankiisa, afhayeenka Xisbiga, Daniel Friese ayaa xaqiijiyay. “Xisbigu wax dhibaato ah kuma qabo,” ayuu yiri Daniel Friese. “Diintu waa doorasho gaar ah oo sida dastuurkeennu dhigayo xaq uu u leeyahay inuu go’aansado.” Xisbiga ayaa sanadkii hore sheegay in Islaamku uusan ahayn qeyb kamid ah dalka Jarmalka. Balse Wager oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Ruushka ma ahan qofkii ugu horreeyey ee heerkiisa ah oo diinta Islaamka qaata. Sanadkii 2013-ka,  Arnoud Van Doorn, oo ahaa cunsuri neceb Islaamka ayaa u ugu danbeyntii qaatay diinta Alle. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleDowlad ku sifowday Islaam naceyb oo burburisay Masaajid dhisnaa Boqol sano ka badanNext articleUrurrada Diimaha Maraykanka oo sanad kadib mamnuucistii Trump isugu soo baxay inay naqdiyaan. Zakariya RELATED ARTICLES Dunida Muslimka “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Dunida Muslimka Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Dunida Muslimka Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments