crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Haweeney si NAXARIIS leh u garab istaagsan Muslimiinta NZ. | HimiloNetwork

Haweeney si NAXARIIS leh u garab istaagsan Muslimiinta NZ.

MUQDISHO (HN) — Hooyo 69 jir ah oo afaafka hore ee Masjidka la istaagtay boor ay ku qoran tahay ‘Waxaan idin ahay widaay. Waana idin ilaalinayaa inta aad ka dukaneysaan’ ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinta Pride of Reading Award.


Jean Scott-Barr waxay taniyo markii uu dhacay Xasuuqii Christchurch istaagi jirtay afaafka hore ee Masjidka.

Muuqaalka sawirkeeda oo ku baahay baraha bulshada ayaa diray farriin xooggan oo insaaniyad iyo walaalnimo u sal-dhig ah.

Tallaabteeda waxaa hadda ku dayanaya in kale oo lamid ah kuwaas oo la’aa hab ay garab istaag ugu muujin karaa ehellada dadkii lagu laayay Xasuuqa iyo Muslimiinta.



error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!