MUQDISHO (HN) — Maalmahan waa iska caadi inaad aragto arday kamid ah Jaamacadda Memorial University oo cuntooyin fudud u sita si ay ugu hiraabtaan ‘suxuurtaan’.
Maalmo yar un kahor imtixaankooda, badi ardaydan oo ah Muslimiin waxay ku soomayeen kaliya cunnada hal waqti oo afurka ah.
Hadda laakiin waxaa cuntadii ay ku hiraaban lahaayeen usoo diray Ururka Muslim Students’ Association si ardaydan ay imtixaanka iyo waajibaadka Soonqaadka iskugu dheelli-tirmaan.
“Qof walba oo iyaga kamid ah wuxuu u muuqdaa mid wax ka dhiman yihiin oo wax tabaya,” ayay tiri Nusrat Zahan, oo kamid ah Muslim Students.
Deeqdan suxuurta ah waxay siibtay leeb ku taagnaa laabaha ardaydan oo qaarkood ay aad uga jajabneyd.
You must log in to post a comment.