MUQDISHO (HN) — Shiinaha wuxuu mar kale isku dayayaa inuu caburin ku sameeyo tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool Shiinaha kuwaas oo – iyaga oo la adeegsanayo jawaasiis – laga horjoogsanayo inay soomaan bisha Ramadan. Jawaasiiska oo loo bixiyay dhegoolayaal waxay isugu jiraa askar, dhar cad, dadka deegaanka iyo xubno kale oo si hoose ugu diiwaangashan dowladda. “Waxaan leenahay sirdoonno ...
Read More »Dunida Muslimka
Masjidka Birmingham oo hadyado fudud u diray jaarkiisa.
MUQDISHO (HN) — Masaajiddu aad bay u buuxdhaafaan inta lagu jiro bisha Ramadaan. Waxaana aad loo dareemaa oogidda salaadaha iyo acmaasha kale ee suuban. Si kastaba, Masjidka Hall Green ayaa jaarka kula nool degmada u diray hadyado fudfudud sida shukulaato si ay uga raaligeliyaan ciriiriga iyo saxmadda ka jirta goobaha ay ku cibaadeystaan inta lagu jiro bisha Ramadaan. Masjidka Ēsa ...
Read More »Latinos badan oo Islaamka ku dooranaya Quruxda, Deganaanta iyo Farxadda laga helo!
MUQDISHO (HN) — Markii uu aabbihiis dhintay, Jaime “Mujahid” Fletcher aad buu runtii u dareemay kelinimo iyo cabsi. In yar kaddib markii uu baaray lana saaxiibay xubnaha bulshada Muslimiinta ah ee Latinos-ka, wuxuu qaatay diinta Islaamka isaga oo 21 jir ah. Hadda wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada dacwada iyo barashada Islaamka u fududeeya dadka Latinos-ka ah oo uu kamid yahay. ...
Read More »La kulan – Dadka ‘aan Muslimiinta ahayn’ ee sannad walba bisha Soonqaad sooma.
MUQDISHO (HN) — Bisha Soonqaad waa bil Muslimiintu u hoggaansamaan amar Alle ee la xiriira inay dartiis uga afxirtaan cunnada, cabidda iyo ka tagidda hadallada aan milgada ku dhisneyn. Laakiin hadda kaliya Muslimiinta oo kaliya uma ahan bil soon. In kale oo aan Muslimiin ahayn ayaa sannad kasta la dhinac sooma bulshada Islaamka ee dunida gees ka gees ku nool. ...
Read More »Jilaa katirsan Nollywoodka oo qaadatay Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Filim sameeye ama jilaa caan ka ah gudaha Nigeria oo la yiraahdo Mercy Aigbe ayaa qaadatay diinta Islaamka waxayna la baxday magaca Hajia Meenah kadib shahaadada. Xidigtan oo katirsan shirkadda filimada Nollywood ayaa islaamnimadeeda ku muujisay kulan uu goobjoog ka ahaa seygeeda oo la yiraahdo Kazeem Adeoti. “In sha Allah, hadda kaddib magaceygu waa Hajia Meenah Mercy Adeoti,” ...
Read More »Sida loo kala soomayo – waqti ahaan – dunida oo dhan.
MUQDISHO (HN) — Bilashada bisha Soonqaad Muslimiintu waxay usoo wada dhaweeyaan si isku mid ah. Laakiin isku waqti ma ahan – iyada oo loo fiirinayo deegaannada kala duwan oo ay ku kala nool yihiin. Waa iska caadi in qolana ay soonto in ka badan 20 saacadood kuwana wax ka yar mararka qaar 12 saacadood. Celceliska saacadaha ay soomayaan Muslimiinta adduunka ...
Read More »Bangi Cunto oo bisha Ramadan ‘quudinaya’ Danyarta.
MUQDISHO (HN) — Bisha Ramadan, malaayiin Muslimiin ah ayaa isu-taaga caawinta iyo kaalmeynta danyarta iyo dabi-jiifta – iyada oo aan loo eegeynin diintiisa, midabkiisa iyo deegaanka uu kasoo jeedo. Mid kamid ah samafalayaashaas waa Bangiga keydka cunnada ee Philadelphia oo bishan Soonqaad doonaya inay cunnooyin bisil gaarsiiyaan in ka badan 200 oo qof inta lagu jiro bisha. Waa qeyb kamid ...
Read More »Jidadka London oo laga dareemay bilashada bisha Soonqaad.
MUQDISHO (HN) — Markii koowaad waxaa gudaha caasimadda London ee UK si weyn loogu dabaal-degay bilashada bisha barakaysan ee Soonqaad, waxaana jidadka bartamaha London la suray boorar lagu xardhay ama lagu marriimay midabyada iyo astaamaha bilashada bisha. Bisha Soonqaad oo ah midda 9aad ee bilaha Muslimka ee Hijriyadda, waxay bilaabanaysaa maanta oo Khamiis ah, maadaama lagu arkay meelo badan oo ...
Read More »Aston Villa oo xaflad afurin ah u sameynaysa Muslimiinta.
MUQDISHO (HN) — Naadiga Aston Villa ayaa kusoo biirtay kooxaha horyaalka EPL ee afur-wadareed u sameynaya maalin kamid ah maalmaha bisha Soonqaad Muslimiinta. Waxaana ay sheegtay in 5 bisha April ay xaflad afur ugu sameynayaan saaxiibadooda iyo howlwadeennadooda Muslimiinta ah gudaha garoonka Villa Park. Waxay kooxdu sheegtay inay barnaamijkeeda la kaashan doonto Ramadan Tent Project oo ah urur samafal oo ...
Read More »Muslimiinta Dearborn oo Suxuur u sameynaya Saa’imiinta.
MUQDISHO (HN) — Diyaargarowga maalmaha quruxda iyo barakada leh ee bisha Ramadaan waxaa laga dareemayaa meelo badan oo ay kamid tahay Dearborn oo dadka Muslimiinta u meelneynaya goob ay ku cunaan Suxuurta. “Waxaan dhidibada u taagnay teendhooyinkii iyo adeegyadii kale oo qaboojiyaasha ahaa oo aan ugu tala-galnay Suxuurta,” ayuu yiri Hassan Chami Si fudud ayuu qofka saa’imka ah u helayaa ...
Read More »