LAHORE (Himilonetwork) — 100-kii sano ee lasoo dhaafay, qoyska reer Waheed Murad waxay ilaalinayaan kaniisad yar oo ku taalla xaafadooda – iyaga oo hubsada in gudaheeda sidoo kale ay noqoto mid had iyo jeer nadiif ah. Iyaga oo ku nool xaafad ka fog magaalada, waxay awoodeen inay dhowraariyaan jiritaanka kaniisadda oo ay ku dhex cibaadeystaan tira-yar oo xaafadda kula nool. Waheed ...
Read More »Dunida Muslimka
Denmark oo qaadashada Sharciga ku xiraysa in la is-gacan-qaado ‘salaamo’!
COPENHAGEN (Himilonetwork) — Tallaab loo arkay in lagu bartilmaameedsanayo tira-yarta Muslimiinta ah ee la nool, Denmark ayaa hindise-sharciyeed la xiriira in qofka qaadanaya sharciga dalka uu gacan-qaado ‘salaamo’ saraakiisha waaxda socdaalka. “Waxay kasoo horjeeda aragtida shaqsiga ah in qofka lagu qasbo inuu xiriir jireed la sameeyso qof kale,” ayuu yiri Thomas Andresen, oo ah maayarka magaalada Aabenraa. Hindisahan oo meeriskiisa la marin ...
Read More »Dhalinyarada Jirka Shaabadeysta oo laga caawinayo in laga fujiyo haddii ay xifdiyaan Suuratu Ar-Rahman.
TANGERANG, Indonesia (Himilonetwork) – Si loogu caawiyo inay Alle ugu dhawaadaan, xarun caafimaad oo ku taalla Induniisiya ayaa dhalinyarada qaba shaabadda jirka ama ‘tattoo’-ga ka xuub-ridaysa oogadooda; laakiin shardi kaliya ayaa looga baahan yahay – inay xifdiyaan Suuratul Ar-Rahman oo ah suuradda 55aad ee Qur’anka. Taufiq Hidayat wuxuu kamid yahay dhalinyarada korkooda laga diirayo shaabadaha ku dhagan. Wuxuu sheegay in ...
Read More »Xaramka oo lagu soo kordhinayo Farta Indhoolayaasha oo Qur’anka lagu qoray!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Xajka iyo Cumrada hadda waxay sahal u yihiin qof walba oo Muslim ah kaas oo gaari kara magaalada Makka – xittaa kuwa naafada ka ah aragga iyo addimada. Mahad waxaa laga celin karaa soo kordhinta farta indhoolayaashu wax ku aqristaan iyo gaadiidka lagu qaado dadka baahiyaha gaarka ah qaba si ay acmaasha xajka sahal ugu gutaan. Saraakiisha ...
Read More »59 Qof oo Marqura qaatay Islaamka gudaha Filibiin.
CEBU (Himilonetwork) – Ku dhawaad 59 u dhashay dalka Filibiin ayaa qaatay diinta Islaamka kaddib markii ay ku qanceen dacwada ay dhawaanahaan ka wadaan gudaha dalkaasi hey’adda (IERA) oo fadhigeedu yahay UK. Xaafadda Tingtingon oo kamida degmada Cebu ayaa waxaa iskugu soo baxay dadweyne badan si ay u dhageystaan muxaadaro uu jeedinayay Sheikh Abu Bakr Arabi taas oo loogu magac-daray ‘Sababta Islaamku u ...
Read More »Haweeney Muslimad ah oo ka sheekeyneysa Jir-dilka lagu hayo Muslimiinta Uyghur ee Shiinaha.
ÜRÜMQI (Himilonetwork) – “Waxaan ka tuugayay inay nafta i dhaafiyaan mar kasta oo ay koronto igu qabtaan. Jirkayga oo dhan ayaa wada guban jiray. Waxaana xanuunka aan ka dareemi jiray dhammaanba xubnaha oogadayda.” Tani waa qisada da’yarta Muslimadda Uyghur, Mihrigul Tursun, ay ku sharraxday tacaddigii ay kala kulantay xerada ciqaabta Shiinaha, sida ay soo warisay The Independent. Iyada oo ka hadlaysay kulan ...
Read More »Xaafad Dhan oo Mar qura Iska wada dhaaftay Cabista Sigaarka.
YOZGAT (Himilonetwork) – In kasta oo diinta Islaamka ay mamnuucday dhuuqista sigaarka, haddana malaayiin Muslimiin ah ayaa ku dhiban nuugidda tubaakada. Balse hadda wax walba waxay u muuqdaan inay is bedelayaan gaar ahaan xaafadda Haydarbeyli, oo kamid ah Anatolia, dalka Turkiga – halkaas oo 180 daganayaasheeda kamid ah aysan cabin sigaarka. Kuwii hore u isticmaali jirayna hadda way ka joogsanayaan, sida ay ...
Read More »Askari Maraykan ah oo Amerikaan-ka u sharraxaya Diinta Islaamka.
FAYETTEVILLE, North Carolina (Himilonetwork) – Wuxuu shaqada ciidannimada Maraykanka isaga tagay sannadkii 2015-ka. Hadda Jason Criss Howk wuxuu helay aragti cusub oo fog – inuu dadka Maraykanka u sharraxo diinta Islaamka iyo Muslimiinta. “Waxay igu dhalatay aragtidan markii aan ogaaday in American-ku aysan aqoon fiican u laheyn Islaamka iyo Muslimiinta,” ayuu yiri. Go’aankiisa ah inuu dadka Maraykanka baro micnaha dhabta ah ...
Read More »Masha Allah – Wiil 7 sanno jir ah oo Qur’anka oo dhan Dusha Ka-xifdiyay!
MUQDISHO (Himilonetwork) – Wiil yar oo 7 sanno jir ah ayaa dusha ka qeybay Qur’anka oo dhan gudaha magaalada Luton, dalka England – isaga oo raacaya tallaabada walaashiis ka weyn oo da’dan oo kale ku wada xifdisay Qur’anka. “Ilaahay baa ii suura-geliyay mana fileyn in da’dan oo kale uu wiilkayga ku wada xifdin doono Qur’anka,” ayay ku tiri hooyada dhashay Yusuf ...
Read More »Meel ka fog Dhulkooda, Carruurta Uygur waxaa lagu barayaa Afkooda iyo Diintoodii loo diiday inay bartaan!
ISTANBUL (Himilonetwork) – Meel kumaankun mile u jirta guryahooda, carruurta Uygur sida Shkur Abliz waxay ugu danbeyn helayaan fursado ay ku bartaan afkooda hooyo iyo barashada diinta Islaamka gudaha Iskuulka Tangnuri ee caasimadda Istanbul – barashada luqadda ama afka Uygur iyo Qur’aanka ayaa labadaba laga mamnuucay gudaha gobalka Xinjiang ee Shiinaha. Asya Abliz, oo ah hooyada dhashay Shkur waxaa ka go’an inay wiilkeeda ku ilaaliso ...
Read More »