MUQDISHO (HN) — Fogaan dhan 6.600-kilometer ayuu uga soo safray si uu u yimaado magaalada Makka, Enver Beganovic wuxuu hadda joogaa oo uu soo gaaray Kirkuk oo ah magaalo ku taalla dalka Ciraaq. Wuxuu waddan walba oo uu marayay ku qaadanayay calankiisa. 52 jirkan ayaa kumaankun meyl soo jaray wuxuu soo maray 10 dal, sida ay kusoo warrantay Anadolu Agency. ...
Read More »Dunida Muslimka
Wuxuu u baxay Cabasho laakiin wuxuu noqday Muslim.
MUQDISHO (HN)– Hussin Goss, wuxuu u dabaaldegayay farxadda maalinta weyn ee Ciidda markii ay cabasho uga timid nin waayeel ah oo ka sheeganaya qeylada yeermada kasoo baxaysa Masjidka. Ninkan waayeelka ah oo kasoo baxay meel dadka duqowshaha lagu karantiilo oo Masjidka u dhow, waxaa markiiba soo dhaweeyey Hussin oo cunto iyo cabitaan ku marti-qaaday. Waxyar kadibna waxay sii gud-galeen waxyaalo ...
Read More »Sheekhii codka macaanaa oo ku geeriyooday Maraykanka.
MUQDISHO (HN) — Sheikh Abdullah Kamel, oo ahaa qaari iyo wadaad codkiisa aad loo jeclaa ayaa ku geeriyooday magaalda New Jersey dalka Maraykanka. Wuxuu jiray 38 sanno. Warka naxdinta leh ee geeridiisa ayaa ku baahay baraha bulshada wuxuuna taabtay qalbiyada Muslimiinta oo aad uga naxay dhimashadiisa. “Waxaan ku dareemeynaa xanuun badan inaan idin ogeysiinno in Sheekh Abdullah Kamel oo salaadaha ...
Read More »Taskiile Muslim ah oo caawimo u fidiyay hooyo u baahneyd.
MUQDISHO (HN) — Maalintii ugu dambeysay bisha Soonqaad, Umar Raza oo taskiile ah wuxuu kusii jeeday afurka markii farriin caawimo lagu weydiisanayo ay uga timid hooyo rabtay in inankeeda loo gaarsiiyo dhambaal degdeg ah. “Duni aad wax walba kala kulmi karto, ku falceli naxariis,” ayay tiri. Maadama uu dareensanaa inaysan hooyadani iskiis isku caawin karin wuxuu go’aansaday inuu gacan u ...
Read More »Xiddiga Ghana oo Danyar Muslimiin ah gaarsiinaya kaalmo!
MUQDISHO (HN) — Xiddiga xulka Ghana iyo kooxda Nottingham Forest, Andre Ayew ayaa danyar gaaraysa 200 wuxuu u qeybiyay badar ay uga baxaan bisha Soonqaad. Xiddiga xulka lagu naaneyso Black Stars waxaa deeqdan uu soo dhiibay loogu qeybiyay Jubilee Park, sida ay kusoo warrantay Ghana Web. Imaam Afa Hudu, oo madasha ku sugnaa ayaa ka hadlay muhiimadda wax bixinta inta lagu jiro ...
Read More »Koox Muslimiin ah oo arday dhigata Jaamacad ka caawinaya Afurka.
MUQDISHO (HN) — Maalmahan waa iska caadi inaad aragto arday kamid ah Jaamacadda Memorial University oo cuntooyin fudud u sita si ay ugu hiraabtaan ‘suxuurtaan’. Maalmo yar un kahor imtixaankooda, badi ardaydan oo ah Muslimiin waxay ku soomayeen kaliya cunnada hal waqti oo afurka ah. Hadda laakiin waxaa cuntadii ay ku hiraaban lahaayeen usoo diray Ururka Muslim Students’ Association si ...
Read More »Minneapolis oo codbaahiyaha u adeegsan karta aadaanka shanta salaadood maalin walba.
MUQDISHO (HN) — Golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis ayaa si wadajir ah ugu codeeyey in codbaahiyaha hadda kaddib loo adeegsado aadaanka salaadaha, waana tallaabadii ugu horreysay oo magaalo Maraykan ah ay ku dhaqaaqdo. “Dastuurka ma seexdo habeenkii,” ayuu yiri Jaylani Hussein oo kamid ah Guddiga Xiriirka Muslimiinta Maraykanka. Wuxuu sheegay in tallaabtan ay dunida tusayso in qaran lagu unkay xurriyad uu ...
Read More »La kulan – Muslimka isaga oo sooman maalin walba ordaya 10 km.
MUQDISHO (HN) — Kuweenna sooman waxaa ku adag inay ordaan – iyaga oo si dhab ah u dareemaya oonka iyo gaajada – waase kaabad ay ka gudbeen dad badan Faizal Momoniat. Kaashiga shucuur iyo hal-adeyg ayuu Faizal mar kale ku doonayaa inuu ku labanlaabo fogaantii shanta kilomitir ahayd oo uu ordayay maalin walba sannadkii hore intii lagu jiray bisha ...
Read More »Masjidka Blackburn oo codbaahiyaha ‘u adeegsan doona’ Aadaanka Salaadda Jimcaha.
MUQDISHO (HN) — Masaajidda ku yaalla Blackburn iyo Darwen waxaa loo oggolaan doonaa inay codbaahiyaha u adeegsadaan aadaanka salaadda Jumcaha markii ugu horreeyey taniyo markii uu dilaacay xanuunka Covid-19. Dhacdada ayaa lagu soo beegi doonaa maalinta ugu dambeysa Soonqaadka oo la filayo inay noqto dharaar Jimco ah. Yasir Sufi wuxuu sheegay inuu codsigan jeediyay saddex sannadood kahor. “Aadaanku waa ...
Read More »Masjidka Kanada oo ‘hu’ iyo hunguri’ u qeybinaya Danyarta.
MUQDISHO (HN) — Siinta danyarta shucuur Ramadani ah, samafalayaasha Masjidka Al-Rashid ee Edmonton, Canada ayaa cunnooyin bisil iyo hu kala duwan la gaaraya kuwa ayaanka liita. Munaasabadda waxaa lagu qabtay Boyle Street Plaza waxaana kaalmo loogu fidiyay wadar danyar ah. “Ramadaanku waa wax wada qeybsi iyo isku naxariisasho,” ayay tiri Maryam Lary, isku duwaha xiriirka warbaahinta ee Masjidka. “Waa noo muhiim ...
Read More »