MUQDISHO (HN) — 27 jir ku nool Dongguan, China, wuxuu dhib kala kulmayaa helidda shaqo madaama uu aad ugu eg yahay ilmo in ka badan da’diisa. Mao Sheng way kugu adag tahay inaad ka rumeysatid da’da uu sheeganayo oo ah 27 jir. Waayo muuqiisa hore marka aad aragtid ayaad aaminaysa inuu ka yar yahay da’da 10-jirka. Halka dad badan ay weji ...
Read More »La-yaabka
Sheekada Haweeneyda Mataanaha Dhasha oo Seygeedu ku nacay dhalmada Badan.
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Uganda ayaa boorsooyinkiisa ka urursaday guriga xaaskiisa u dhashay mataanihii shanaad oo xiriir ah. Halka dad badan ay wax walba u quurayaan inay ilmo dhalaan – mid kaliya un xattaa, iskaba daa labo e, in kale dhib kuma qabaan inay nacaan oo ay ka fogaadaan. Waana sheekada ninkan u dhashay dalka Uganda midda ...
Read More »Dadku way rumeysan la’ yihiin inuu 25 jir yahay! +Sawirro.
MUQDISHO (HN) — 25 jir ku nool Zhengzhou, dalka Shiinaha ayaa shan daqiiqdo ku caan baxay kaddib kolkii sawirkiisa uu ku baahay baraha bulshada sababta oo ah wuxuu u ekaa qof ka weyn da’diisa dhabta ah. Mr. Zhu maqabo xanuun asiibay oo sidaas u dhigay. Haddana, marwalba oo la eego wuxuu u ekaadaa 40 jir tiiyoo uu 25 jir yahay. ...
Read More »Eyga Shacabka Istanbul la raaca Gaadiidka Dadweynaha + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Boji waa ey dibjir ah oo ku nool Istanbul kaas oo caan ka dhex noqday gaadiidka dadweynaha ee laga adeegsado magaalada sida basaska, tareennada iyo wixii la halmaala. Ey adeegsanaya gaadiidka daweynaha si uu halka uu rabo u gaaro waa mid aan wali la maqal lana arag. Laakiin dhawanaahan dadka reer Istanbul ayaa joogto ula kulma maalin ...
Read More »La-yaab: Sheekada Wiilkii la baxay Xarfaha Alifbeetada ee ABCDEF.
MUQDISHO (HN) — 12 jir ku nool gobalka Sumatra, dalka Induniisiya ayaa ka yaabiyay caalamka kaddib markii la ogaaday in magaciisa dhabta ah la yiraahdo ABCDEF GHIJK – oo ah xarfaha alifbeetada. Isaga oo ka qeybgalayay arahsi ama dalxiis gaaban oo ay soo agaasintay Maura Enim, waxaa ka qeybgalayaasha la-yaab ku noqotay inay maqlaan magaca da’yarkan oo loogu yeerayo Abcdef ...
Read More »Sababta ‘Nin loo xiray Shan jeer’ Saddex Maalmood gudahood.
MUQDISHO (HN) — Nin Shiinees ah ayaa toddobaadkii ugu xumaa noloshiisa la kulmay kaddib markii la xiray shan jeer saddex maalin gudahood – isaga oo lagu qaldayo qof maxbuus ah oo aad ugu eg weji ahaan iyo jir ahaanba. Sannadkii 2021, dambiile lagu magacaabo Zhu Xianjian ayaa maareeyey inuu ka baxsado xabsiga. Maamulka gobalka iyo tan degmadana waxay heegan ugu ...
Read More »Digaagad sida dumarka loo qurxiyay +Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Haweeney ku nool Shangai, dalka Shiinaha ayaa hadalheyn badan ka abuurtay baraha bulshada Shiinaha kaddib markii ay digaaga la dhaqdo ee dhedigta ah cidiyahooda saartay faro-macmal ah oo midabo kala duwan oo qurxoon leh. Yi Yi waa lihilaha goob digaagga lagu koriyo si loo iibgeeyo, waxayna digaagadda kuwa ay gaarka u dhaqato ay cidiyahooda ku qurxiso faraha ...
Read More »Nin sabab la yaab leh u gubay Kaniisad.
MUQDISHO (HN) — Dalka Ruushka tuulo ku taalla, waxaa dadka degaanka ay qadyaan ka joogeen gubashada kaniisadda ay ku cibaadeystaan. Toddobaadkii tagayna, kaliya ma ahayn markii ugu dambeysay oo kaniisaddu gubato, waxay sidoo kale noqotay kolkii si dhab ah loo fahmay sababta ka dambeysa. Haweeney 26 jir ah oo kamid ah howlwadeennada kaniisadda waxay u dhaxdaa 36 xoogsade oo ku ...
Read More »iPhone webi ku dhacay 10 bil kahor oo la helay isaga oo shaqeynaya!
MUQDISHO (HN) — 10 bilood kahor ayaa iPhone-kii uu sitay kaga dhacay webi ku yaalla dalka England waxaase yaab ku noqotay inuu usoo celiyay isaga oo weliba shaqaynaya qof kale oo soo helay. Bilowgii bishan, Miguel Pacheco wuxuu qoyskiisa kula mushaaxayay webiga Wye ee Cinderford, Gloucestershire, markii uu indhaha ku dhiftay wax buluug u eg oo biyaha ku dhex jira. ...
Read More »Sababta ninka loogu aqoonsaday ‘ninka ugu xun ee ku jira internet-ka’.
MUQDISHO (HN) — Bal qiyaas adiga oo kusoo kacay iyada oo wejigaada lala xiriirinayo ama loo yaqaan ‘ninka ugu xun oo aad ku aragto qadka internet-ka’. Way kugu adag tahay sax! Laakiin nin u dhashay dalka Spain waa xaqiiqo uu ku waabariistay. Josep Maria García, waa 42 jir ku nool Catalonia dalka Spain. War kama uusan heyn sida wax u ...
Read More »