crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 7

La-yaabka

Haweeney aan seexan muddo 40 sano ah.

MUQDISHO (HN) — Dadka qaar waxaa ku adag inay shaqeeyaan haddii aanay helin hurdo ku filan habeenkii, laakiin haweeney ku nool Shiinaha ayaa hadda sheeganaysa inaysan hurdin muddo 40 sano ah – xattaa aysan dareemin gamaanyo ama lulmo. Li Zhanying, oo 40 jir ah kuna nool Henan waxay sheegasho lagu xaqiijiyay marqaatiga qoyskeeda iyo deriskeeda ku tilmaantay inaysan marna hurdin ...

Read More »

Waxay ku dul timid Seygeeda oo Naag kale guursanaya!

MUQDISHO (HN) — Haweeneydan iyo ilmaheedu uma soo aadin kaniisadda inay ku dhex cibaadaystaan, waxay usoo baxday inay hubiso arrin qarracan iyo lama filaan ku noqon doonta. Waana inay ka marqaati noqoto seygeeda oo ogaal la’aanteed guursanaya naag labaad. Ugu dambeyntii runta ayay ku indha-qaaday. Waa dhab waa caruus iyo caruusaddii. Waana ninkeeda midka balan kale oo qoran la galaya ...

Read More »

Sababta uu Wiil mar kaliya uu laba Gabdhood u guursaday!

MUQDISHO (HN) — Warbaahinta Induniisiya ayaa dhawaan baahisay sheeko la yaab leh oo ku saabsan nin da’yar ah oo goob ka dhacaysay xafladda arooskiisa ay kusoo idlaatay inuu amooradiisa iyo inantii uu xiriirka jaceyl kala dhaxeyn jiray uu isla guursado. Bishii hore Korik Akbar, oo 20 jir ah kuna nool gobalka West Nusa wuxuu ku sugnaa goobta lagula mehrinayay jaceylkiisa ...

Read More »

Xanuun la-yaab leh ayaa sanka ka hayay muddo 37 sano ah.

MUQDISHO (HN) — Kadib xanuunka dhinaca midig ama duleelka midi gee sank aka hayay muddo dheer, haweney u dhalatay dalka New Zealand ayaa la yaab ku noqotay in sankeedu uu ku dhex jiray cad yar oo furka gajaclaha ah muddo 37 sano ah. Mary McCharthy oo ku nool Christchurch waxaa marwalba xanuun ka heyn jiray duleelka midig midi gee sanka ...

Read More »

Dhibane Covid-19 qaba oo loo diiday fasax, kuna aaday Shaqada Oxygen.

MUQDISHO (HN) — Shaqaale bangi oo ku yaal Hindiya, kana soo kabanayay cudurka coronavirus ee dhibaato ku haya dalkiisa, ayaa la sheegay in loo diiday fasax isla markaana lagu qasbay inuu u yimaado shaqada isagoo ku xirnaa haanta oksijiinta. Arvind Kumar wuxuu maareeye ka yahay laanta Bokaro ee Bangiga Qaranka ee Punjab, oo ku taal gobolka Jharkhand, wuxuu goor dhaweyd ...

Read More »

Shirkad shaqaaleysiinaysa Dadka Cayilan.

MUQDISHO (HN) — Shirkad Japan laga leeyahay ayaa bixinaysa fursad ah in kuwa doonaya dadka cayilan inay u sameeyaan adeegyada ganacsiga ay hadda kaddib ku kiraystaan saacaddiiba 8 dollar. Cayilku ma ahan wax dhaqan ka ah gudaha Japan. Waxaa badi bulshada ay doorbidaan inay noqdaan meel dhaxaad caafimaad leh. Waxaase jira cayaar caan ka ah waddanka oo ay dheelaan dadka ...

Read More »

La-yaab: Gabadhii 11 sano Ehelkeeda uga maqnayd Guriga Cid jaarkooda ah.

MUQDISHO (HN) — Haweeney sannadkii 2010-ka laga waayay gurigeeda ayaa 10 sano kaddib la ogaaday inay ku nooshahay guri deriska ah oo kii qoyskeeda u jirta 500 oo mitir. Waxayna kula nooshahay inankii ay is jeclaadeen. Sajitha ehelkiisa waxay ku sigteen inay ka quustaan inantooda raadin iyo baadigoob dheer kaddib markii maalin ay isaga tagtay guriga. Waxay moodayeen inay dhimatay ...

Read More »

Carwo si yaab leh Ey ugu ekeysiisay Yey.

MUQDISHO (HN) —Carwo-duurjoog oo ku taalla Xianing, dalka Shiinaha ayaa baraha bulshada ka dhalisay dood kaddib markii la ogaaday inay eyga Rottweiler u ekeysiisay xayawaanka Yeyda – Uuleyda si loogu soo dalxiis tago. Qof kamid ah daawadayaasha oo la yiraahdo Mr. Xu, ayaa la maqlayaa isaga oo ku dhawaaqaya: “Hellow Yey miyaa tahay xaiiqdii?” – si muuqatana marka muuqaal ahaan ...

Read More »

Nin – si la yaab leh uga been-sheegay Naftiisa – si Boolisku ugu qabtaan Shaqo.

MUQDISHO (HN) — Kaddib markii ay ku adkaatay in meel iskaga moosaan barafka kala xiray iyaga iyo magaalada inteeda kale, nin u dhashay waddanka Ukraine ayaa helay xeelad uu jidka uga qaadi karo barafka tuban. Wuxuuna wacay booliska isaga oo sheeganaya inuu dilay adeerkiis. Sidaas darteedna, uu doonayo inuu isku dhiibo booliska. Wuxuu intaas usii raaciyay in waddada soo gasha ...

Read More »

Haween – si ay u qaataan Tallaalka Covid-19 – ku kacay fal la yaab leh!

MUQDISHO (HN) — Laba haween ah oo ku nool Florida ayaa lagu qabtay isku day ah inay doonayeen tallaalka xanuunka Covid-19 iyaga oo iska dhigaya waayeelo si loogu fududeeyo. Shaqaalaha Florida Department of Health ayaa soo werinaya qisada laba haween oo kala jira 34 iyo 44 kuwaas oo yimid xanuunka tallaalka xanuunka si looga siiyo tallaalka kahortagga Corona. Si ay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!