Istanbul, Turkey (Himilonews) – Intii lagu guda-jiray shirka G20 Summit, kulan gaar ah oo waqti fiican qaatay ayaa waxaa isku dhinac arkay madax-weynaha Turkiga Rayib Dayib Erdogan iyo hoggaanka Sucuudiga Boqor Salmaan. Kulanka laba ma’suul ayaa waji cusub oo xiriir wanaag iyo diblomaasi ah u furay labada dal kuwaas oo muddo ku dhow 40-sano uusan dhex-marin xiriir sal adag. Madaxweyne ...
Read More »Dunida Muslimka
IS oo u goodisay Washington
Muqdisho – Khilaafada Islaamka ayaa daboolka kaga rogtay muuqaal ay soo saartay maanta in dalalka hor-boodaya duqeynta Siiriya ay u bartilmaameedsan doonaan sida Paris–iyaga oo goodis u diray maamulka Washington. “Waxaan ku dhaaraneynaa Eebe weyne, dal kasta oo weerarada Siiriya ka qeyb qaata wuxuu mari doonaa ciribta ku dhacday Faransiiska. Inta duullaanka Saliibiga ah uu socdo, waxaad ku bishaareysataan inaadan ...
Read More »Khilaafada Islaamka oo sheegatay weerarkii Paris
Muqdisho – Khilaafada Islaamka ayaa dhabarka u ridatay mas’uuliyadda weerarkii Paris kaas oo ka tagay dhimashada in-ka-badan 120 qof sida lagu sheegay warbixin toos loogu daabacay war-fidiyeennada. Waxaa lagu yiri: “Sideed kamid ah walaallada Mujaahidiinta ayaa weerar naf-hurnimo ku qaaday wadanka saliibiga ah ee Faransiiska.” Warbixinta oo lagu qoray afafka Carabiga iyo Faranjiga ayaa loogu goodiyay weeraro hor leh oo ...
Read More »OIC oo TV Islaami ah howl-galinaysa
Jeddah, Sucuudiga (Himilonews) – Ururka Midnimada Islaamka ee OIC ayaa horay u qaadaya tallaabo lagu howl-galinayo fogaan arag Islaami ah kaas oo ku bixin doona saddex afaf–ujeedadiisuna tahay inuu is-badal fal-celin togan ah ka sameeyo dunida Muslimka sida ay soo xigatay Arab News. Xog-hayaha guud ee OIC Iyad Madani wuxuu yiri; “Dunida Islaamka maanta waxay si dhaqsiinyo leh ugu baahan ...
Read More »Haweeney Filastiiniyad ah oo geesimo ku shahiiday
Muqdisho – Ilaalada ayaa rasaas kor ugu riday si ay uga joogsato kob-baaritaan oo u dhow magaalada Qalqilya. Waxaana ugu danbeyntii toogtay ciidamada amaanka, wasiirka gaashaan-dhiga ee Israel ayaa u sheegay warfidiyeenka. Laba waraaq oo ay ku qorneyd qaabka ay u fulin karto qorshaha ayaa laga helay boorsadeeda sida ay sheegtay wasaaraddu. Bileyska reer Falastiin ayaa heybteeda ku sheegay Rasha ...
Read More »Siduu Islaamku ugu faafay Hindiya?!
Muqdisho (Himilonews) – Maanta, dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Aasiya ee Hindiya, Pakistan iyo Bangladesh, waxaa ku nool wax ka badan 500 oo malyuun oo Muslimiin ah—taas oo ka dhigan mid kamid ah goobaha ugu badan ee Muslimiinta dunida kaga nool yihiin. Taniyo soo galistii Islaamka dalka Hindiya, wuxuu door muuqda ku yeeshay deegaanka iyo dadkiisa. Eegga, aragtiyo dhowr ah ...
Read More »Joojinta faafista Islaamka iyo fal-celinta Muslimiinta Yurub
Muqdisho (Himilonews) – Iyada oo toddobaadkan dunida laga dareemay cadaadis lagu hayo dunida Muslimka ah gaar ahaan Muslimiinta reer Galbeedka–halkaas oo ol’ole ballaaran oo loogu magac daray “WORLD says NO to ISLAM,” oo macnaheedu yahay Dunidu waxay Maya leedahay ISLAAMKA, dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee fikradaha sirgaxan kasoo garoocday warbaahinnada reer Galbeedka, waxay ku aroorayaan fiira-yaridooda. Taniyo markii kooxda la ...
Read More »Sucuudiga oo casuumaya ardaygii Muslimka ahaa
Jeddah – U rumeynta mid kamid ah riyooyinka uu ku hamin jiray wiilka 14-jirka ee reer Suudaan kaas oo Aqalka Cad lagu casuumay kadib hal-abuurkiisii ahaa saacad guri-ku-sameys ah, Dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay in riyadiisa ah inuu usoo cimreysto Xajka ay u fududeyn doonaan. Baaqa waxaa soo dhaweeyey bulshada reer Suudaan ee ku nool Boqortooyada Sucuudiga. “Waynu qiimeynaynaa go’aanka Boqortooyada. ...
Read More »10-sano jir Qur’aanka xifdiyay gudaha dalka Bosnia-Herzegovina
Sarajevo (Himilonews) – Wiil toban sano jir ah ayaa noqday qofkii ugu yaraa dalka Bosnia-Herzegovina kaas oo laabta ka xifdiya Qur’aanka kariimka ah—isaga oo ku deeqaya door muuqda dhalinyarada Muslimiinta ah ee caalamka ku nool. “Wiilkayga Abdiraxman wuxuu carbiska ku qaatay si fudud inuu Qur’aanka ku qeybo,” Aabaha wiilka, Hamzaliya Tabakovic ayaa u sheegay World Bulletin. Wiilka da’da yar ee ...
Read More »Haweenka Malaysia oo doorbidaya Xijaabka casriga ah
Kuala Lumpur (Himilonews) – Tiiyoo ay wali isasoo tarayso baahida haweenka Muslimiinta Malaysia ee ku aadan xirashada Xijaabka, doonista hab-labiseedka casriga ah ee Xijaabka waa mid kusoo badanaya waddooyinka guud ee dalka Malaysia. “Doorashada xirashada Xijaabku ma ahan inay cadaadis ku abuuri karto gabadha Muslimadda ah. Mana ahhan fal kaliya loo arko mid ruuxi ah,” Nurul Zulkufli ayaa u sheegtay ...
Read More »