HomeLa-yaabkaShirkad shaqaaleysiinaysa Dadka Cayilan.

Shirkad shaqaaleysiinaysa Dadka Cayilan.

MUQDISHO (HN) — Shirkad Japan laga leeyahay ayaa bixinaysa fursad ah in kuwa doonaya dadka cayilan inay u sameeyaan adeegyada ganacsiga ay hadda kaddib ku kiraystaan saacaddiiba 8 dollar.

Cayilku ma ahan wax dhaqan ka ah gudaha Japan. Waxaa badi bulshada ay doorbidaan inay noqdaan meel dhaxaad caafimaad leh. Waxaase jira cayaar caan ka ah waddanka oo ay dheelaan dadka cayilan ama buurbuuran.

Hayeeshe, hadda waxaa imaanaysa in dadka cayilan ay qaban karaan adeegyada qaar sida xayaysiinta dharka iyo dabcan dhadhaminta cunnooyinka.

Lab iyo dhedig labadaba waa u furan tahay inay iska diiwaangeliyaan shirkaddan oo codsadayaasha faraysa inaysan dhib u arkin ereyada shuluq iyo butac iyo wixii la halmaala in loogu yeeri karo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments