crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 33

Wararka

Maalinta Caalamiga ee Wax-barashada.

MUQDISHO (HN) — Wax-barashadu waa xaq insaani ah; mas’uuliyad iyo sharaf naga wada dhaxaysa. Kal-fadhiga Guud ee QM, ayaa 24 Janaayo sannad kasta u aqoonsaday Maalinta Caalamiga ah ee Wax-barashada si loogu dabaal-degga kaalinta tacliintu kaga jirto nabadda iyo horumarka. Helid la’aanta fursado wax-barasho oo loo siman yahay, waxay xagal-daacinaysaa dadaallada dalal badan ay ugu jiraan ciribtirka saboolnimada. Maanta, 258 ...

Read More »

Taariikhda iyo Wax-ku-oolnimada Hidde-sidaha DNA.

MUQDISHO (HN) — Duni tuhunka iyo dhayalsiga xaqiiqooyinka ay mararka qaar halis iyo sumcad-dil ku keeni karaan nolosha iyo sirooyinka ka dhaxeeya qoysaska ama laba wada dhashay, hidde-siduhu wuxuu noqonayaa midka ugu habboon iyo toobiyaha saxda ah ee lagu kala ogaan karo xaqiiqada. Waxaana uu u muuqda mid kamid ah iqtiraacaadka ka hirgalay adduunyada si weynna looga mahdiyay. Hiddesidaha afka ...

Read More »

Maxaa kala duway LABADA 8 FEBRAAYO?!

MUQDISHO (HN) — Xabadaha iyo bululeerada loo ridayo dabaal-dega iyo gaadiidka ciidanka dowladda oo magaalada ku xiimaya – halkaas oo shacab badan ay iskaga tallaabayeen degmo ka degmo waxay ahayd dhacdo afar sano kahor taariikhi ah oo aan horay uga dhicin caasimadda. Maanta, isla dhacdadaas oo kale ayaa laga fishay caasimadda inay mar labaad ka dhacdo – hubaashiina qaar badan ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la’aanta Gudniinka Fircooniga.

MUQDISHO (HN) — Sannadkii 2012-ka, Kalfadhiga QM ayaa 6 Febraayo u asteeyey Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la’aanta Gudniinka Fircooniga ee afka qalaad lagu soo gaabiyo FGM ama Female Genital Mutilation. Antonio Guteras oo ah Xoghaya Guud ee QM, war qoraal ah uu soo dhigay bartiisa wuxuu ku yiri; “Wadajir waan uga adkaan karnaa FGM-ka marka la gaaro sannadka 2030-ka ...

Read More »

Bandhigga Buugta Banaadir oo maanta lasoo gabagabeeyey!

MUQDISHO (HN) — Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobalka lagu soo gabagabeeyey Bandhigga Buugaagta Banaadir oo muddo saddex maalmood ah ka socday. Xiritaanka munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Xil-dhibaan Dalxa iyo Wasiirka Haweenka, Xafsa Maxamed Xaabsade iyo guddoomiyaal degmo iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay gobalka Banaadir oo uu kamid ah Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobalka, Makaraan. Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Somaaliyeed, mudane Cali ...

Read More »

Ban-dhigga Buugaagta Banaadir oo maanta la daahfuray.

MUQDISHO (HN) — Bilooyin dhowr ah oo Dabshidyadii lagu soo bandhigi jiray buugaagta ay qoraan qorayaasha Somaaliyeed ay galeen hakadweyn, waxaa maanta Xarunta Dhalinyarada Gobalka Banaadir lagu daahfuray Bandhiga Buugaagta Banaadir oo ah madal ay ku dhan yihiin qorayaasha ku sugan caasimadda dalka. Yaxye Sigane oo ah kamid ah agaasinka madasha ayaa ku tilmaamay dhabbe iyo jiho cusub oo horay ...

Read More »

Sheekada Ninkii 72 masas ah qol kula jiray 72 saacadood.

MUQDISHO (HN) — Neelam Kumar Khaire, oo ah aqoonyahan ku gaaroobay baxaalliga iyo dhaqanka masaska iyo xamaalatada, wuxuu heystaa rikoor aan jebin. Isaga oo da’yar ayuu 72 saacadood oo xiriir ah wuxuu xero kula jiray 72 masas ah. Wuxuu caddeeyey in masasku aanay qaniinyada la dhalan balse ay tahay wax laga keensado haddii la maago. Sannadkii 1980-kii, isaga oo 28 ...

Read More »

Ciriiriga ka jira Jidka JAALLE SIYAAD.

MUQDISHO (HN) — Iska ilow ciriiriga ka jira waddada Wadnaha iyo Isgoysyada Bakaaraha iyo Howl-wadaag. Taas waa farriinta kaliya oo lagaaga keeni karo Jidka Jaalle Siyaad. Sababta oo ah ciriiri dhaafay ciriiri wuxuu hadda saacad walba ka dhex jiri karaa jidka dheer ee Kulliyadda Jaalle Siyaad iyo Warshadda Caanaha u dhaxeeya. Haddii aad rabtid inaad si dhab ah u fahamto ...

Read More »

Sababta Qoys ay muddo lix sanno ah ugu negaadeen Isbitaal!

MUQDISHO (HN) — Nin Shiinees iyo waalidkiisa ayaa go’aansaday in ka bixiyaan isbitaalka Beijing oo uu muddo lix sanno ah si joogto ah ugu noolaa kaddib markii muran xagga deynta ah uu dhex maray iyaga iyo maamulka. Sannadkii 2014-ka, ninkan oo lagu magacaabo Tian waxaa luu gudbiyay isbitaalka Beijing kolkii uu dareemay xanuun liidaanyo iyo hungaaco leh. Waxaa la filayay maalmo kooban ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!