crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sida loo kala soomayo – waqti ahaan – dunida oo dhan. | HimiloNetwork

Sida loo kala soomayo – waqti ahaan – dunida oo dhan.

MUQDISHO (HN) — Bilashada bisha Soonqaad Muslimiintu waxay usoo wada dhaweeyaan si isku mid ah. Laakiin isku waqti ma ahan – iyada oo loo fiirinayo deegaannada kala duwan oo ay ku kala nool yihiin. Waa iska caadi in qolana ay soonto in ka badan 20 saacadood kuwana wax ka yar mararka qaar 12 saacadood.

Celceliska saacadaha ay soomayaan Muslimiinta adduunka waxaa lagu soo koobay 17 saac ilaa iyo12 saac. Tusaale ahaan, Muslimiinta ku nool Nuuk, Greenland, waxay soomayaan 20 saacadood oo ah waqtiga ugu dheer adduunka oo dhan.

Sidoo kale, Muslimiinta Oslo iyo Ottawa waxay iyaguna soomayaan 16 saacadood iyo daqiiqado. Halka badi dalalka kale ee Muslimiinta ah ay intaas ka yar soomayaan.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!