HomeMuuqaalladaDaawo - Nin - isaga oo isticmaalaya qalabkiisa beer-falka - bulshadiisa u...

Daawo – Nin – isaga oo isticmaalaya qalabkiisa beer-falka – bulshadiisa u sameeyey waddo ay adeegsadaan.

MUQDISHO (HN) — Mararka way dhacdaa inaad maqasho ballamaha ay dowladi u qabato dadweynaheeda. Balse waxaa yar inta yar ee kasoo naasa-cadaada fulintooda.


Qaar badan ayaa markii ay ka quustaan ballamaha aan dhaboobeyn ee dowladda waxay ku qancaan inay ka dhursugaan mustaqbalka. Balse dad badan, sida Nicholas, oo ku nool miyiga dalka Kenya, wuxuu qaatay go’aan ka duwan midkaas. Wuxuuna doorbiday inuu kaligiis wax ka qabto mushkiladda isku socod ahaaneed ee xaafaddiisa.

Ugu danbeyn, dadaalkiisu wuu mira-dhalay. Hadda wuxuu bulshadiisa u sameeyey waddo gaaraysa 1.5 km oo ay si waafi ah u adeegsan karaan – isaga oo isticmaalayaa qalabkiisa beer-falka.

Halkan hoose haddaba ka daawo sheekada halyeygan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments