crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> July | 2022 | HimiloNetwork | Page 6

Monthly Archives: July 2022

iPhone webi ku dhacay 10 bil kahor oo la helay isaga oo shaqeynaya!

MUQDISHO (HN) — 10 bilood kahor ayaa iPhone-kii uu sitay kaga dhacay webi ku yaalla dalka England waxaase yaab ku noqotay inuu usoo celiyay isaga oo weliba shaqaynaya qof kale oo soo helay. Bilowgii bishan,  Miguel Pacheco wuxuu qoyskiisa kula mushaaxayay webiga Wye ee Cinderford, Gloucestershire, markii uu indhaha ku dhiftay wax buluug u eg oo biyaha ku dhex jira. ...

Read More »

Koofi la iskaga difaaci karo Kaneecada oo lasoo saaray! +Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Shirkad Japan ku taala ayaa iibinaysa koofi laga sameeyey nuuc cayayaan oo halis ah marka ay timaado ugaarsiga oo la tilmaamay inay difaac u tahay kaneecada. Mana lahan wax kiimiko ah. Cayayaanka dragonflies la yiraahdo waa nuuca ugu ugaarsiga badan ee disha noolaha ilma-aragtida ah oo 95% awoodi kara inay haleelaan bartilmaameedkooda. Waana sirta ka dambeysa hal-abuurka ...

Read More »

Japan oo soo saartay Guryo ku dul sabeyn kara biyaha korkooda iskana difaaci kara biyaha +Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Horumariye kamid ah dhismaha mashaariicda guriyeynta oo lagu magacaabo  Ichijo Komuten ayaa dhawaan soo saaray guri aan kaliya biyaha u gegsan karin balse awoodi kara inuu ku dul sabeeyo. Fatahaadaha ka dhasha roobabka da’a waxay dhibaato weyn u horseedaan dhismayaal badan oo dadka degan ku qasba inay barakacaan. Dadaallo badan oo looga gol leeyahay in xal waara loo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!