crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> July | 2022 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: July 2022

La-yaab: Sheekada Wiilkii la baxay Xarfaha Alifbeetada ee ABCDEF.

MUQDISHO (HN) — 12 jir ku nool gobalka Sumatra, dalka Induniisiya ayaa ka yaabiyay caalamka kaddib markii la ogaaday in magaciisa dhabta ah la yiraahdo ABCDEF GHIJK – oo ah xarfaha alifbeetada. Isaga oo ka qeybgalayay arahsi ama dalxiis gaaban oo ay soo agaasintay Maura Enim, waxaa ka qeybgalayaasha la-yaab ku noqotay inay maqlaan magaca da’yarkan oo loogu yeerayo Abcdef ...

Read More »

Jaceylkii dhex maray Sac iyo Haramcad + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Muuqaal aad u baahay oo ku saabsan sac iyo haramcad si ramasho leh isku weheshanaya meel kamid ah miyiga fog ee Hindiya ayaa lama filaan iyo la-yaab sunniyaha dheygag lala taago ku noqday dad badan kuwaas oo is weydiiyay sida uu kalgacal ku dhex mari karo labo aan isku dhigmin ama aan la isku qaadi karin. Meesiga ...

Read More »

Xaafadda Qof walba uu Xarig ku dulsocon karo + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Xaafad yar oo dhacda koofurta Ruushka waxay magac ku heshay dhaqanka ah ku dul-socoshada xarigyada. Dadka Degestan yar iyo weyn intuba waxaa caado u ah inay ku kor socdaan xariga. Qof walba ugu yaraan wuu yaqaan sida la iskugu dheelli-tiro ku socoshada xariga dushiisa. Xaafadda Tsovkra cidna ma oga sida uu dhaqankani uga bilowday, laakiin qarni ku ...

Read More »

Maqaayad – Maalmihii Ciidda – Cunnooyin bisil u qeybisay Darbi-jiifta iyo Danyarta baahan.

MUQDISHO (HN) — Ciidul-Adxa sideedaba, si lamid ah Ciidda kale ee Fitriga, waa maalmo farxad, damaashaad, deeqbixin, booqasho iyo isu-bixid ah. Qof kasta oo Muslim ahna laga rabo inuu weji furan ku qaabilo ugu yaraan walaalkiisa Muslimka ah oo hadyadaha iyo siinta la iskugu deeqo si isjaceylku u biiro. Laakiin, geesta kale, waa maalin ay mudan tahay in kuweenna baahan ...

Read More »

Daawo – Eeyga sida Dadka ugu socda ‘laba lugood’.

MUQDISHO (HN) — Bani-aadanka oo qura ayaa Eebbe ku galladay awoodda qumaati socodka. Wuxuuna Ilaahay siiyay abuur ka duwan noolaha intiisa kale – marka laga yimaado garashada iyo mas’uuliyadda – kaas oo ah inay iyaga oo qura awoodi karaan inay ku socdaan labo lugood. Laakiin uma baahnid inaad bani-aadam noqotid si aad sidooda oo kale ugu socotid. Taasi waa farriin ...

Read More »

Webiga ugu ‘Dhuuban’ Caalamka+ Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Hualai River oo ku yaalla dalka Shiinaha waxaa ilaa hadda loo og yahay inuu yahay webiga ugu dhuuban caalamka oo meeshiisa ugu ballaaran ballac ahaan ay la’eg tahay ama dhan tahay in yar oo centimerro ah. Webiga Amazon waa kan ugu ballaaran baaxaddiisa labada dhinac oo ay isku jira fogaan dhan lix meyl (6 mile) marka uu ...

Read More »

Sababta ‘Nin loo xiray Shan jeer’ Saddex Maalmood gudahood.

MUQDISHO (HN) — Nin Shiinees ah ayaa toddobaadkii ugu xumaa noloshiisa la kulmay kaddib markii la xiray shan jeer saddex maalin gudahood – isaga oo lagu qaldayo qof maxbuus ah oo aad ugu eg weji ahaan iyo jir ahaanba. Sannadkii 2021, dambiile lagu magacaabo Zhu Xianjian ayaa maareeyey inuu ka baxsado xabsiga. Maamulka gobalka iyo tan degmadana waxay heegan ugu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!