crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 50

Dunida Muslimka

3000 oo Qof oo kusoo Islaamay Dubai.

Dubai (Himilonetwork) – In ka badan 3000 oo qof oo ka kala soo jeeda 69 dal oo dunida oo dhan ah ayaa kusoo muslimay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay Hey’adda Dacwada ee n Dar Al Ber Society. “KU dhawaad 2,785 kamid ah waxay kusoo muslimeen xarunta hey’adda ee Dubai – halka inta kalana ay kusoo muslimeen e Ras Al Khaimah,” ayuu ...

Read More »

Muslimiinta Ruushka oo kor usii dhaafaya 25 milyan.

Jejniya (Himilonetwork) – Taniyo bartamihii qarniga 7aad oo ah markii ileysku gaaray gobalka Caucasus, Islaamku wuxuu si xawli ah ugu fiday dhulweynaha Ruushka – isaga oo maraya wax ka badan 25 milyan oo Muslimiin ah inay ku nool yihiin. “Muslimiintu waxay dalka soo galeen 22 sano kadib geeridii Suubanaha NNKH,” Muftiga Ruushka, Sheikh Rawil Gaynetdin ayaa u sheegay Anadolu Agency. “Waxay kasoo ...

Read More »

FIFA oo soo dhaweyn fiican u sameynaysa Taageerayaasha Muslimiinta ee Koobka Adduunka 2018.

Moscow (Himilonetwork) – Xilli la filayo in 100,000 oo Muslimiin taageerayaal ah ay isugu yimaadaan qabashada Koobka Adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka, FIFA ayaa qorsheyneysa in qeybtaas kamid ah bulshada jecel kubadda cagta ay arkaan meel baahiyahooda ruuxiga ah loogu oofiyo sida helidda cunno xalaal ah, goobo lagu dukado iyo gooreynta waqtiga ugu habboon oo ay ku gudan ...

Read More »

Weeraro lagu hayo Masaajidada iyo xarumaha ay leeyihiin Muslimiinta Sri Lanka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dalka Sri Lanka ayaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah, kadib markii ay sii kordheen rabshadaha xoogan ee u dhaxeeya Muslimiinta laga tiro badan yahay iyo dadka Budiistaha ee dalkaasi ku badan. Madaxweynaha dalka Sri Lanka Maithiripala Sirisena ayaa dalka kusoo rogay xaalad deg deg ah ,kadib markii ay kordheen weerarada xoogan ee kooxaha budiistaha ku qaadayaan ...

Read More »

Masjid Ganaax ku mudan doona Aadaanka Salaadda

Sweden (Himilonetwork) – Masjid ku yaalla dalka Sweden ayaa wajahaya cadaadis kii ugu xooganaa markii loo tilmaamay inuu ganaax ku mudan doono yeermada Aadaanka Salaadda. “Ma fileynin in sharcigan oo kale loo baahnaan doono mar kale,” Imam Ismail Abu Helal ayaa u sheegay Swedish Radio. Bulshada Muslimiinta ee ku nool Växjö ayaa kol hore qabsaday dareenka warbaahinta kadib markii Aadaanku noqday mid ...

Read More »

20-jir ku guuleystay Tartanka Qur’anka Sannadlaha ee Nigeria.

Lagos (Himilonetwork) – Wiil 20-jir ah oo ayaa ku guuleystay tartanka Qur’anka sannadlaha oo ka dhacay Katsina, waqooyiga dalka Nigeria – xilli madax-weynaha dalkaas uu Muslimiinta ugu yeeray inay qowlka Alle u adeegsadaan sida uu farayo. “Dhammaan diimaha Samaawiga ahi waxay na barayaan inaan ku wada noolaanno nabad iyo ixtiraam,” ayuu yiri madax-weyne Muhammadu Buhari. “Way iska cadahay inay Qur’anka yahay maaxda ...

Read More »

Muslimiinta Burundi oo helay Tarjamadii ugu horreysay Qur’anka.

Burundi (Himilonetwork) – Dadaal ay sameeyeen Ururka Muslimiinta Burundi ayay ku guuleysteen inay soo saaraan tarjamada Qur’anka oo ku qoran afka Kirundi oo ah mid kamid ah labada luqadood ee rasmiga ah oo looga hadlo dalkaas. “Taniyo markii diinta Islaamku soo caga-dhigatay dalkani, waa tallaabtii ugu horreysay oo muhiimad weyn inoo leh inaan ku guuleysanno,” Sheikh Sadiki Kajandi, oo ah guddoomiyaha Ururka ...

Read More »

Madax-aan-Muslim ahayn oo ku baaqaya in Ragu guursadaan Dumar badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Saraakiil dowladeed oo aan Muslimiin ahayn oo katirsan xukuumadda maamul-goboleedka Imo ee Nigeria ayaa ugu yeeray laboodka dalkaas inay guursadaan laba iyo saddex dumar ah si ay u dhimaan dhillaysiga. “Idin kuma qasbayo, waase idin ku dhiirri-gelinayaa inaa guursataan laba iyo ka badan oo dumar ah si aad u yareysaan haweenka nin la’aanta ku jooga guryaha,” Oghechi Ololo ...

Read More »

Garsoorad Matta: “Waa inaad xifdisaan Suuradda al-Imraan.”

Muqdisho (Himilonetwork) – Garsoore Masiixiyad ah oo ku nool waqooyiga Lubnan ayaa saddex wiil Muslimiin ah amartay inay xifdiyaan Suurad kamid ah Qur’anka Kariimka ah kadib markii lagu soo eedeeyey inay aflagaado u geysteen Nabi Ciise hooyadiis Maryam. “Sharcigu waa iskuul ma ahan xabsi,” ayay tiri  Joceline Matta. Matta ayaa fartay saddexda wiil inay soo aqristaan Suuradda al-Imraan ee kamid ah ...

Read More »

Sheikh Abdulrahman Green – Daaciga Reer Yurub.

Muqdisho (Himilonetwork) – Sheikh Abdulrahman Green wuxuu sanadkii 1962-kii ku dhashay Dares-Salam, dalka Tanzania. Aabihiis wuxu kamid ahaa saraakiishii Gumeysiga Ingiriiska ee ku sugnaa Bariga Afrika. Hooyadiis waxay ahayd Polish asal ahaan. Wuxuu kusoo koray qoys diinta Masiixiga aaminsan. Markii uu 11 sano jirsaday aabihiis ayaa u kaxeeyay dalka Masar kadib markii uu shaqo ka helay. Wuxuu taariikhda ka bartay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!