HomeMuuqaalladaDaawo - Muslimiinta oo ku badanaya Dalka Cuba.

Daawo – Muslimiinta oo ku badanaya Dalka Cuba.

HAVANA (HN) — Haween badan oo xijaaban kuwaas oo Muslimiin ah ayaa lagu dhex arkayaa caasimadda dalka Cuba iyo magaalooyinka waaweyn.


Islaamka wuxuu ugu danbeyn helayaa soo dhaweyntii ugu weyneyd taniyo bilowgii qarnigan.

Halkan haddaba ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo laga sameeyey.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments