crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 30

Dunida Muslimka

Muslimiin isu-taagaysa nadaafadda iyo bilicda Xabaalaha.

LONDON (HN) — Islaamku wuxuu siiyaa xaqdhowr iyo dhegwanaag qofka bani aadamka ah kahor inta uusan ifka imaan iyo kaddib geeridiisa. Marka uu qofka ka faaruqayo nolosha adduunyada, Eebbe SWT wuxuu jideeyey in si sharaf leh loogu xabaalo dhulka. Koox Muslimiin ah ayaa, si kastaba, waxay isaga yimaadeen inay isu-taagaan nadaafadda iyo bilicda xabaalaha Derby ee UK. Waxay howlo isugu ...

Read More »

Ciidul-Adxa oo ku beegan 31 July.

RIYAD (HN) — Ciidul-Adxa waxay ku beegan tahay maalin Jimco ah 31 July, marka loo eego mareegta Moonsighting.com oo saadaasheeda ku jaangoysay tirsiga dayaxa. Bisha Carafo ayaa dhalan doonta 20 bisha July. Sida ay sheegtay mareegtuna, dhalashada bisha in badan lagama wada arki doono dunida dhan. Waxay intaas kusii dartay in bilashada Ciidul-Adxa si aan wada muuqan looga arki doono ...

Read More »

Wax ka ogow inta jeer oo Xajka uu baaqday!

RIYAD (HN) — Sucuudiga ayaa ugu danbeyntii ku dhawaaqay in sannadkan ay Xajka iyo Cumrada u ogolaanayaan dadka ku sugan gudaha Sucuudiga. Tiro aad u kooban oo kamid ah jinsiyadaha kala duwan ee ku sugan waddanka ayaa gudan doona acmaasha Xajka – iyaga oo kasoo xarmanaya isla gudaha Sucuudiga, ayaa lagu yiri warqoraal oo lasoo dhigay barta twitter-ka. Sannadkii hore ...

Read More »

Halima Adan oo hoggaaminaysa Ol’olaha Face Mask for Hijab

MUQDISHO (HN) –– Xilli dunidu dadaalkii ugu weynaa ay kula jirto xakameynta faafista xanuunka Covid-19, gafuurxirku waa waxyaalaha ugu muhiimsan oo looga hortagi karo. Balse isbitaallo badan maheli karaan, in kale oo dadka caadiga ah kamid ahna way ku adag tahay inay iibsadaan. Laakiin hadda, Hey’adda Unicef ayaa wadda ol’ole ay horboodayso Halima Adan oo ah gabar dharka xayaysiisa. Ujeedada ...

Read More »

Induniisiya oo gebi ahaanba joojisay in sannadkan Xajka loo dareero!

MUQDISHO (HN) –– Waxaa jiray warar ku-tiri-ku-teen ah oo sheegaya in sannadkan Xajka loo baajin doono xanuunka Covid-19 awgiis. Bishii April, sarkaal Sucuudi ah ayaa weydiin galiyay haddii Muslimiinta sannadkan qorsheystay gudashada Xajka ay dib u dhigan karaan. Laakiin, ilaa hadda qoraal rasmi ah oo arrintaas ku aadan kama soo bixin dowladda Sucuudiga. Balse sida laga soo xigtay Jakarta Post, ...

Read More »

Masjidka Burton oo maalinle Cunnooyin bisil ugu qeybinaya Nugulka Bulshada ku jira.

LONDON (HN) — Waqti Xanuunka Covid-19 uu dunida ku baahayo, siinta ama sadaqadu waa mid aad loogu baahi badan yahay. Intii lagu jiray bisha Ramadaan, Masjidka Jaamaca ee Rizvia ee magaalada Burton ayaa 3500 oo xeerooyin ah waxay u qeybinayeen dadka ayaanka liita iyo nugulka bulshada ku jira. Iyaga oo isticmaalaya jikada Masjidka, samafalaaysha ayaa – iyaga oo sooman – ...

Read More »

Masjidka Nabiga oo dib albaabada loogu furay.

MANDINA (HN) — Muslimiinta ku nool gudaha magaalada Madina ayaa hadda loo ogolaaday inay ku tukan karaan gudaha Masjidka Nabiga NNKH kaddib ku dhawaad 70 maalmood oo xanuunka Corona awgiis albaabada la iskugu dhiftay. Masjidka Suubanaha ayaa kamid ah 90,000 oo masaajid oo gudaha Sucuudiga Arabiya ku yaal kuwaas oo loo xiray si loo yareeyo faafitaanka xanuunka Covid-19. Taniyo markaas ...

Read More »

Qoys mar qura Islaamka soo galay!

MUQDISHO (HN) — Ku jiritaanka xaalad bandow ah oo dunida oo dhan lagu soo rogay, kama horjoogsan qoys Maraykanka inay yimaadaan masjidka si loogu qabto kalmadda tawxiidka si ay u aqbalaan in Alle mooyee aanu Ilaah kale jirin, Suubane Muxumed NNKH uu yahay Nabigii uu soo diray. Hooyada iyo saddexdeeda carruur waxaa iyaga oo taagan ardaaga hore ee Masjidka shahaadada ...

Read More »

Donald Trump oo Dhaqtar Muslim ah u doortay Dadaalka lagu soo saarayo Tallaalka Covid-19.

WASHINGTON (HN) — Dadaal lagu doonayo in looga hortago cudurka Corona iyo helidda tallaalkii lagula tacaali lahaa, madaxweyne Donald Trump ayaa Guddiga soo saara tallaalka Covid-19 wuxuu hormuud uga dhigay dhaqtar Muslim ah. Dr. Moncef Slaoui, oo Biljan-American ah ayaaloo magacaabay inuu hoggaamiyo Guddi loo dhisay inay sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo saaraan tallalka cudurka Corona dhammaadka sannadkan. Shir jaraa’id ...

Read More »

Muslimiin gargaar kala duwan la gaaraya kuwa ayaanka liita!

MUQDISHO (HN) — Ramadaanku waa bil wax walba oo samafal ah la isku booriyo in loo kala dheereeyo. Halka in badan ay cibaadadoda gaarka ah ku mashquulsan yihiin, waxaa jira in kale oo taas raaciya samafal ay u sameeyaan dadka ayaanka liita iyo kuwa la iska hilmaamay noloshooda. Samafalayaal ka socda Muslim Giving Back ayaa fagaaraha Manhattan habeen walba cunnooyin ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!