crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 17

Dunida Muslimka

“Waan aqristay Qur’anka – waana ku Islaamay.” – Haweeney British ah.

MUQDISHO (HN) — Quraanku waa isha hanuunka iyo ilbaxnimada basharka. Maryum oo ah gabar British ah oo ku nool  Plymouth, Southwest England markii ay kala furtay Quraanka waxay ka heshay sababtii dhabta ahayd oo ay nolosha ka baadigoobaysay. Waxaana ku waasacmay laabteeda. In kasta oo Masiixiyadda ay kusoo kortay, haddana weligeed waxay aaminsaneyd inay tabayso ujeeddada dhabta ah ee nolosha – ...

Read More »

Dhiigbixintii ugu weyneyd maalin kaliya oo ay sameynayso hey’adda Islamic Charity

MUQDISHO (HN) — Hey’adda samafalka ee Islamic Charity ayaa doonaysa inay tallaab cusub oo hor leh ka sameyso mashruuca dhiig-bixinta ee hal maalin la bixiyo kaas oo ay ku dooneyso inay ku badbaadiso nolosha dad ku dhow 150,000. Ol’olaha waxaa la bilaabay maalintii shalay. Waxaana horboodaya da’yar Muslimiin ah. Wuxuu ka dhacay 350 xarumood oo ku kala yaalla 23 dal ...

Read More »

85 jir Fransiis ah oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Isaga oo safar ku jooga Turkiga ayuu deris la noqday qoys Muslimiin ah. Emile Zehnder, oo 85 jir ah, wuxuu kasoo jeedaa Strasbourg, France. 9 bil kaddib dhimashada xaaskiisa, wuxuu weydiistay deriskiisa oo ah Turki uu u kaxeeyo Turkiga, sida laga soo xigtay Daily Sabah. Waxaa markiisa hore lasoo marsiiyay magaalada weyn ee Istanbul kahor inta aan ...

Read More »

Kooxda QPR oo Salliyo ay ku tukadaan siinaysa Cayaartoyda iyo Taageerayaasha Naadiga.

MUQDISHO (HN) — Kooxda Queen Park Rangers ayaa lagu bogaadiyay tallaab wax ku-ool-ah oo ay u sameysay taageerayaasheeda iyo cayaartoyda naadiga kaddib markii ay ugu deeqday salliyo ay ku dukadaan salaadaha xilliyada Salaadaha qaar ay joogaan garoonka. “QPR waxay hoggaamisay mar kale aragtida ah muhiimadda kala duwanaanshiyaha iyo in dadka loo fududeeyo hababka ugu sahlan oo ay waajibkooda diiniga ah ...

Read More »

Gabar – Dhaqan-wanaaga Saaxiibteed oo Muslimad ah awgeed – Islaamka ku qaadatay!

MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo dalxiis ku joogtay Tekirdağ, waqooyiga Turkiga ayaa qaadatay diinta Islaamka kaddib markii ay la dhacday hab dhaqanka saaxiibteed oo Muslimad ah. Intii lagu guda-jiray joogitaankeeda Turkiga, Elodle Moreno, oo 24 jir ah, waxay bilowday inay baaritaan ku sameyso barashada Islaamka, in yar kadibna waxay ku dhawaaqday kelmadda Tawxiidka. Elodle ayaa markii ...

Read More »

Koox Taageerayaasheeda Muslimiinta ah u sameynaysa Meel ay ku tukadaan

MUQDISHO (HN) — Xilli dhawaan uu furmay horyaalka England, Blackburn Rovers ayaa ku dhawaaqday inay furtay goob ay salaadda ku tukadaan taageerayaashooda Muslimiinta ah ee usoo daawasho taga garoonkeeda. Dhawaaqa ayaa yimid kahor kulankii ay la yeesheen naadiga Hartlepool United oo katirsanaa koobka  Carabao Cup. War qoraal ah oo lasoo dhigay bartooda twitter-ka ayaa u qornaa sidatan: “Walaalaha Muslimiinta ah ...

Read More »

“Islaamku waa sirta Guushayda,” — Noussair Mazraoui

MUQDISHO (HN) — U wareegista kooxda Bayern Munich FC, laacibka u dhashay dalka Morooko, Noussair Mazraoui wuxuu aaminsan yahay in iimaanka iyo kalsoonida uu Eebbe ku qabo ay tahay sirta guushiisa ee ka dambeysa heerka uu maanta taagan yahay. “Waxaan leeyahay diintayda, Islaamka,” ayuu yiri Mazraoui. “Waa midda ugu mudan uguna weyn noloshayda oo ay ii fududeysay inaan riyooyinkayga ka ...

Read More »

Imamka Daaciga ah ee – si uu Islaamku u faafiyo – isku baray 25 Luqadood.

MUQDISHO (HN) — Booqde walba oo yimaada masjidka İsa Bey ee dhaca gobalka Izmir waa inuu ogsoonaadaa imaam aan imaamyada lamid ahayn kaas oo dacwada iyo fidinta diinta Islaamka u adeegsada luqadda jaceylka. 7 sanno kahor ayaa loo magacaabay imaamka masjidka, Ibrahim Taşdemir wuxuu 25 afaf u adeegsadaa farriimo kookooban oo ka hadlaya barashada iyo fahamka diinta Islaamka. Waxayna isugu jiraan axaadiis iyo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!