crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahan soo raagay: Yaa ku badan Muslimiinta iyo Yuhuudda gudaha USA? | HimiloNetwork

Sahan soo raagay: Yaa ku badan Muslimiinta iyo Yuhuudda gudaha USA?

Muqdisho (Himilonews) – Tirada Muslimiinta ku nool USA oo kol horaba ka sara-marsaneyd diinta Yuhuudda ayaa sahan soo baxay bishan waxaa lagu yiri: Islaamku wuxuu noqon doonaa diinta labaad ee ugu badan Maraykanka kahor 2040-ka iyada oo ka sarreyn doonta diinta Yuhuudda.
In Islaamku noqon doono diinta labaad ee ugu badan Maraykanka, waa caad-yaal ifafaalaheedu muuqdo. Balse waxa la yaabka badani wuxuu yahay sida maanta, inkasta oo aan si rasmi ah loo baahin, hadana Muslimiinta ku nool USA oo lagu qiyaaso wax ka badan 15-malyuun lala barbar dhigo tirada Yuhuudda ee ku nool Maraykanka oo aan ka badneyn shan malyuun. 
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!