Monthly Archives: July, 2022

Digaagad sida dumarka loo qurxiyay +Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney ku nool Shangai, dalka Shiinaha ayaa hadalheyn badan ka abuurtay baraha bulshada Shiinaha kaddib markii ay digaaga la dhaqdo ee...

Nin sabab la yaab leh u gubay Kaniisad.

MUQDISHO (HN) -- Dalka Ruushka tuulo ku taalla, waxaa dadka degaanka ay qadyaan ka joogeen gubashada kaniisadda ay ku cibaadeystaan. Toddobaadkii tagayna, kaliya ma...

Gaarigii ugu horreeyey oo Bas iyo Tareen isku ah oo lagu sameeyey Japan +Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Gaari nuuca DMV (Dual mode vehicle) oo ku socon kara laamiyada iyo dhabbe-bireedyada ay tareennadu ku socdaan ayaa lagu sameeyey dalka...

La kulan – Muslimkii – si uu u xejiyo – lug uga soo tagay London kuna yimid Makka.

MUQDISHO (HN) -- Muslim u dhashay dalka Britain ayaa safar lug ah oo uu kaga soo dhaqaaqay London wuxuu toddobaadkan ku yimid magaalada barakaysan...

Sucuudiga oo sannadkan qorsheynaya in Xajku noqdo mid deegaan-la-jaal ah ‘eco-friendly’.

MUQDISHO (HN) -- Xilli boqollaal kun oo Muslimiin ah ay kusii jeedaan gudashada Xajka, Sucuudiga ayaa dadaal ugu jira inuu soo dhawayn deegaan la-jaal...

Laacibka Nigeria oo deeq lacageed siinaya dadka gaaraya 5,000.

MUQDISHO (HN) -- Rajanta ajar Ilaahay agtiisa ah, laacibka xulka qaranka lagu naaneyso Gorgorrada Waaweyn, Ahmed Musa oo kabtan u ah dalkiisa Nigeria ayaa...

Sucuudiga oo markii ugu horreysay xujeyda siin doona adeeg caafimaad.

MUQDISHO (HN) -- Sucuudiga ayaa markii ugu horreysay soo kordhiyay adeeg caafimaad oo xujeyda sannad kasta soo xajinaysa u fududeyn doona in si dhib...

Daawo – Tartanka lagu dhex legdamo baabuurta.

Muxuu yahay Car-jitsu oo kamid ah hababka cusub ee dadku u legdamo? Maxaase xiisa ah oo ku jira legdankaas? Muuqaalka hoose kaga bogo. https://youtu.be/adTdkIP5aAk

Car-Jitsu – Legdanka lagu qabto gudaha Baabuurta.

MUQDISHO (HN) -- Aalaaba kuwa legdama waxay isku balansadaan meel bannaan ama barxad. Laakiin way adag tahay inaad ku dhex legdantid gudaha gaari. Balse...

La kulan – Haweeneyda ugu caatada badan Shiinaha.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 30 jir ah oo ku nool Shiinaha ayaa dalkeeda ka noqotay hadalheynta qofka ugu caatada ama ugu weydnimada badan kaddib...

Most Read